Sunday, May 27, 2018

Beesha Barsuug Dir: Somali Dir Clan Barsuuk - Somali and English




Beesha Barsuug waa beelaha Direed ee dagan inta u dhexeysa Haraar ilaa magalada Jigjiga. Qoraaga weyn ee Richard Burton buugisa First Footstep ayuu ku xusayaa beesha Barsuug Dir iyo dagalada sadex geeska ay ku hayaan Barsuuga sedex beelood oo ku wareegsanaa Barsuuga.




Sidoo kale qarnigii 15 naad buuga Fatuhal xabash ayaa ku tilmaamay beesha Barsuug iney yihiin beelaha ugu waaweyn ee cidamadii Axmed Ibrahim Axamed Gurey ay ka mid ahyeen.


The Bursuuk or also written as Barsuk or Barsuq or Barsuug (Somali: Barsuug, Arabic: برسوق ) is a clan belonging to the major Dir clan family. They largely live in Ethiopia, in the Somali region, especially around the ancient city of Harar and in between the city and Jigjiga.[1][2]




Richard Burton described the Bursuk as one of the Somalis of the mountains who derive themselves from Dir. He explained in 1854 that they were at war with 3 different clans or tribes, of which the Girhi, the Berteri and the Gallas who are known today as Oromos.[3]

The Barsuuk are mentioned in the chronicle of Fatuuh Al Habash in the 15 century as one of the Somali Dir Clans who fought along side Ahmed Ibrahim Gurey. See: Futuh Al-Habasha: The Conquest of Abyssinia (Futuh Al-habasa)  by Sihab ad-Din Ahmad bin Abd al-Qader bin Salem bin Utman (Author)


The Bursuk are a small Dir tribe to the east of Harar and are mainly cultivators. According to Burton, payment of blood-compensation is unknow amoungst them and fighting does not give rise to the interminable feuds. (1) 


The Dir-Madaxweyne Akisho, along with the Gurgura, Issa and Gadabuursi subclans of the Dir represent the most native and indigenous Somali tribes in Harar.

The city Dire Dawa was originally called Dir Dhabe and used to be part of Adal Sultanate during the medieval times and was exclusively settled by Dir which is a major Somali tribe and after the weakening of Adal Sultanate, the Oromos took advantage and were able to penetrate through the city and settle into these areas and also assimilate some of the local Gurgura clan.


The Dir clan used to be the predominant inhabitants of Hararghe Highlands in the medieval times until the weakening of Adal Sultanate the opportunist Oromos took advantage of the crippling state and decided to invade and occupy the Haraghe Highlands and assimilate the local native Somali population which were Jarso, Akisho, Gurgura, Nole, Metta, Oborra and Bursuk who were all sub-clans of Dir a major Somali tribe and were later confederated into Oromo tribe, the Afran Qallo clan. 


The Somalis, principally the Dir clan used to inhabit the Awash River. The Afars were mostly concentrated in the Red Sea and the Lake Abbe while Somalis during the medieval times inhabited Awash river which was back then called "Webiga Dir" named after its tribe. After the weakening of Adal Sultanate, the Somalis left Awash river and allowed Afars to settle in Awash river to serve as a buffer zone between the Somalis and Abyssinians.





1^ Lewis, I. M. (1998-01-01). Peoples of the Horn of Africa: Somali, Afar and Saho. Red Sea Press. p. 26. ISBN 9781569021057.


2. ^ Division, Great Britain War Office Intelligence (1941-01-01). A Handbook of Ethiopia. publisher not identified. p. 55.


