Monday, August 29, 2011

Tariikhda Boqortoyaada Gadabuursi Samaroon Legacy





Awdal 1884 (Saylac Qarnigii 19aad) Maqalo Taariikh
Posted on June 8, 2010 by samaroon
Xigasho Warsanmag-Waxan jecelahay inan halkan idinku soo bandhigo dhowr maqaal oo oo ku saabsan taariikhda Awdal ee qarnigii 19 aad, oo qeyb ka ah buug aan qoray labaatan sano ka hor oo ku beegan 1985 bugaas oo magaciisa yahay(Awdal 1884) .waxa ay qoraaladan soo koobayaan faragelintii dawladaha qarbigu ay ku sameeyeen dhulka soomalida guud ahaan iyo gaar ahaan sidii ay usameeyeen gobolka Awdal (Saylacl iyo Harar) oo ay wakhtigaas ay ka jirtay dawlado somaliyeed oo madax banaan iyo ilbaxnimo fac weyn .waxan aan ku eegi doonaa qoraaladan isbedelkaas oo keenay dib udhac dhinacyada siyaasadda dhaqaalaha iyo dinaca arimaha bulshada intaba. Read more »

Filed under: Uncategorized | Leave a Comment »
Sooyaalka Taariikhda Ugaasyadii Beelaha Samaroon: Ugaas Cali Makaahiil Dheere Muuse
Posted on March 4, 2010 by samaroon
Harowo.com :- Waxaan halkan ku soo bandhigaynaa taxane taariikhiidii Ugaasyada Gadabuursiga, waxaan ka soo guurnay Buugii uu qoray Sheekh Cabdulraxmaan Sheekh Nuur Cabdullaahi. Ugaas Cali waxaa uu ahaa Ugaaskii ugu horeeyay Ugaasyada. Waxaana lagu caleemo saaray ama lagu boqray Gabilay, deeda waxaa la geeyay BAGI sidii caadadu ahayd, halkaas ayaa dharkiisii hore lagaga badalay loona xidhay dharkii boqortooyada. Read more »

Filed under: 1 | Leave a Comment »
Gabay Geedan by Abwaan Bashiir Sheekh Cumar Gooth..Gadabuursi geyiguu degee
Posted on March 3, 2010 by samaroon
Gabaygan waxa tiriyay Bashiir sh.cumar good markay taariikhdu ahayd 15kii february 1984.

Gabaygani waa dhambaal ku wajahan dhalinyarada Gadabuursi oo loogu sharaxayo cid ay yihiin, ahaan jireen, ahaan jireen…

GEEDDAN
Guyaal iyo Guyaal iyo Guyaal

Qarniyo guudkooda

Taariikh gu’ weynuu lahaa

Geeshka samaroonku

Iyo gedaha maanta uu yahee

Laga galiilyoodo

Gocashada Xasuustiyo Godaal

Gabayga ii geysay

Adaan kula gulaashaye miyuusi

Jiibta ila gooddi

Gedihii Horaas iyo Virgiilii

iila gunud heesta
Harraad igu gaboobaan rabaa

Inan ka gooshaaye

Ummad wada gammiintaan rabaa

Inay gadoodaaye

Miltoniiii gabay iiga mara

Gaydha igu caawi
Waxba gaaxsan maayee

Mar uun gorofka ii buuxi

*

Guyaal iyo guyaal iyo quyaal

Qarniyo guudkooda

Gaallaawuhu kolkuu joogayuu

Galayay ciiddeena

Sooyaal gaboobiyo wuxuu

Galawgu ii sheegay

Cumar Good afkiisiyo waxan

Oday ka soo gaadhay

Dhallinyaro gadoodaay war baan

Idin garwaaqsiine

Garta oo ujeeddada fahmoo Read more »

Filed under: 1 | 3 Comments »
Magacyada Ugaasyada beesha Gadabuursi / Samaroon
Posted on February 24, 2010 by samaroon
Courtesy of Saylac.com:-Sida ku cad buuga tariikhda qadiimka ee Adal lagu qoray waxa markii ugu horeysay tariikhda loo soo saarey wakhtigii iyo magacyadii Ugaasyada Beelaha Samaroon iyo goobtii lagu caleemo saarey ee dhulka la odhan jiray Adal waxayna kala yihiin sidatan hoos ku qoran:

Tiradii Ugaasyada Beelaha Samaroon ayaa lagu sheegay 60 Ugaas waxaana ugu magacyo weynaa 16 Ugaas ee hoos ku qoran ( Tariikhda boqortooyada Adal) found by Saylac Media at Harar Old Museum .

