Wednesday, December 12, 2018

1969kii Gollihii Kacaanka Somalia Waxaa Ciise Madoobe Dir Ugu Jiray : Faarax Wacays Dhuule Oo Horoone Ciise Ahaa


KACAANKII 21kii OKTOBAR 1969.
Jeneral Maxamed Siyaad Barre iyo koox askar ah ( 25 ) ah oo uu hogaaminaya ayaa wadanka inqilaabay, iyaga oo nimankii Baarlamaanka hore ugu jiray badankoodi xidhxidhay. Muddo yar dhexdeedna  waxa ay ku dhawaaqeen inaan dastuurkii hore ee wadanka lagu dhiqi jiray la tirtiray , waxayna kala ahaayeen;
                                                           
Tiro magac
1.Maxmed Siyaad Barre      
 Derejada
S/Gaas           
 Qabiilka
Mareexaan           
 Jilibka
Reer Diini        
2. Jaamac Cali Qoorsheel S/Gaas  Warsangali Cumar
3.Maxamed Caynaashe Guuleed S/Guute  Habar Yonis Reer Caynaashe
4.Xuseen Kulmiye Afrax S/Guute  Abgaal Wacaysle
5.Salaad Gabayre Kadiye G/Dhexe  Abgaal Wacaysle
6.Axmed Saleebaan Cabdalle Gaashaanle Dhulbahante Maxamuud Garaad
7.Maxamed Sheekh Cusmaan G/Dhexe  Muruursade Sabti
8.Maxamuud Maxamed Mire G/Dhexe  Ogadeen Reer Cabdulle
9.Maxamed Cali Samter G/Dhexe TUMAAL TUMAAL
10.Maxamed Cali Shire Gaashaanle  Dhulbahante Maxmuud Garaad
11.Ismaaciil Cali Abokor Gaashaanle  Haber jeclo Samane Abokor
12.Cabdalle Maxamed Faadil G/Dhexe Carab Yamanai
13.Maxamuud Gelle yousuf Jeneraal  Majeerteen Cismaan Maxamuud
14.Cali Mataan Xaashi G/Dhexe  Mareexaan Reer Diini
15.Axmed Maxamuud(Qoorweyne) G/Dhexe Abgaal Harti Abgaal
16.Axmed Maxamuud (ina lax was) Gaashaanle Habar awal Ciise Muuse
17.Muuse Rabiile Guud Gaashaanle Gadabuursi Maxamed Case
18.Axmed Xasan Muuse Dhamme Haber Jeclo Maxamed Abokor
19.Maxamed Cumar Jees Dhamme Ogadeen Reer Isaaq
20.Cusmaan Maxamuud Jelle Dhamme Xawaadle Cabdale
21.Abdulrisaaq Maxamuud Abubakar Dhamme Majeerteen Cumar Maxamuud
22.Abdulrisaq Xaji ( Masalle ) Dhamme MareexaanGuuleed Faarax
23.Bashiir Cilmi Yousuf Gaashaanle Habar Gidir  Sacad
24.Faarax Wacays Dhuule Dhamme Ciise Horoone
25.Cabdi Warsame Isaaq G/Dhamme Dir Gaadsan

Daawo: Madaxweynaha KGS Iyo Beesha Biimaal Oo Caawa Kullan Xasaasi Ah Ku Dhexmarey Madaxtooyada On Oct 23, 2016

04http://idalenews.com/archives/64315

https://somalipressonline.com/dhageyso-maxamed-xasan-fiqi-waxaan-joojineynaa-colaada-marko/

DHAGEYSO: Maxamed Xasan Fiqi “Waxaan joojineynaa colaada Marko” August 16, 2017 ( Biimaal Mahe Dir)

Baydhabo-(SPO)- Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa uu sheegay in uu wado qorshe ku aadan sidii wax looga qaban lahaa colaada iyo dhibaatada ka taagan magaalada Marko ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose.
Wasiirka Beeraha maamulka Koonfur Galbeed Maxamed Xasan Fiqi ayaa sheegay in ay wadaan Wasaaradaha qaar ee Koonfur Galbeed qorshe dib u heshiisiin loogu sameynayo shacabka Shabeellaha iyo sidii wax looga qaban lahaa arrimaha Abaaraha.
Wuxuu kaloo sheegay Maxamed Fiqi dhibaatooyinkii ka dhacay Shabeellaha Hoose gaar ahaan Marka in ay sababtay in dadka qaar ay u barakacaan magaalada Muqdisho, kuwaasi oo gabaadsi doontay, iyo nolol wanaagsan oo ay raadsadaan.
Maxamed Xasan Fiqi Wasiirka Beeraha maamulka Koonfur Galbeed ayaa sidoo kale sheegay Dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka in ay qeyb ka yihiin xasilinta magaalada Marko iyo guud ahaan gobolka Shabeellaha Hoose.
Warbixin dhowaan ay soo saartay Hay’adda Human Rights Watch ayay ku sheegtay dagaalyahanada Al-shabaab in ay qafaasheen dad rayid ah, dhaceen xoolo, islamarkaana dab qabadsiyay guryo taasi oo keentay in dad ka badan Shan iyo Toban Kun ka barakacaan guryahooda.
Gobolka Shabeelaha Hoose oo ka mid ah gobolada ugu wax soo saarka badan ee Soomaaliya ayaa mudo dheer waxaa ka socday Dagaalo u dhaxeeya Maleeshiyo beeleedyo iska soo horjeeda, Ciidamada Dowladda Federaalka, Ciidamada AMISOM oo dhinac ah iyo kuwa Al-shabaab, laakiin saameynta ugu weyn waxaa ku yeeshay Dagaalka laba beelood oo awooda gobolka iksu heysta.

Blog Archive