3. ^ Burton, Sir Richard Francis; Speke, John Hanning; Barker, William C. (1856-01-01). First Footsteps in East Africa: Or, An Exploration of Harar. Longman, Brown, Green, and Longmans. p. 279.
4. Futuh Al-Habasha: The Conquest of Abyssinia (Futuh Al-habasa)  by Sihab ad-Din Ahmad bin Abd al-Qader bin Salem bin Utman (Author)



 Image result for first footsteps in east africa

Saturday, May 26, 2018

QURANYOW MAXAMED XINIFTIRE (GARRE)

Waa nasiib Daro in Quranyow Maxamed Raxanweyn u dhex milmeen, ogow se in ay yihiin Mahe Maxamed Xiniftire Dir



QURANYOW MAXAMED XINIFTIRE (GARRE)


Bari hore ayaa waxa Quranyow oo ka timid " naaneys" kii Quranka wax ku daweeyay ama " Quraamiyow" waxa uu la kulmay nin odey ah oo la oran jiray Tuuf oo ahaa ina Gardheere Samaale iyo Gabar uu dhalay oo xanuunsaneysa, waxaa la yiri Quranyow oo ahaa nin sheekha ayaa Tuuf wuxuu u daweeyay gabadhisi Makko ee xanuunsaneysay. Halkaan xiriir ayaa ka abuurmay oo Quranyow oo Gadhleh iyo nanaysta Quranyow u baxday iyo Tuuf Gardheere Samaale iyo walalkii Umaacia ayaa wada xididay kadibna sameystay xiriir xididnimo iyo walaal nimo ka dib markii ay galeen xilli ay Booranta Oromo iyo Arsi ay hoos galeen.

Gadhle ( Quranyow) Maxammed Xiniftire waxa uu guursaday Mako oo u dhashay Laba wiil oo ah Ilma Quranyow:

Furkesho ( Furkisho) oo dhalay 7 wiil Hoodkooy, Huredeeq, Daarawa, Birkaya, Hooytare, Kalweesh, Suubukitre.

Iyo Asaare oo Furkisho walaalkiis ah oo dhalay Baana iyo Kiliye. Waana ilma Xiniftire Maahe Dir. Quranyowga wexey sheegan Tuuf oo Sodog u ahaa Quranyow islamarkaan dhihi jiray Adeer baan kuu ahay iyo Quranyow in ay dhaxalka isku darsadeen oo uu Tuuf xoolihiis u dhiibay Quranyow Gaare kuna yidhi wilashiisi sidii Suul Goroyo Gaabta hadii aad ka hadhaan wiilkan adeerka u ahay qabana qabadheyda.

DADKA GARE WAA LABO:

1) Midi waa Tuuf waana Tuuf Gardheere Samaale: Gardheere wuxuu dhalay Garre iyo Umaacia

TuuF wuxuu dhalay labo wiil:

Ali ( Afarta Gember Ali) iyo Adoola (Afar Reer Muug)

Ali wuxuu dhalay: Tawulle, Kaluula, iyo Subdhaw

8da Adoola



Adoola wuxuu dhalay Qalweyn, Odomai, Kalmassa, Bursani, Tubadi, Reer Mug, Maid, Maqaabil,


2) Qeybta Badan ee Dadka Garre Waa Dir oo waa Quranyow Maxammed Xiniftire


Qarnigii 1500 ayaa waxaa Konfurta Somalia u hayaamay beelo Maxammed Xiniftire ah oo ay Ka mid yihiin Biimaal, Badimaal, Gadsan iyo Quranyow Maxammed Xiniftire oo ay walaalo yihin beelaha Isaaq, xiligan waa xiligii Axmed Gurey Cidamadiisi ay Jabiyeen Amxaarada Kiristanka ah oo Adeegsaneysa hubkii PORTAQEESKA IYO QIBTIGA (COPTICS OF EGYPT) MASAR.

Waxaa ay rumeysanyihiin Garraha qeybt Gardheere Samaalaha ah Tuuf ( Adoole iyo Ali) in ay Quranyoow maxammed xinftire Adeer u yihiin oo ay isla dhaqmeen, mid noqdeen kadib markii ay hoos galeen xukunkii Gaalada- Oromada ah ee Booran iyo Aruuso.

Waxaa ay sheegan in: Quranyow Maxammed oo Dir ah kana ah Maxammed Xiniftire Mahe Dir rumeysana in ay la dhasheen Biimaal Maxammed, Bajimaal Maxammed iyo Isaaq Maxammed iyo Madaluug Maxammed oo ay Quranyowgu dhahaan waa ina Xiniftire.

