Saturday, September 2, 2017

Abtirsiinyada Quranyo Maxamed Xiniftire Mahe Dir

Image result for quranyow


Image result for quranyowRelated image



Image result for quranyow



Image result for quranyow



Boy on Abtirsi forum, Quranyow is Dir
http://www.abtirsi.com/forum/viewtopic. ... irsiLang=1

Girl on Ummahforum, Quranyow is Dir. 
http://www.ummah.com/forum/showthread.p ... Arab/page2

Another source stating Quranyow is Dir in ancestry. 
Image

Along with the source on the first page I already shared.
Image

BEESHA Bahdir oo u dooratay Burhaan Boqor Muuse Boqorka Beelaha Daarood (Sawirro)

BEESHA Bahdir oo u dooratay Burhaan Boqor Muuse Boqorka Beelaha Daarood (Sawirro)

1Boosaaso(RBC Radio) Shir ay ku yeesheen beelaha Bahdir (19.12.2013) gudaha magaaladda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayey ku sheegeen in Boqorka Beelaha Daarood u doorteen Boqor Burhaan Boqor Muuse.
Shirka oo ka dhacay hoyga Madaxweynihii hore ee Puntland Gen Maxamuud Muuse Xirsi (Cadde) ayaa,waxaa goob joog ahaa aqoonyahanka,odayaasha ,waxgaradka ,siyaasiyiinta Beelaha Bahdir,kuwaas oo isku raacay in Burhaan yahay boqor Daarood.
Waxaa shirka lagu taageeray tallo soo jeedin ay soo gudbiyeen Beesha reer Yuusuf Cismaan Boqoree (Cismaan Maxamuud),taasoo ahayd in Boqor Burhaan Boqor Muuse laga dhigo Boqorka beelaha Daarood .
Shirka oo u furay Nabadoon Maxamed Cumar Boqor kuna hadlay magaca reer Yuusuf Cismaan Boqor ayaa xubnihii madasha joogay usoo gudbiyey go’aankii ay reer Yuusuf Cismaan Boqor ku gaareen in Boqorka Beelaha Daarood laga dhigo Boqor Burhaan Boqor Muuse.
3Sidoo kale Caaqil Axmed Kheyr Siciid Yuusuf Boqor ayaa sheegay in go’aankan ay u dhanyihiin waxgaradka,aqoonyahanka,siyaasiyiinta iyo nabadoonada reer Boqor,wuxuuna intaas ku daray in Bulxan Boqor Cismaan oo ah ninka ugu da’da weyn beesha reer Yuusuf Cismaan uu si weyn u taageersanyahay go’aankan.
4
Xubnaha reer Yuusuf Cismaan (Reer Boqor) ee go’aankan soo jeediyay ayaa kala ahaa.
1-Bulxan Boqor Cismaan
2-Nabadoon Maxamed Cumar Boqor
3-Caaqil Axmed Khayr Saciid Yuusuf Boqor
4-Gen. Cadde Muuse Xirsi Boqor
5-Liibaan Muuse Boqor
6-Axmed Maxamed Maxamuud Boqor(Bucuf)
7-Shaaquuf Maxamuud Maxamed Boqor
8-C/rashiid Ismaaciil Boqor
9-Liibaan Boqor Muuse
10-C/qaadir Boqor Muuse
11-Siciid Khaalid Yuusuf Boqor
5
Xubnaha Bahdir ee go’aanka taageeray
1-Axmed Ismaaciil Ciise
2-Maxamed Macalin
3-Nabadoon Siciid Cismaan Cumar
4-C/qaadir Aw-Yuusuf
5-Nabadoon Axmed Muuse Qoolif
6-Maxamed Yuusuf Madoobe
7-Nabadoon Maxamed Siciid Shaarbo
8-Cali Hiirad Maxamed Cali
9-Hilaal Cabdi Xaaji
10-Dr Nuur Maxamed Nuur
11-Maxamed Cabdulaahi Cumar(Casaro)
12-Maxamed Faarax Fatariini
13-Axmed Hiirad Maxamed Cali
14-Nabadoon Dayib Faratol
15-Cali Kilwe Cismaan Samatar


http://www.raxanreeb.com/2013/12/beesha-bahdir-oo-u-dooratay-burhaan-boqor-muuse-boqorka-beelaha-daarood-sawirro/

Blog Archive