Magaca Ugaaska Tariikhda caleemo Saarka Goobta lagu Caleemo Saarey
Ugaas Cali 1639 kii Saylac
Ugaas Cabdi Ugaas 1639 kii Saylac
Ugaas Xuseen Ugaas Cabdi 1664. Saylac
Ugaas Cabdile Ugaas Cabdi 1665. Saylac
Ugaas Nuur Ugaas Cabdi 1698 Saylac
Ugaas Hiraab 1733 Saylac
Ugaas shirdoon 1750. Saylac
Ugaas samatar 1772 Saylac
Ugaas Guuleed. 1812. Saylac
Ugaas Rooble 1871. Harawo
Ugaas Nuur Ugaas Rooble 1835. Saylac
Ugaas Rooble ugaas nuur .1888. Saylac
Ugaas Cilmi warfaa 1898 Harawo
Ugaas Cabdi Ugaas rooble. 1938. Harawo
Ugaas Doodi 1948 Harawo
Ugaas Rooble Ugaas Doodi 1952. Harawo
Ugaas Jaamac Muxumed 1960 Harawo
Ugaas C/rashiid Ugaas Rooble. 1985- Hada waa Ugaas Borama Read more »

Filed under: 1 | Tagged: Caleemosaar, gadabuursi, Gudabiirsi, samaroon, ugaas | 1 Comment »
Crowning of Gadabursi Ugaas.
Posted on August 18, 2009 by samaroon
This is an abstract from “A pastoral democracy:a study of pastoralism & politics among the norther…..” A book by I.M Lewis

The pastoral Somali have few large ceremonies and little ritual. for its interest, therefore I reproduce here a summary of a very full account of traditional Gadabuursi installation ceremony given me by ‘Abdurahmaan sheikh nuur, the present governor Kadi of Borama. Clansmen gather for the ceremony in well wooded and watered place. There is singing and dancing, then stock are slaughtered for feasting and sacrifice. The stars are carefully watched to determine a propitious time and Read more »

Filed under: 1 | Tagged: samaroon gadabuursi ugaas | Leave a Comment »
Abla-Ablaynta Beelaha Qabiilka Gadabuursi (samaroon siciid).
Posted on July 15, 2009 by samaroon
This is short classification of the Gadabuursi clans, The more detailed one is to be posted in near time.

Fadlan wixii sixid ah noo soo tabi.

We welcome your feedbacks.

•Habar Afaan
◦Gobe
■Xildiid
■Salaan
■Muuse
◦Ali Ganuun (Ali Ganuun)
◦Hebjire (Xeebjire)
■Gadheere
■Reer Isin
◦Jibra’en (Jibraacin)
◦Isse Samaroon (Reer Ciise)
◦Yusuf Samaroon (Habar Yaasif)
■Nabi Jecle
◦Subeer Samaroon
■Dhego Weyne
■Makal (Makayl Qaylo)
■Muse Subeer
■Musefin ( Muuse maxamed)
■Ismaaciil
■Reer Cabdile
■Gadhcad
■Gadhwayn
■Idaar
■Cali Ugaadh
■Reer Abdi
■Reer Haamud
■Hassan Sa’ad (Xasan Sacad)
■Reer Rooble
■Faroole Read more »
Filed under: 1 | 55 Comments »





Gadabuursi/Samaroon Has Three Major SubClans

-Makahiil
-Habar Afaan
-Mahad Case

Here is a Link Of The Samaroon/Gadabuursi Clan Atirsi:
http://samaroon.wordpress.com/




My abtirsi (Gadabuursi Makahiil & Jibracin)
by amal_d on Thu Jun 23, 2011 4:31 pm

Hello everyone,

I just registered yesterday and began adding people to the abtirsi when something seems to have gone wrong technically. So I'll just post them here instead and maybe James can add them?

I'll begin with my mother's abtirsi (Gadabuursi Makahiil). I'm new to this so I'm really confused to be honest. For example: I saw that there's already a Ugaas Roble in the abtirsi and a Ugaas Samatar if I remember correctly. Are they the same people as in my abtirsi (number 4 and 5) or is it just a coincidence? In the abtirsi that's already in the database it says that Ugaas Samatar's father was Ugaas Shirdoon and his father was Ugaas Nuur etc. While my mother's continues with Samatar Saciid, Saciid Sureer and so on. Excuse my ignorance regarding abtirsi...many people just seem to have similar names

Here is what my mother tells me:

1. Sheikh Abdirahman Sheikh Nuur (Wiki: http://en.wikipedia.org/wiki/Sheikh_Abd ... heikh_Nuur)
2. Sheikh Nuur Abdullahi Ugaas
3. Abullahi Ugaas
4. Ugaas Roble
5. Roble Samatar
6. Samatar Saciid
7. Saciid Sureer
8. Sureer Adan
9. Adan ?

