Tuesday, July 17, 2018

Beelweynta Dububle Habar Gidir oo ay Cadaatay Abtirsiinadooda Saxda ay Tahay Gadabuursi Dudub Cismaan iyo Cugaashoodi oo soo Booqday Beesha Gadabuursi Dir

Duduble maaha Hawiye Mana aha Hiraab ee Waa Samaroon(Gadabuursi) Waliba Makahiil Jibriil Yoonis-Waliba Dudub Cismaan Kheyr Waana Raga Dageen Ahaa iska Leh Quljed Xariirad iyo C/Qaadir .


Tariikhdii aheyd Hiraab Maxamed Duduble waa la soo afjaray!!!!



 
Waxaa Muda dheer la ogaa in Dudublah beesha Habar Gidir ay ka luumeen beelweynta Gadabuursi Beesha Dudub Cismaan ee Samaroon. Dhawaan wafdi weeyn oo Duduble Habar Gidir ayaa soo booqday magaalada Xariirad Dhankeeda waqooyi waxana ay booqdeen dudublehii ka yimid koonfurta qabrigii awowgoodi saxda ahaa.
 
Soo  dhaweeya Duduble oo a tolkiin bahweynta Direed ee konfurta Dagan waxaanu ka codsaneynaa in ay ogaadan kana war hayaan toldkood laga bilaabo manta siiba ku dagaan damaan deeganada ay walaaleheen Duduble ku nool yihiin. Ogaada, ka war haaya, xriiriya. Siiba beesha Surre ee dagta dalkaas ee lagu yaqaano in ay yihiin Rag iyo Dumar magaca Direed Jecle kuna faana magaca guud ee dadka.
 
 
 
 
 
 
Xariirad dhankeeda waqooyi waxa ku aasan Dudub oo aad looga karaameeyo deegaanka iyo gobolkaba- Sanad walbana waxa looga soo diiqa meelo badan.
 
 
 
 
 
 

No comments:

Blog Archive