Wednesday, January 13, 2010

Ancient Somali Dir Clans Constitution: Xeerkii iyo Xeerbeegti

Xeer Beegtida: Xeerka Dir Aji Ama Xeer Aji
Aragtida Direed
Dadku waa xayawan hadeysan xeer leheyn, waa sifidaa kala saarta habar dugaga iyo insaanka
  • Xeerbeegtida garta wexey u kala saaraan:Curad - gar horey loo xaliyay oo akhyaartu kasto iyo mid lama arag ah oo ay Ugub u yeeraan. Precedence or novel.

  • Xeer Alleh oo Suuru ay u yaqanaan Garta Illah oo Shareeco da ah Quran iyo Hadiith, Khabiirkuna loo yaqaan Fiqi ama xaakim diinta iyo shareecada kabiir ah. Gar Odey Ama Gar Xeer beegti waa kuwa xeerka aji ga yaqaan Xeer Somaliga -oo si miisaman u gar naqa- beeg waa miisan ama waxlax laqu qiyaso oo cabirta garta.

  • "weelasha lagu missaamo hadhuudka waatan dhahno waxa baa lagu beegaa. Heer kul beege- therometer garta beega ama misaama

  • Garsoore- kadibna garta sidey tahay u kala soora- siismo sida cuntata. Xaq soore ama mid Garta soora.

  • Garaad: waa kalmad ay beelahan hada madaxa qaaday ee xukun iyo darajada jecel sida daroodka ayaad ku arki . Laba dhulbahante ah oo isku disha anigu garaad baan ahay iyo garaad anaa kaa sareeya is dili jiray ayaan habeen dhan ka dhadhicin kari waajay macanaha Dirkii hore magacaan u lahaa.

  • Gar-aad wuxuu ahaa beelo markey is qabtan ninka garta u aadi jiray kalana saari jiray beeshisa iyo ta kale. Shaqo culus oo laga kala cararo ayay aheyd waayo gar-aadah Direed in uu Garta si sax ah u sooro oo hadii laga leyahay iyo hadii kaleba runt ka hadla.

  • Waatii Dirkii hore oran jireen Gar-waaqso kas garta Alleh.

  • Garta Alleh iyo Garta Odey ama Sida Madoobe Dir dhahaan Xeer Alleh iyo Xeer Oday. Waa kala saarida shareecad Ilaahey ee Quranka iyo Samaha aan ka dhaxalnay abkii hore, waa xeerka ajiye.

Barax- waa marka leysku milo ama dhafo Garta Alleh ( Shareecada iyo Quraanka) iyo Xeerkii hore Garta Odeyga. Suulux ( Sulxin) ayay Fiqiyadu ama imaamada isku dayi jiree oo ah in Xeerka Odayaasha iyo xeerka Alleh la is waafajiyo, oo xeer Somaliga la hoos keeno Islamka, lagana jaro wixii Islaama reebo intii la Barxin lahaa. Baraxa waa marka xeerka odeyga oo lid ku ah xeerka Alle la is dhinac eryo labadoo isla hor imanaya. Fiqiyada Suure ee muduug 1700 kii waxaa ay istacmali jireen Suluxin ama sulux oo ah qalooci xeer odeyga ilaa ka Alleh uu aqbalo, hadii oo ka hor imaneena daa oo hir gali.

1700-1800 intii u dhexeysay Fiqiyada Surre ee konfurta ayaa wexey ku caayi jireen dhaqanka Somalida Barax (Badhax) mid qasan oo ka kooban Shareeco iyo cadadii hore, ikuna dayi Jireen in ay nadiifiyaan, sida hada ay Maxakiimta iyo Wadaadada cusub ee Somalia.

Xeerka Aji Dir

Qarnigii 800 xeerka guud ee Dir ee somali oo dhan qadatay ee Xeer Aji la yirahdo ayaa Sameysmay. Beelaha weey badaleen ama gobol walba naqtiin iyo dib u habeen ayuu ku sameeyay Xeerka Aji.