James, should I add children and wives? I probably know for Sheikh Abdirahman Sheikh Nuur and Sheikh Nuur Abdullahi Ugaas? They had/have a lot of offspring

There is definitely more to this. I'll post it later after I've talked to my mother's cousin. She knows more! And if I'm able to find out, I'll post my abtirsi on my father's side. They are also Gadabuursi but Jibracin.


I've talked to my mother's cousin now. And she says it is indeed the abtiris that is already in the database that is correct. So I'll just add mine to it. It goes:

1. Sheikh Abdirahman Sheikh Nuur (Wiki: http://en.wikipedia.org/wiki/Sheikh_Abd ... heikh_Nuur)
2. Sheikh Nuur Abdullahi Ugaas
3. Abullahi Ugaas (they say he had a brother "Ahmed as well" but "Cabdi" became Ugaas. Possibly different mothers)
4. Ugaas Roble (father of Ugaas Cabdi - grandfather of Ugaas Doodi - great-grandfather of Ugaas Rooble - greatgreat-grandfather of the reigning Ugaas Cabdilrashiid)
5. Ugaas Nuur
6. Ugaas Roble
7. Ugaas Samatar
8. Ugaas Shirdoon
9. Ugaas Nuur
10. Ugaas Cabdi
11. Ugaas Cali
12. Makahiil (Dheere)
13. Muuse
14. Makahiil
15. Makadoor
16. Maxamuud (Samaroon)
17. Saciid
18. Daa'uud
19. Xassan
20. Cumar
21. Cali (Gadabuursi)
22. Madaluug
23. Maxamed
24. Xanaftire
25. Maahe
26. Dir
27. Aji
28. Irrir
28. Samaale
30. Xiile ('Il)
31. Abroone (Waalid)
32. Looxaan
33. Kaamil (Xashi)

I think this is correct. Please tell me if I've made any mistakes. It's rather difficult I also found out that Ugaas Cali (number 11) is buried in Gabiley (most Ugaas's seem to be) but that Ugaas Samatar (number 7) is buried in Xariirad for some reason.






Sheikh Cabdiraxmaan Sheikh Nuur Cabulaahi
Sheikh Cabdiraxmaan was a Qur'anic teacher in the British Somaliland protectorate, before following in his father's footsteps and becoming the Qadi of the entire northern British Somaliland region after having worked as a religions teacher at the Education Department for a number of years.
In 1933, Sheikh Nuur devised a quite phonetically accurate new orthography for transcribing the Somali language. While the script enjoyed considerable currency in his hometown, the Sheikh harbored no illusions as to its widespread adoption, writing in a publication of his wherein he employed the script itself that "I publish it here with no intention of attempting to contribute to the already abundant confusion in the choice of a standard orthography for Somali".
This script has come to be known as the Boraame Script or Gadabursi Script.


1.Sheikh Cabdiraxmaan
2.Sheikh Nuur
3.Cabulaahi
4.Ugaas Rooble
5.Ugaas Nuur
6.Ugaas Rooble
7.Ugaas Samatar
8.Ugaas Shirdoon
9.Ugaas Nuur
10.Ugaas Cabdi
11.Ugaas Cali
12.Makaahiil (Dheere)
13.Muuse
14.Makaahiil
15.Makadoor
16.Maxamuud (Samaroon)
17.Saciid
18.Daa'uud
19.Xassan
20.Cumar
21.Cali (Gadabuursi)
22.Madaluug
23.Maxamed
24.Xanaftire
25.Maahe
26.Dir
27.Aji
28.Irrir
29.Samaale
30.Xiile ('Il)
31.Abroone (Waalid)
32.Looxaan
33.Kaamil (Xaashi)

I discovered that the blog http://www.samaroon.wordpress.com has used my grandfathers book as a source on the Ugaas. I figured I can use that for now.