Say doontaba ha ahaatee, Gardheere Samaale wuxuu dhalay Tuuf iyo Gabadh la oran Jiray Makko, Quranyow Maxammed oo Sheikh Quraan ah ayaa Gardheere la kulmay oo gabadhisi xanuunsaneyso, Quranyow ayaa sheikh Quraan ahaa oo Saaray Quraan. Odeygii Gardheere Samaale oo dhalay Tuuf Gardheer, Garrena ah waxaa uu ugu yeeri jiray Quranyow Adeer sababta oo ah waa ka fil weynaa Dir oo Samaale ayuu toos u gali jiray.

Quranyow markii uu daweyay gabadhii Mako eey walaalaha ahayeen tuuf waxaa u hirgashay inuu yahay sheikh wax Quraamiya, Odeygii Tuuf abihii wuxuu siyay Mako oo ah gabadhii u dhalay.

Quranyow oo la baxay Aw Qurraanyo noqdayna sheeikh weyn ay Oromada Gaalada ah ee Boranta dhex dagay iyo Raxanweynta Digil.

Quranyow wexey u kala baxaan: Furkisho (Forkisho) iyo Asarre.

Waxaan ay diidaan in ay yihiin dadka ay ku milmeen sida Raxanweynta Bay iyo Boranta NFD. Marka, Tuuf iyo Quranyow walaalo ma noqon karaan ayay yirahdan Quranyowga waayo hadii ay walaalo yihiin sidee buu u guursaday Quranyow gabadha Makko ileen Walaashi abe iyo hooyo dhaleen ma geeyee.



Father: Tuf   Deili  Omar

In the book Identities on the Move: Clanship and Pastoralism in Northern Kenya By Gunther Schlee, page 28. He stresses that the Kuranyo(Quranyow) section of the Garre are of a different descent. He mentions them to be uterine related to the Make Tuf, but are of a different descent.


 Abdu-l-Mutallib

 Abu Talib

 Aqeel

 Samaale

 Irrir

 Dir

 Heneftir

 Mohamed

 Kuranyo(Quranyow of the Garre)

Children sired by Quran   Mahamed  Hanaftire

1.Furkesha   Quran  Mahamed

2.Assarei   Quran  Mahamed


Siblings (mother not known)

1.Ali   Tuf  Deili

2.Adola   Tuf  Deili
 
http://www.fao.org/fileadmin/user_upload/drought/docs/COOPI%20-%20Cross-border%20Pastoral%20Migration.pdf


The Garre are divided into the Tuff and Quranyowa sub-clans. While the Tuffs are further divided into the Ali and Adola groups, the Quranyow are divided into the Asare and Furkesha.

Their main urban centers in Kenya include Mandera, Moyale Takaba and El Wak.
The general migrations of the Garre clan is within the ranges of Mandera Central to either Elwak district in Somali and westwards to Mandera West, some parts of Banissa district in Northern Kenya and Moyale and Hudet Woredas in Southern Ethiopia.
 Then he (Quran) fathered two sons, Furkesha and Assaree. Assarree.had two sons, Bana and Kiliya.
 Furkesha, the brother of Assarre , had seven sons, they were Hodkoya, Birkaya, Hoytra, Darawa, Kalwesha, Hurdeq and “SUBUKITRE”.

Also, the second half of the Gharri branch is Tuf. Tuf is believed to be the uncle and father in law’s of Quran or quranyow, and he had two sons, Ali and Adola. Adola had eight sons. They were Kalwina, Kalmassa, Bursuni, Odomai, Maqabille, maid, Rer Mug and Tubadi.

 Maay Speaking Darawa Quranyow Maxamed

Tuesday, May 22, 2018

Beesha Surre Dir -Liiska xildhibaanada Aqalka Sare ee Galmudug, Xisbiyadooda & Beelaha ay kasoo jeedaan.


