Sunday, June 17, 2018

Beelaha Biimaal iyo Adeerkood (Dabruube) oo Kulan Ballaaran ku yeeshay Magaalada Marka

 

17 June 2018

Notables belong to the Biimaal clan.jpg
 





       


Kulankan ballaaran oo ay wada qaateen Beelaha Biimaal iyo Adeerkood ayaa waxaa kasoo qeeb galay Odeyaal dhaqameedyo Caan ka ah Gobolka Shabeelada hoose.

Wakiilo kala Matalayay Beesha Biimaal iyo Adeerkood oo kala ah: Adeerka Afarta Eramage Dabruube Maxamed, Sacad Eramage, Daadoow Eramage, Ismiin Eramage, Niiloow Eramage (Shukureer) iyo Seema Biimaal ee Kalafoow.

Ujeedada Kulankan loo qabtay ayaa ku saabsanaa sidii loo soo celin lahaa Xiriirka Beesha Niiloow Eramage (Shukureer) oo waa yadii dambe sii daciifayay.

Beesha Niiloow Eramage (Shukureer) oo ka mid ah Afarta Eramage oo ku Abtirsada Beesha Biimaal ayaa mudooyinkan dambe gaar uga Socday Beesha inteeda kale.

 Xubnihii kasoo qeeb galay fadhiga Beesha ayaa aad usoo dhaweeyay tallaabada wanaagsan ee la qaaday iyagoo aad ugu mahad celiyay qaban qaabiyaaasha Kulankan.

Afhayeenka Beesha Biimaal ee Shabeelada hoose Yuusuf Cali Boorre oo ka mid ahaa Ragii uguntaday in kulankani uu qabsoomo ayaa waxa uu aad ugu mahadceliyay Waxgaradkii fadhiga Beesha Soo xaadiray, waxaana uu sheegay in jiro kulan midkaan ka ballaaran oo ay Beesha isugu imaan doonto Maalmaha soo socdo hadii Allaha Awoode leh uu aqbalo.

Dhinaca kale waxaa xusid mudan Maamo Madiino Maxamed Cabdi muuse oo laheyd Fikirka Kulanka beesha kana geesatay taageero weyn sidii kulankan u Qabsoomi lahaa, intii Kulanka uu socday Maamo Madiino ayaa qadka Telefoonka uga qeeb qaadatay iyadoo kusugan Wadanka UK.

===============================================================


Dabruube iyo intuu Dhalay. Madigaana waa beel Dabruube ah ayuu nala wadaagay nin Dabruube ah
Dabruuwe Mohamed. 


SUBCLANS AND FAMILY TREE The Dabruuwe clan has five major subclans, whose there mnemonics is: Rage dabruwe.Yusuf dabruuwe Weheliye dabruuwe. also dabruuwe and bimal they are brothers tree is as following: The Mathigaan or Madigaan is a sub subclan of Dabrube, the Subclan of Dabruuwe and is one of the tribes that inhabits in Ethiopia and Somaliland. Historically, the Mathigaan were mainly pastoral and farmers who separated from other Dabruuwe in nearly 400 years ago, however, the record of written documents and inherited information from ancestors is well reserved in lower shabelle. The Dabrube tribes lived in different parts of somalia and Ethiopia, but they each had their history an


Beesha wexey u kala baxdaa:

Raage Dabruwe

Yusuf Dabruwe

Wehliye Dabruwe


Beesha Madigaana waa Dabruube beel ka tirsan oo luntay, Kuna baahsan Ethiopia iyo Wooqoyiga Somalia




Bimaal (Jamal) bin Mahamed
  • Gaadsen (Sheikh Abdirahman)
  • Sa'ad
  • Da'ud
  • Ismiin,
  • Bahal Saciid
  • Suleiman (Saleiban)
  • Daadoow

 Abdirahman Eremage( Geedsan) === the name of Geedsan or gadsen is a nickname,which means "genuine" given by his Scholar called Sheikh Abdirahman Ulamadoobe. The Gaadsen or reer Aw-Gaadsan branch of the Bimaal. The Aw Gaadsen trace themselves from holymen and sheikhs living as pastoral nomads

 
 

2 comments:

Anonymous said...

M.a

Anonymous said...

M.a

Blog Archive