Wednesday, August 31, 2011

Fanaankii Abdirahman Sacid Xanateeye iyo heesta hablaha direed





Heesti Abdirahman Sacid Xanxanteeye oo ku amaanay hablaha Direed

Category:Music
Tags:jabuutidjiboutisomalisomaliasomalilandboramahargeisabosasomuqdishudiredawahararjigjigaawaashluuqxeraalebacaadweynedoolowjammamejilibkismayoLicense:Standard YouTube License
3 likes, 0 dislikes Show more
Show less Link to this comment: Share to:
see all
All Comments (7) Sign In or Sign Up now to post a comment! HABLAHA DIREED WAALAGU OGAA RAALINIMADA ADUUNKA DAFAHIISA MEEL KASTA OO JOOGAAN YAA SALAAM

HABLAHA DIREED WAAD MUTEYSATEEN AMAANTAAD LEEDIHIIN

EE SIDAA U NOOLADA WALIGEEN----------------------­-
abdow2002 1 month ago
@casoowe100 dee ciisuhu uga jeeda ciise soo dir maaha
hilibruuge 2 months ago
alaa yacisag cabdiraxmaan walaal waad amaantay hablaha direed waaaaaaaaaaw
mwacdi 2 months ago
Reply ShareRemoveFlag for spamBlock UserUnblock User
Dirweeyaan muxuu ugu jeedaa.
casoowe100 2 months ago
Mansha allah what a song thanks bro i love my people
Naima5353 3 months ago
Nic song Thanks my dear Bro Abdirahman Caadi Ma aha waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaw
GabarFaqiOmar 3 months ago
viva hablaha direed mahadsanid fanan abdirahman!!!!!!!!!!!!!!1
maysaanc 8 months ago

WARAR HORE XERAALE SUURE DIR FIQI MUXUMMAD








Dagaal ba'an oo ka bilooday Degaanka Xeraale ee G.Galgaduud

Wararka naga soo gaaraya magaalada Xeraale waxay sheegayaan in dagaal qaraari uu ka bilooday maanta saacadda afrikada beri markay ahayd !2.00 duhurnimo amase 6.00dii qofba sidii uyaqaan,waxaa la sheegayaa in beesha degta Caabudwaaq oo adeegsanaysa gawaarida dagaalka oo ay kamid yihiin kuwa gaashaaman iyo meleeshooyin aad u faro badan ku soo weerareen magaalada xeraale,dagaalkiin ilaa iyo hadda wuxuu socdaa 3saac iyo bar walina gacmaha ayaa la iskula jiraa.


Waxaa la saadaalinaya in dagaalkaan ay ku riiqmi doonaan dad aad u faro badan isla markaana uu kumanaal qoys saamayn doono noloshooda waayo waxay wararku cadeenayaa in tikinko ka badan ilaa 40meeyo ay dagaalka ka qayb galayso, waxaa dad badan ay walwal ka muujiyeen dagaalkan macno darada usocda ayadoo dadku awalba la il darnaa abaar aad iyo aad xun oo degaanka ay ka taagnayd baad iyo biyo la,aan.

Sida laga warqabo waxaa in dhawaalaba dagaal lagu hoobtay u dhexeyay beelo wada dega degamada ku xeersan cabudwaaq iyo balanbal,kuwaasoo kala ah beelaha mareexaan iyo fiqi muxumed(Dir),kaasoo ku salaysan aanooyin qabiil
oo soo jiitamaysay sanado badan .


wixii dagaalkaa kasoo kordha dib kala soco.


Cabdi xasan Cali/muqdisho


April 7, 2004
Xildhibaano iyo wasiiro kasoojeeda Deg.C/Waaq oo gaaray G.Galgaduud

Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Dowlada KMG kana soo jeeda degaanka Caabudwaaq ayaa gaaray Degaankaas,waxaana la sheegayaa inay soo gaarsiiyeen fariin uga timmid Madexwaynaha dowladda KMG.Cabdiqaasim Salaad Xasan taasoo la cadayn waxay ku saabsantahay fariintaasi waxaase la isla dhexmarayaa inay uwadaan beesha degta C/waaq taakulayn dhaqaale oo ay kasoo qalqaaliyeen wafuudaasi Madexweynha DKMG,waxaa sidoo kale meelaan ka fogayn oo ah Balanbal ku sugan saraakiil itoobiyaana oo wada xaajood laleh dadka degaanka kuwaasoo sida la sheegay kala hadalya Dagaalada ka socda aagga Xeraale una dhexeeya Beelaha Mareexaan Iyo Fiqi Muxumed (Dir).iyadoo dadka reer balanbal ku soo dhaweeyeen saraakisha itoobiyaanka mudaharaad iyo cay looga soo horjeedo Dowladda KMG ee madexwaynaha ka yahay Cabidqaasim Salad Xasan.

Dagaalka ka socda degaanka Xeraale oo ah dagaal lagu hoobtay ayaa waxaa maalmahan soo baxayay tafaxayd loogu jiro sidii loo kasban lahaa quwad kale oo lala bahaysto dagaalkaasi aan istiraajiyad muhiima lahayn balse qabiil tooxso ku socda.

Waxaa maalmahan isku urursanayay culumo gaaraysa ilaa 100 magaalada galkacyo kuwaasoo ka kooban qabiilo kala gedisan,waxayna culumadaasi doonayaan inay isa soo horfariisiyaan beelaha dagaalka qaraari dhexmarayo,ilaa iyo immikana lama caddayn inay ka aqbaleen gogoshaasi beelaha dagaalamaya.

Cabdi Xasan Somalitalk Muqdisho
abdi172@hotmail.com

Blog Archive