Liiska xildhibaanada Aqalka Sare ee Galmudug, Xisbiyadooda & Beelaha ay kasoo jeedaan.


Waxaa soo gabagaboobay doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Baaralamaanka Soomaaliya kasoo galaya maamulka Galmudug oo ka koobnaa 8 xubnood.
Doorashada oo ahayd tii ugu horeysay ee ka dhacda Soomaaliya, waxay ku qabsoontay jawi degan oo Baarlamaanka Galmudug si hufan uga soo dhalaalay kaalintiisii, waxaana ku soo baxay 8 xildhibaan.

Hadaba waxaa halkan idinku soo gudbineyna magacyada xubnaha Aqalka sare ee Galmudug metalaya iyo beelaha ay ka soo jeedaan iyo kooxaha siyaasadeed ee ay taageersan yihiin:-

1- Abshir Maxamed Axmed (Abshir Bukhaari) Kursiga Beesha reer Xaaji Saleebaan H/gidir – Waa ganacsade raadraac saxafi leh, hore u soo noqday gacan-yarihii Madaxweyne Sheekh Shariif, wuxuuna ka tirsan yahay kooxda Aala-sheekh.

2- Jen. Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid — Beesha Sacad H/gidir – Waa madaxweynihii hore ee Galmudug iyo hogaamiye kooxeed hore, wuxuu hore u soo noqday taliyihii hore ee Booliska Soomaaliya- taageero ahaan wuxuu taageersan yahay madaxweyne Xasan Sheekh, inkastoo aanu ka mid ahayd kooxda Damjadiid

3- Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhegdheer) — Murusade – Waa xildhibaan hore iyo ganacsade siyaasadeed, wuxuu isbaheysi hoos kula jiraa madaxweyne Xasan Sheekh, taasoo keentay inuu xilkan ku soo baxo.

4-Yuusuf Geelle Ugaas — Beesha Duduble – Waa xildhibaan hore, soona noqday wasiir ku xigeen dowladii KMG ahayd, haddana wuxuu gacan-saar la leeyahay Xasan Sheekh.

5- Zamzam Dahir Maxamuud — Beesha C/raxmaan Saleebaan Waceysle – Waa xubin ka tirsan xisbiga PDP ee Xasan Sheekh

6- Jawaahir Axmed Cilmi — Beesha Cayr H/gidir – Waxay ahayd xildhibaan ka tirsan federaalka oo gacan-saar la leh madaxweyne Xasan Sheekh.

7- C/waaxid Cilmi Goonjeex — Beesha Mareexaan. Waa siyaasi, soo noqday wasiir iyo kusime Ra’iisal wasaare, waana shaqi dhexdhexaad ah.

8- Abuukar Axmed Xaashi — Beesha Dir – Waa xubin ku cusub siyaasadda oo madax bannaan.



Akrriso Liiska Magacyada Xildhibaanada Cusub Ee Galmudug & Qabiilada Ay Kasoo Jeedaan

June 21,2015 Muqdisho(Cadceed)-Gudigga Farsamadda Maamul u sameynta gobollada dhexe ee Somalia ayaa goor-dhow Shaaciyay 60-xildhibaan oo ka mid ah Golaha Xildhibaannada ee uu maamulkan yeelanayo.

 


