Saturday, July 21, 2018

DAAWO CALEMASARKA SULDAANKA WARAKIYO IYO BEESHA AKISHO - Shirkii Qurbo Joogta Beesha Akisho

 
 
Liiska Xubnaha Golaha Guurtida Somaliland Iyo Saami Qaybsiga Beelaha 82 Kursi ee uu Golahu Ka Kooban
 
 
 
 
 
Somaliland Beesha Akisho Kuraas u qalma ma Siin bal fiir meeshaan, Akisho maa Hal kursi Waqooyi galbeed oo dhan ka istaahisha !!!!
 
Gurgure kursaas dhan lama siin, Cabaas Muuse oo Bari dagga oo ka Dhashay Surre hal kursi lama siin maxaa ka qaldan Isaaq ?

 

No comments:

Blog Archive