Xildibaan Dr Xuseen Cabdi Cilmi Wasaarada Arrimaha Dastuurka Fiqi Cumar
AKHRISO: Magacyada & Beelaha ay ka soo jeedaan Wasiirada oo magacaabay M/weynaha cusub ee D.D.S.I Mustafa Maxamed Cumar
September 2, 2018 | by marqaan1 | 23
Halkan ka akhriso qabiilada ay ka so jeedaan wasiirada Somali state oo 4.5 lagu qeybsaday iyadoo inta badan wasiiradi la siiyey Soomaalidi kale.
Ku simaha, Madaxweynaha. Mustafe Maxamed Omar- Ogaden, Reer Isaaq
1.Madaxweyne ku xigeenka- Aadan Faarax Daahir- Ciise
2.Wasiirka Biyaha; Bashiir Shaafi- Ogaden, Reer Cabdille Reer Aamaadin
3.Wasiirka Maaliyada, Bubashir Dubad- Jidwaaq, Abaskuul
4.Wasiirka Madaxyooyadda- Xassan Dhaadhi- Bartire
5.Wasiirka Waxbarashada- Cabdullaahi Maxamed Muuse- Jidwaaq
6.Wasiirka Caafimaadka- Dr. Yuusuf Maxamed- Ciise
7.Wasiirka Beeraha- Cabdiqaadir Iimaan- Reer Aw-qudub
Wasiirka Howlaha Guud Cabdi Fataax Sheekh- Ogaden-Makaahiil
9.Wasiirka Ganacsiga: Cabdi Raxmaan Axmed Xassan- Ogaden, Reercabdille, Reer Warfaa
10.Wasiirka Ka hortaga, Masiibooyinka- Mudane Maxamed- waa- Gaaljecel
11.Wasiirka Qurba Joogta ahna la Taliyaha Arrimaha Bulshada Madaxweynaha – Aqoonyahankii – Xabiib Xaaji
Wasiirka Warfaafinta- Guuleed Aw Cali- Aw Kaniisad- Jidwaaq
12.Wasiirka Caddaalada- Cabdi wali 13.Jaamac Ibraahim Majeerteen-Baciidyahan
14.Wasiirka Haweenka Ayaan Cabdi Shugri- Garan waynay
15.Wasiirka Xannaanada Xoolaha- Injineer Maxamed Shaalle Isaaq- Dir Akishe
Wasiirka Farsamada Gacanta- Mudane 17.Cabdiraxmaan Ciid Daahir- Isaaq- Madaxweynihi horre Ciid Daahir wiilkiisa
18.Wasiirka Macdanta. Lade Cabdiwali-
Wasiirka Dhalinyaradda- Garre
Wasiirka Gaadiidka Wakaalada Jidadka- Garre
Wasiirka maaliyada iyo Maareeynaha Wakaalada Dakhliga- Ogaden Iyo Oromo isku jira
21.wasiirka- Waraabka Iyo Dooxooyinka- Axmed Deeq Maxamed, Garri Koombe
22.Wasiirka Amniga, Xafiiska Nabadgalayada- Mubaarak Sheekh- Ogaden Cowlyahan, Waa Wasiirka ugu awooda baddan Ogaden helay.