No
Magaca
Beesha
Degmadda
1
Maxamed Mire Axmed
Madhibaan
Dhuusamareeb
2
Maxamed Xassan Xuseen
Madhibaan
Cadaado
3
Khadiija Cadaan Jimcaale
Tumaal
Ceeldheer
4
Cabdulqaadir Cabdullaahi Bariise
Murusade/Habaradinle
Galhareeri
5
Garaad Yuusuf Maxamuud
Murusade/Habaridinle
Galhareeri
6
Cabdikarin Macalin Axmed
Murusade/Abakar/Israfil
Ceelbuur
7
Maxamed Geedi Cawaale
Murusade/Abakar/Saciid
Ceelbuur
8
Cabdikarin Cumar Axmed
Murusade/Cabdalle
Galhareeri
9
Mahad Sheekh Cali Cibaar
Murusade/Cabdalle
Galhareeri
10
Farxiya Xasan Cali
Murusade/Habar ceeno
Ceelbuur
11
Cabdullaahi Maalin Gaafow
Murusade/Habar ceeno
Ceelbuur
12
Salaad Axmed Ceynte
Murusade/Habar ceeno
Ceelbuur
13
Cumar Maxanuud Mahadalle
Murusade/Habar Maxamed
Ceelbuur
14
Cali Gacal Casir
Murusade/Habar Maxamed
Ceelbuur
15
Cabdiwali Aadan Cabdi
Surre/Fiqa-muxumad
Balanbale/Xeraale
16
Cabdirizaaq Xuseen Maxamuud
Surre/Fiqa-muxumad
Balanbale/Xeraale
17
Bashiir Axmed Xuseen
Surre/Cabdalla Saleebaan
Galgacyo
18
Xareed Cali Xareed
Surre /Qubeys
Galgacyo
19
Canab Maxamed Cosoble
Surre/Qubeys
Xarardheere
20
Cabdullahi Xersi Maxamed
Surre /Qubeys
Hobyo
21
Max’ud Aaden Cusmaan
Waceysle/Caligaaf
Galcad
22
Cabdullaahi Imaan Afrax
Waceysle/Absuge
Ceeldheer
23
Yoonis Muxudiin Xaaji Max’ed
Waceysle/Maxamedcadde
Xarardheer
24
Cabdullahi Xirsi Wardhere
Waceysle/Cabdiraxman
Ceeldheer
25
Mukhtaar Macalin Cabdullaahi
Waceysle/Marrooyin
Ceeldheer
26
Sh. Ciise Macow Gacal
Waceysle/Abdi Macalin
Galcad
27
Cali Xasan Cali Calasoow
Waceysle/Dhegaweyne
Galcad
28
Hassan Cabdullaahi Maxamed
Habargidir/Saleelbaan
Hobyo
29
Maxamed Hasan Geelle
Habargidir/Saleelbaan
Cadaado
30
Mahad Cilmi Cali
Habargidir/Saleelbaan
Cadaado
31
Cabdullaahi Faarax Jimcaale
Habargidir/Saleelbaan
Hobyo
32
Cabdullahi Cumar Maxamud
Habargidir/Saleelbaan
Cadaado
33
Faysal Axmed Cabdulle
Habargidir/Ceyr
Xarardhere
34
Yuusuf Xassan Cali
Habargidir/Ceyr
Dhuusamareeb
35
Nuur Cali Sahal
Habargidir/Ceyr
Balanbale
36
Xuseen Xirsi Shidane
Habargidir/Ceyr
Balanbale
37
Cabdirashiid Yuusuf Axmed
Habargidir/Ceyr
DXarardhere
38
Axmed Yuusuf Ciyoow
Habargidir/Ceyr
Dhuusamareeb
39
Maxamed Xaashi Cabdi Carabeey
Mareexaan/Reer Warsame
Balanbale
40
Farxiyo Cabdullaahi Sheekhdoon
Mareexaan/ Reer Dalal
Caabduwaaq
41
Bashiir Diiriye Shariif
Mareexaan/Reer Dalal
Caabudwaaq
42
Xassan Ali Dhuux Maxamuud
Mareexaan /Reer Xersi
Caabudwaaq
43
Duraan Cali Fareey
Mareexaan/Wegerdhac
Caabudwaaq
44
Cabdi Xaashi Jaamac
Mareexaan/Wegerdhac
Caabudwaaq
45
