Dhawaan waxaa lagu wadaadaa in uu ku furmo xarunta                             gadiidka booliiska ee Magaalada muqdisho anisixidii                             qabya qoraalka ee looga fadhiyo in ay ansixiyaan ku                             dhawaad 825 oo ka mid ah odayaasha dhaqanka oo laga                             kala keeni doono Goboladda Dalka oo dhan, lakiin sida                             uu sheegay Ugaas Axmed Ugaas Sid Cali Ugaas Xuseen                             oo ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Rasmiga ah ee Beesha                             Biimaal in uu dareemay in uu ka jiro xafiiska ra’isulwasaaraha                             is bar baryaac u dhexeeya ugaasyada dhabta ah ee beesha                             Biimaal iyo ugaasyo macmil ah oo uu ku tilmaamay kuwo                             gardaro oo ay hoosta ka wadaan xildhibaan iyo wasiir                             uu ku shegay in ay ka soo horjedaan Ugaasyada dhaqanka                             ee beesha aqoonsan tahay kuwaas oo kala ah 

1. Ugaas Axmed Ugaas Sid Cali Ugaas Xuseen
2. Suldaan Axmed Suldaan Maxamed Cali
3. Iyo Ugaas Faarax Cabdi Shiikh
1. Ugaas Axmed Ugaas Sid Cali Ugaas Xuseen
2. Suldaan Axmed Suldaan Maxamed Cali
3. Iyo Ugaas Faarax Cabdi Shiikh
 
 
No comments:
Post a Comment