Monday, September 19, 2011

CIBAADEYSIGA SUUFIYADA (MA BIDCA MISE SAX )

CIBAADEYSIGA SUUFIYADA (MA BIDCA MISE SAX ?











DAGAALO GALKACAYO IYO GALKACAYO

DAGAALO GALKACAYO








MAGAALADA GALKACAYO










SAWIR LACAGTA DOWLADA DJABUUTI



Marxuum Col. Cabdi Warsame Isaaq





INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN
Waxaa bishan September 10, 2011 ku geeriyooday magaalada London ee dalka Britain Marxuum Col. Cabdi Warsame Isaaq. Marxuum ayaa ahaa nin magac iyo taariikh dheer ku leh dalka Soomaaliya, wuxuuna ka mid ahaa dadkii dhaliyey kacaankii uu hogaaminayey Maxamed Siyaad Barre.

Waxaa geeridiisa la ogeysiinayaa dhammaan eheladiisa meel kasta oo ay joogaan. Waxaanan ilaaheey uga baryeynaa in uu jannadii farduusa ka waraabiyo, dhammaanteyna samir iyo iimaan allaha naga siiyo. AAMIIN…AAMIIN….AAMIIN.

GADSAN

Blog Archive