Cabdullaahi Xaashi Warsame
Mareexaan/Reer M. Guled
Caabudwaaq
46
Dr. Cabdisalaan Diini
Mareexaan/Wegerdhac
Caabudwaaq
47
Bosteeyo Jaamac Cali
Mareexaan/Wegerdhac
Caabudwaaq
48
Cabdixakiin Cabdullaahi Warsame
Mareexaan/Reer Nuur
Balanbale
49
Nadiif Maxamed Guuleed
Mareexaan/Celi
Caabudwaaq
50
Cabdi Sugulle Guuleed
Mareexaan/Reer Siyaad Xuseen
Caabudwaaq
51
Axmed Sheekh Yuusuf
Habargedir/Saruur
Xarardheere
52
Daahir Cabdi Shiiqoow
Habargidir/ Saruur
Xarardheere
53
Liibaan Cabdullaahi Xasan
Wadalaan/Cali Kuulle
Ceeldheer
54
Dr. Maxamed Cabdullaahi Cali
Xaskul/Cabdi Idde
Xarardheere
55
Caasho Maxamed Warsame
Duduble/Qadhoob
Xarardheere
56
Axmed Cali Max’ed Cago Madow
Duduble/Maxamed Camal
Ceelbuur
57
Xasan Maxamed Axmed Geedi
Dudble/Aarsade
Ceelbuur
58
Bile Maxamuud Diiriye
Dudble/Maqlasame
Ceelbuur
59
C/llahi Xassan Maxamed Xayle
Dudble/celi
Dhuusamareeb
60
Xirsi Axmed Maxamed
Carab Saalax
Gaalkacyo
61
Abuukar Warsame Cali
Saruur
Xarardheere
62
C/llaahi Cabdi Cabdulle
Duduble/ Awradeen
Celbuur
63
C/naasir Axmed Yuusuf
Surre/ Qubeys
Hobyo
64
Maxamed Cilmi Afrax
Duduble/ Maxamed Camal
Celbur
65
Maxamed Cabdi Guuleed Afrax
Duduble/Maqalsame
Dhusamareeb
66
Maxamed Tahaliil Biixi
Mareexaan/ Reersiyaad
Balanballe
67
Maxamed Xuseen Tahaliil Cali
Sacad/ Culus
Cadaado
68
C/dahir Maxamed Xirsi Aadan
Sacad/ Wuqujire
Galkacyo
69
C/qaaddir Cali Diirshe Cumar
Sacad/Wuqujire
Hobyo
70
Liibaan Cabdi Cali
Mareexan/ Reer Siyaad Xuseen
Dhusamareeb
71
Daahir Weheliye Siyad
Saruur/ Cali weheliye
Xarardheere
72
Maxamed Shiikh Axmed Maalin
Saruur/ Cali weheliye
Xarardheere
73
Maxamed Faarax Aadan
Mareexaan/ Celi
Dhusamareeb
74
C/weli Cali Maxamuud
Shiikhaal/loobage
Gaalkacyo
75
Qaasim Maxamed Cali
Shiikhaal/loobage
Gaalkacyo
76
Muxyadiin Axmed Maxamed
Shiikhaal/loobage
Gaalkacyo
77
C/kariin Maxamed Cusmaan Ciiro
Shiikhaal/loobage
Gaalkacyo
78
C/qani Aadan Garagaar
Surre / Cabdalle
C/waaq
79
Maxamed C/qaadir Xaashi
Sacad/ Wuqujire
Galkacyo
80
Maxamed Cabdi Faarax
Sacad/ Cabdalle
Cadaado
81
Maxamed Axmed Maxamed Afrax
Waceysle/ Haaruun
Galcad
82
Maxamuud Diini Xasan
Sacad/ Odow
Galkacyo
83
Muxyadiin Sh. Cabdullaahi
Shiikhaal/ Loobage
Caabudwaaq
84
C/raxmaan Xuseen Faarax
Mareexaan/ reer Guuleed Faarax
Dhuusamareeb
85
Cabdi Xasan Cilmi
Saleemaan / Maxamed Cabdi
Xarardheere
86
Axmed ShiikhNuur Warsame
Beesha Shanaad/ Madhibaan
Galkacyo
87
Maryan Cali Abtidoon
Saleemaan/Abukar
Hobyo
88
Faadumo Cabdi Weheliye
Saruur
Xaradhere

 

 

 

 

Blog Archive