Xeer Bimaal 1400

Xeerka Isaaq 1300

Ciise iyo Gadabuurisi oo isu xeer dhaw waxa ay dib u habeyntii ugu dambeyay Sameeyeen 1500 Dhicidii Awdal / Ifat State ama Boqortoyadii Gurey markii ay dhacday. Xeer Ciisah1560 kii waxaa lagu sameyay Aiysha oo 360 odey ay u fadhiyeen 12 bilood.

Surra Dir xeer ayay sameeysteen oo dib loo habeyay 1700.

Xeerka Sameyntiisa

Inta badan odeyaal badan ayaa fariista xiliyada isbadallada dhacaan ama dagaalada oo wexey ka wada hadlaan arrimahan

Xeerka Guud

  1. Xilo -Guurka
  2. dhaqasho- reerka
  3. Deegan
  4. Xoolo
  5. Maamuus Hospitality
  6. Maslaxaada Guud ee bulshada maxay tahay sideena loo sharciyeeya, si uunsan nin walba salaada ugu tukan dhankuu doono.

Si ay Xeer Guud u dajiyaa, waxyaabah sameeya bulshada iyo dismaha bulshada, dhaqaanka. Xeerka Guud = Civil Law- Xeer guud regulates day to day living and guides all social interrelations.

Xeerka guud waa sharci saameeya bulsho weyn oo haga una tilmaama sida suuban ee loo wada noolado.

Xeer Gaar- waa marka qeyb yar ama gaar ah oo bulshada ka mida ay soo food saaran dhibatoying aan kuwa kale haysan oo odayashooda ay si gaar ah u sameystaan Xeer Gaar ah oo aysan bulshada inteeda kale lehey. Beelah Zaila ama Barbara markii ay ka sameysmeen ganacsato waaweyn oo noloshoodu ku dhisantahay ganacsi iyo mayacmushtar oo ay ka soo bexeen xoola dhaqatadii xeer gaar nidaamiya ganacsiga oo xeer xoolo dhaqatadu u sameeyan ayay sameeysteen. Sidoo kale Dirka Koonfurta oo beero lahan jirin markaa ay yimaadeen Jubbada hoose waxa ay sameysteen Xeer Gaar kuwood beeraleyda noqday.

Xissi - xeer aasaasi ah oo tarikhiyaan soo jireen ahaa oo an lagaba doodi karin, leyskuna raacsan yahay kor iyo hoos bulshadoo idil.

6) Dhiiga Criminal law

  • Dilka - Qudha
  • Qoon-
  • Tuugo
  • Dhaca
  • Magta ama Diyada
  • Xalinta Aano- marka dil dhaco, oo kooxdii laga dilay la mag dhabin, kooxdii laga dilayna aarsi iyo caradooda laga baqayo
  • Magtu waa imisa, sideese tolku u geybsan doonaa, Jufo, jilib, reer iyo wixii la mida
  • Magta inta isla bixisa waa koox siyasadeed oo wada duula wadana aarsada, intee Diyada isla bixisa Diya- Paying Group.
  • Qofka dila yaa loo raacanayaa, oo jilibkee ka midyahay

Xeerka Guud wuxuu mar walba eegi jiray dhibaatooyinka soo noq noq da ee Somalidu isku qab qab sadaan, sida dhulka, markuu dhaco dil, boobka xoolaha, iyo aano, qoon, ilaa aflagaado.

Gar Dhaw- waa marka laba kooxood ama ruux oo is haysta xaalkooda xeer beegti la dhex keeno oo laga doodo oo loo gar naqo iyadoo la raadinayo eedeysane iyo mid laga gar daran yahay si loo xukumo. Geer beegti, garsoore, iyo qareen ayaa garta meel mariyaa.