It says about Ugaas Cali (the first Ugaas) in Somali:
Waxaan halkan ku soo bandhigaynaa taxane taariikhiidii Ugaasyada Gadabuursiga, waxaan ka soo guurnay Buugii uu qoray Sheekh Cabdulraxmaan Sheekh Nuur Cabdullaahi. Ugaas Cali waxaa uu ahaa Ugaaskii ugu horeeyay Ugaasyada. Waxaana lagu caleemo saaray ama lagu boqray Gabilay, deeda waxaa la geeyay BAGI sidii caadadu ahayd, halkaas ayaa dharkiisii hore lagaga badalay loona xidhay dharkii boqortooyada. Ugaas Cali wuxuu Ugaasnimada qabtay kolkay taariikhdu ahayd 1607 dii taariikhda Miilaadigu, waxaana ku dhashay meesha la yidhaahdo Dhoobo kolkay taariikhdu ahayd 1575 kii Miilaadiga. Hooyadii waxaa la odhan jiray Khadiija Sheekh waxana ka soo jeeday ama ay ahayd qabiilka la yidhaahdo Aba Yoonis(Gari). Ugaas Cali wuxuu ahaa nin aad wax u yaqaana oo waxaa uu ku xeel dheera Diinta Islaamka, waxaana uu ku bartay Diinta Saylac iyo Herer, Sheekhyadii wax baray waxaa ugu waynaa Sheekh Nuur oo ka mid ah culimadadii xilligaa nooleed kuwii ugu waynaa Sida la sheegay Ugaas Cali waxaa had iyo jeer akhri jiray Kitaabka Quraanka waxaana uu ahaa nin caalim ah oo wixii ay diintu diiday ama wixii dhib ah ka dheeraada. Waxaa kale uu ahaa nin aad u qurux badan, lehna gadh wayn oo haybadi ka muuqato wajigiisa. Sida ay taariikhdu sheegto waxaa jiray Kitaab Quraan ah oo uu Ugaasku ku qoray gacantiisa kaas uu qoray ka dib markii uu qabtay Ugaasninada. Ugaas Cali Ugaas Cali waxaa uu lahaa aftahanimo ilaa xad ah oo hadduu hadlo la wada dhagaysto, wax uu ku hadlano tahay xikmad laga faa’iidaysto. Waxaa uu ahaa nin aad loo adeeco loona maqlo waxa uu ku taliyo, oo haddii uu khilaaf ka dhex jiri beesha dhexdeeda, wax uu ahaa kan isku keen ee loo hogaansamo talada uu bixiyo ee uu yidhaahdo sidaa ayaan ku taliyay ee ha la yeelo. Waxaana uu had iyo jeer ku dadaali jiray in ayna dhicin kala fogaasho soo kala dhexgala ama ku yimaada beesha Gadabuusi ee uu Ugaaska u yahay isga oo adeegsanay Xerrkii ahaa (Gadabuursi bah maaaha ee waa beel). Ugaas Cali waxaa uu geeriyooday markay taarikhdu ahayd 1639 kii Miilaadiga, wuxuuna ku asan yahay Gabilay, oo ilaa imika lagu siyaarto. By Mahdi Qaadi – Colubus Ohio

If I translate the most important parts it says that:

Ugaas Cali was crowned in Gabiley in 1607.
He was born in Dhoobo in 1575.
His mother's name was Khadija Sheekh and she was of the "Aba Yoonis (Gari)" clan.
He was very knowledgeable in the islamic religion. He studied religion in Saylac and Herer.
One of the persons behind his religious training was Sheekh Nuur, who was one of the most important religious scholars of that time.
He was also very beautiful and among his physical traits was his big beard.
There is a Qur'an that was handwritten by him.
He was a great speaker that had the capability to capture everyone's attention.
He died in 1639 and is buried in Gabiley and his grave is still a site for visits.


was going to post the biography of the 3rd Ugaas. Here on the site his name is: Ugaas Nuur Ugaas Cabdi. But on http://www.samaroon.wordpress.com it says that Ugaas Xuseen Ugaas Cabdi is next in line. It seems like a couple of Ugaas's have been lost. Which is good because now we can solve the problem of the very long years between generations. At least a little. I'll highlight the Ugaas's that are missing from the website:

Name of Ugaas: Year of crowning: Place of crowning:
Ugaas Cali 1639 Saylac
Ugaas Cabdi Ugaas 1639 Saylac
Ugaas Xuseen Ugaas Cabdi 1664 Saylac
Ugaas Cabdile Ugaas Cabdi 1665. Saylac
Ugaas Nuur Ugaas Cabdi 1698 Saylac
Ugaas Hiraab 1733 Saylac
Ugaas shirdoon 1750. Saylac
Ugaas samatar 1772 Saylac
Ugaas Guuleed. 1812. Saylac
Ugaas Rooble 1871. Harawo
Ugaas Nuur Ugaas Rooble 1835. Saylac
Ugaas Rooble ugaas nuur 1888. Saylac
Ugaas Cilmi warfaa 1898 Harawo
Ugaas Cabdi Ugaas rooble. 1938. Harawo
Ugaas Doodi 1948 Harawo
Ugaas Rooble Ugaas Doodi 1952. Harawo
Ugaas Jaamac Muxumed 1960 Harawo
Ugaas C/rashiid Ugaas Rooble. 1985- Current Ugaas (Borama)

In addition, in this list there is no Ugaas Roble that reigned before Ugaas Cabdilrashiid as there is on the website.
Harowo,com (http://harowo.com/2010/03/09/taxanaha-t ... aas-cabdi/) also states a Xuseen as the 3rd Ugaas.


No comments:

Blog Archive