Monday, January 25, 2010

Magaalada Diraa Dhabe: the home of the Dir people

""Magaalada Diraa Dhabe oo ah dalka Gurgure Madaxweyn Dir, isla Markaana hooy u ha walaal hood Ciise Madoobe Dir- Akisho Madaxweyne Dir. Ali Madaxweyne iyo Madaluug Dir Gadabuursi = waa meeshuu Maahe Dir Xiniftire oo Dhalay--Bimaal, Isaaq, Gaadsan iyo Surre (Qobeys iyo Cabdalle Mahe Dir) ka soo wada farcameen. Dabruube iyo Bajimaal

Diraa Dhabay- waa meeshuu waranka ka taagay Dir; maanta Tigree Amxar iyo Oromo ayaa kugu haysta.

dhageeyso Xabashigaan Dir Dir ta ka yeereysa

Direey hurdada ka kac- caashimadahaaga Merka, Galool, Toofiq, Galgaduud (Xeraale, Bacadweyn, Cammaara,Galkacayo)Nageele, Erer Dira dhabe Djabouti Zailac Hiiraan Doolow Luuq Jamaame Qoryooley Hargeysa Ceeri Gaabo Gibiley Nusdariiq, Babiley Harrar Faynbiiro Marsabit Ceelwaaqa (Quranyo Maxammed Darawa=Farkisho iyo Asarre  Kaliye) Awdeegle iyo Boorame Boon bal ka fikir Direey

Blog Archive