Dhaqashada somalida waxa ay isku dayi jireen oo cado ka dhigeen Dumaal, si hadii nin dhinto walalkii ama ehelkii mid aad ugu dhaw loo dhiso gabadhuu ka tagay si reerkii ay caruurtey dhashay uga bixin oo nin shisheeyo oo laga baqayo inuu xumeeyo caruurta uu san dhalin asagu. Hadii nin gabadh ka dhimato oo ay caruur ka tagto, ninka waxaa loo dhisi jiray walaasheed oo caruurtii hore habaryar u ah oo leysleeyahay weey u tudhi doontaa oo waxaba ka garan meeyso Somalidu cadadan Xigsiin ayay dhih jireen

Godobtir waxaa loogu tala gali jiray hadii nin geeysto dil fool xun reerka laga dilay ninka xoolo iyo gabadh ka dhalatay reerka wax dilay ayaa laykugu dari jiray si dhiigu u joogsado

  • Qareen waa kalmad 1400 sano ka hor ay isticmaali jireen Garaadayasha ama xeerbegtida kuwa difaaca edysan ama la eedeyaha.

" Mahamaah: Misko la koro miskiin baa leh, " ayay somalidu tidhi, ayagoo u jeeda qofku hadii uu tabar daran yahay wax taageero ah na haysan yaa difaacaaya.

Ajidii hore waxa ay ogaadeen xaq daro fara badan in ay ka soo foofto kuwa bulshada ugu awood sareeya iyadoo dhibo fara badan gaarsiisa ka awooda badan leheyn. Dadka noocan ah ee daciifka ah yaa difaacaya ?

Dirka, konfurta waxa ay sheegan odeyga Direed wiilkiisa Maahe Dir in uu arinkaan ka gubtay, kadib markii uu arkay in mar walba ay dulmanayaasha yihiin kuwa ugu xooga yar Somalida. Waxaa uu ku jawaabay maadama Weyn, Abuurah iyo uumah ifka uu xaq soorah runta ah yahay oo uu si un ugu aaro ka daciifka ah ee uu isagu uunto. Waxaa la yiri muddo dhoor iyo toban sano kadib ayuu soo kacay aroor oo uu yiri, " Nabsi ayuu weynuhu adeegasadaa", oo si uun baa loo ciqaaba kii tabar yarah Dhib. Waxaa la yiri, gabey iyo guubabo ayuu ku fidiyay fikradaan Nabsiga. I uu Illahey si toos ah oon lex lexad leheyn uu ugu aaro adoontiisa tabarta yar. Waa " Waa waxa la dhihi karo " instant Divine Retribution" ciqaa xaga illahey uga timaada kuwa dhiba masaakinta, tabar ta yar. Mahe Dir wuxuu wiilkiisi curad ka ahaa u baxshay Xiniftire- ama mid isku tax luujiyo inuu la dagaalamo xanuunka xaq darada la xiriira, Xinif-Tire (Xanuunkaa bi'iye) sida dadka waa weyn siiba Habraha madhaleyka, ruux kasta oon tabar iyo xeelad uu isku difaac leheyn, dadka laga tiro badan yahay, Kuwa safarka ah, agoonta, iyo kuwa maskaxda looga jiro ( Waalan ama Maraanka ah)

Waa Dhab: Misko la koro miskiin baa leh.

  1. Maanta Soomaliya wexey la gubaneysaa oo la holceysaa kuwooda tabarta leh wexey bah dilaan oo gumeystaan kuwooda tabarta yar.
  2. Maseyrka ka haysta iyo kaan heysan waxaa ka dhashay dad in ay lugaha isugu dhuftaan tol iyo qaraabo mid walba oo iswada xasda. Isu ogaleen nimacada Illahey ee cidwalba deeqda.

Nin oo Diraa, hada ka hor wuxuu ku sifeyn jiray Somalida jirta Samankan Cayayaan, Xasharaad, iyo wax lamida maalin ayaan ku dhahay, " adeer maxaa u dhadaa Somalidu waa cayayan", ?

