Sunday, December 2, 2012

The Suure Dir Clan and Their Claims of Arab Origins-Also the Afar Dir Relations

The Dir Suure clans claim Dir was the Son of Aji Aqiil ibnu Abi Taalib




The Suure Dir who have well respected Fiqis Islamic jurisprudence scholars and who have been instrumental in religious studies in many part of Somalia claim descent from Aqiil Ibnu abi Taalib and the claim in the first Hijra many Ashaab well know figures like :



84 males and children and women including-- Uthman ibnu Affan 3rd Caliph and SAW's son in law Ruquyya daughter SAW Abdul Rahman Bin Awf Zubeyr Bin Al awwam and Gafar Bin Abi Talib(read suratal Maryam 19 and his wife sahla Amar and khalid sons of said bin al As Abu Hudayfa b Uthman mazum his wife sahla wife Umm Salama bint Abi Umaayya all three amoung ten who were promised heaven.



The Suure claim this is in the: biographer Ibnu Hisham .while others claim only 33 come.



The Afar or Dankalis of Djibouti and Eritrea



The ruling house of the Afar Assayo Marre and their king Ali Mirre claim the Madoobe Dir Issas are cousins to Afar because the Afar claim direct descent from One Harmalis Jacfar ibnu Abi Taalib a cousin of the Samaale clans claimed ancestor Aqiil ibnu abi Taalib



Fanaanadda Saynab laba dhagax oo Muqdisho ka dhigaysa Barnaamijyo lagu wacigelinayo Dhalinyarada






Jimco, November 30, 2012 (HOL) —Fanaanadda caanka ah ee Saynab Maxamed Cumar Laba Dhagax ayaa maanta muqdisho soo gaartay kadib safarro ay kusoo bixisay dalalka Kenya iyo Uganda.



Fananadda oo haatan madax ka ah ururka lagu magacaabo Ururka wacyigelinta dhalinyaradda iyo dib u soo nooleynta fanka Soomaliyeed ayaa waxaa garoonka caalamiga ah ee Muqdisho si diiran ugu soo dhaweweyay masuuliyiin ka tirsan dawladda Soomaliyeed.



Fananadda oo wareysi kooban siisay saxaafadda ayaa sheegtay inay u timid Muqdisho sidii ay u wacyegelin lahayd dhalinyaradda Soomaaliyeed ee maskaxda laga marin habaabiyay iyo sidii ay dib ugu soo nooleyn lahayd fankii Soomaliyed ee 22-kii sanno ee la so dhaafay ku burburay si uu mar kale cagihiisa iskugu taago fanka Soomaaliyeed.







Fanaanadda ayaa sheegtay in inta ay joogto magaaladda Muqdisho ay sameeyn doonto barnaamijyo wacyegelin ah oo ay u soo bandhigeyso bulshadda Soomaaliyeed, kuwaasi oo qeyb ka qaadan doono taageeradda dawladda federaalka Soomaaliya iyo sidii bulshadda Soomaliyeed loogu abuuri lahaa waddo nabadeed iyo wadaniyad dhab ah.



Fananadda caanka ah ee Saynab Maxamed Cumar laba dhagax ayaa intii ay ku sugneeyd magaaladda niayrobi iyo magaaladda kamballa waxay sheegtay inay halkaasi ka dhaigtay barnaamijyo wacyegelin ah oo lagu gubaabinaayo bulshadda Soomnaliyeed ee ku dhaqan dalalkaasi.



















Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online

maxuseen@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya













Blog Archive