Saturday, June 23, 2018

Deeganada Saleeban Cabdalle- Towfiiq ( Surre Dir) Agoon Clans and Saleeban Cabdalle Subclans and


Degmada Tawfiiq

 

Degmada Tawfiiq waa Degmo ka tirsan gobolka Mudug, kuna taal waqooyi bari ee gobolka khaasatan dooxada caanka ah ee Golol waxay degmadani aad ugu wanaagsan tahay xoolaha la dhaqdo sida ariga, idaha iyo geela maadaama ay ku taal dhul cadduun ah waxaa kaloo degmadani alle ku manaystay biyo macaan degmadani waxay aasaasantay bilowgii 2000.

 

Dhinaca horumarka

 

Inkastoo degmadani jiritaankeedu kooban yahay hadana waxaa run ahaanti aad iyo aad u badan horumarka ay gaarayso marba marka ka dambeeysa iyo koritaankeeda waxaa sanadkii 2011-ka laga hirgaliyay degamada Cabdulahi insaaniya Primary and intermediate school iyadoo waliba la gaarsiiyay adeega isgaarsiinta ee Golis Telecom waxaa sidoo kale la bilaabay dabayaaqadii 2013 dhismaha isbitaalka guud ee degmada Tawfiiq General Hospital oo waliba la dhagax dhigay mashaariic isugu jira ceel biyooddo, huteelo, suuqa weyn ee bacadlaha iyo xarumaha maamul oo ay ka mid yihiin saldhig bilays iyo xarunta dawladda hoose waliba waxaa sii soconaya qorshayaasha lagu hormarinayo degmada ee dhinacyada kala duwan ee adeega bulshada iyo bilicda magaalada sida: Waxbarashada, caafimaadka, korontada, biyaha iwm.

 

Maamulka

 

Degmada tawfiiq waa degmo maamul wanaagsan kana adkaatay nabad galyadeeda oo aan wax amni darro ahi ka jirin iyadoo dalka intiisa badan qalalaaso ka jirtay hadaba dadka nabada jecel ee degmadan waxay aad ugala shaqeeyeen maamulada dariska ah dhimista khatarta burcad badeeda degmadan waxay maamul ahaan hoos timaadaa Puntland waxaana hoos yimaada tuulooyin badan sida:

•Ceel dhanaane

•Xingaras

•Galhagoog

•Buq qallooc

 

 
Tawfiiq

 
Tawfiiq (Somali: Tawfiiq, Arabic: توفيق‎), also known as Towfiiq, is a town in the north-central Mudug region of Somalia. It lies beyond the Golol valley, 160 km northeast of the provincial capital of Galkayo.

 

 

History

 

The settlement was founded relatively recently, in the year 2000.[citation needed] Due to its grazing areas and natural lakes, it has evolved into a gathering point for livestock herders. In early 2011, the Abdulahi Insaniya Primary and Intermediate school was also established in the town.[citation needed]

 

 

 

Demographics

 

 

 

Tawfiiq is primarily inhabited by people from the Somali ethnic group, with the Saleban Abdalle, sub-clan of Surre of the Dir especially well-represented. The Agoon Clan and related lineages.

Administration

 

•El Danane,

•Buq Qallooc,

•Galhagoog,

•Dhinowda,

•Qoryaweyne

 

Salamaco and Hiingaras are under Tawfiiq's jurisdiction. Due to its rapid growth, the town was declared a full district by the Puntland ministerial cabinet in April 2013.

 

 

 

Saleban Abdalle (Somali: Saleebaan Cabdalle, Arabic: سليمان عبدالله‎), is a Somali sub-clan. It forms a part of the Surre subdivision of Dir clans. Saleban Abdalle members mainly inhabit the regions of Sanaag, Bari, Nugal and Mudug where the towns of Galkayo and Tawfiiq[1] have a significant population of Saleban Abdalle members. The Fiqi Khayrre Saleban Abdalles also inhabit the Liben Zone of the Ethiopian Somali Region.

 

The Saleban Abdalle are mainly pastoralists who depend on cattle. As the Saleban Abdalle are a sub-clan of Surre of the Dir they left the Lafaruug area of Woqooyi Galbeed region with the other Surre groups where their founder was killed during the clashes with the Ethiopians after Imam Ahmad ibn Ibrahim al-Ghazi (Ahmed Gurey) was defeated.

 

As the Saleban Abdalle are a sub-clan, members preserved their lineage and is as follows. Some lineages are also omitted.

  • Dir
    • Surre
      • Saleban Abdalle
        • Mohamud (Fiqi khayrre)
        • Muuse Faarah
          • Samatar
            • Daba' (Dabac)
            • Agoon
            • Beyr
          • Abbas( Abbas Muse)
          • Siyaad
          • Cumar (Dudbis)
          • Food Ade
          • Haaruun (Shiil)
          • Habbad (Xabbad)

 

 


 

SHIR AY ISUGU YIMAADEEN BEESHA AKISHE (Akisho Madaxweyn Dir) Qurbo Joogta London



  • Mahamed "Gure" Ali Madahweyne
  • Jide Ali Madahweyne
  • Garire Ali Madahweyne
  • Layile Ali Madahweyne
  • Dayo "Warday" Ali Madahweyne
  • Jarso Ali Madahweyne
  • Gurgure Ali Madahweyne

  • Siblings (mother not known)

    1. Mahamed Madahweyne Dir
    2. Yahye Madahweyne Dir
    3. Hordare Madahweyne Dir

    Blog Archive