Wuxuu yiri: Somalidii hore ee Aji dad san oo hagaagsan ayay ahayeen, waan saabata ilaahey ugu baxshay " Samaale" Kuwii samada lahaa. Samaalahana waxaa ugu fiicnaa Dir Aji oo waa ninka alifay kalgacalka, Sinaanta, iyo in si wad jir ah oo san in ay u wada nooladaan. Laakin waxaa Dhacday Dir Aji waxaa ku qasmay cayayan iyo xasharaad fara badan, dunta hoosena waa ka xumaadeen oo xeerkii iyo hidih Dir Aji uu ku faafiyay Geesta afrika waa baa ba;ay.

Xaq Darada iyo Waalida Somalia Xageey Ka Timaada ?

Wareysi Gaaban, Xirsi Dhag Dheer ( odey direed)

Marka maanta Somalidu waa Xasharaad, Cayayaan ah, waliba wexey aad isugu dhaw yihiin maanta Baran Barada. Maxaa yeelay baran barada waa cayaan xasida, hadii afar baran baro ay ku dhacaan baaldi biya, oo midi ka baxdo, iyadoo dareemayalka ku xajisaneysa girgirka baaldigan biyaha ay ku wada hafanayaa, saddexda baran baro ee kale ayaa lugta jiideysa oo baldiga ku soo celineysa. Bal dhageeyso akbaarah iyo shirka ay dadkan Somalida isugu yimadaa, kalmada cayayaan ayaad kala yaq yaq sooneyeysaa oo Xasharadka ku qabaneysa in aad xaal siiso.

Adeer Dirta Mudug ka waran iyaguna ma xasharaadbaa, wuxuu yiri , " iyagaa ugu liita Somalida saa dadkaad ogtahay ee Diigya cabka ah ayeey ku dhex nool yihiine. Yaa Diigya Caba ? Reer Muduga bal fiiri Somaalida, meel walba umadaa Dhiig baa ka shubmaya, Hargeysa dhiig baa laga shubay, Boorame Dhiig baa laga shubay, Baydhabo Dhiig baa ka socda, Balad weyn Xawaadle hadaad u tagto dhiig baa ka socda, Kismayo, Dira Dhabe, Xamar ilaa Zeylac. Meel walbana reer mudug ayaa shubay dhiiga. War Cayayanka gurigiisa waa dhexda Mudug ?

Adeer marka adiga, Dir baad tahay, Hooyadaa waa reer mudug, abaahaa waa reer mudug, marka ?

Cayayaan maa tahay ? Haa adeer, " Cayayaan, Cayayaan Dhalay baan ahay, saa reer mudug iska dhalan ahaye!!

Somalia waa dageeysaa hadii darbi adag oo kii " China wall Ka " oo kale ah lagu xeero Boosaaso ilaa inta u dhexeysa adiga Xaradheere aan dhehee. War Waligaa ma aragtay nin Isaaq ama Gadabuursi ah ama Raxanweyn ah ama umadah goboldaa kale oo taagan Xuddur ama Beledweeyn oo leh anigaa leh magaalada. Ma arkeysid, adbadan, abidkeed lama maglayo. Hadda fiiri Kismaayo yaa isku haysta, waa reer mudug ama Darood ha noqdo, ama Hawiye ama Dir ama Leykasa ama Sheikhaal waa Cayayaan ka yimid Mudug, Fiir Hargeysa oo 1000 sano nabad eheyd iyo Baydhabo waxaa geeyay wareer iyo is doox reer mudug. Yuu ahaa Siyaad bare, Caydiid, Ali Mahdi, Morgan, Cabdulahi Yusuf, Bare Hiirale, Indho Cade, Dahir aweys , iyo muxuu ahaa canugii yaraa ee uu dhadka ku dalban Jiray Cayrow ?

Waa Mudug, meeshaas waa xero jinni . Waxaan maqlayay meesha Uranium ayaa ku jira, curiyahan Uranium kana biya ceelasha Mudug ayuu ku milmay, marka wixii xaga ka yimaada waa wada xiiqsan yihiin, madaxooda waxaa ka guuxaya shucaac koronto oo Radiation leh. Doofartan Somalia la dhohana ma caga dhiganeyso

No comments:

Blog Archive