Saturday, July 14, 2018

The List of the Somali Cabinet Ministers from 1960-64- July 22/1960 Golahii Wasiirada

The List of the Somali Cabinet Ministers from 1960-64

Surre Waxaa Kaga Jiray 3 Nin oo kala ah :
 
Mohamud Abdi Nur(Juuje)W. Arimaha GudahaDirQubeysBaay
Cabdullahi Xaaji Maxamed (Insani)Ku-xigeenka TacliintaDir/AgonBaaymagacabay July 22/60

Maxamed Bile- Reer Agoon Wasir

July 22/1960 Golahii Wasiirada ee ugu horeeyey uu Ra’iisulwasaare Cabdirashiid Cali Sharmarke uu magacaabo iyo beelaha ay ka soo jeedeen:


Aadan CabdulleMadaxweyneHawiyeUjejeenHiraan
Cabdi/shid Cali SharmarkeRa’iisul wasaareDaaroodMajeerteenBari
Cabdi Xassan BuuniRa’isulwasare kuxigeenGadabursiSamaronAwdal
Axmed Xaji DucaleWasiirka BeerahaIsaaqH/JecelSanag
Maxamed Ibrahim CigalWasirka DifaacaIsaaqH/AwalW/galbeed
Cali Garad JamacWasirka TacliintaDaroodDhulbahanteSol
Abdikaadir (Zoobe)Wasiirka MaaliyaddaRaxweynDisowBay
Abdullahi Ciise MaxamudWasiirka A/DibaddaHawiyeHabar gedirMudug
Sheikh Cali JimcaleCafimaadka & ShaqadaHawiyeXawadleHiraan
Sheikh Cabdule MaxamudWarshadaha & GanacsigaDaroodMareexaanG/Gaduud
Cali Maxamed HiraweWasiirka WarfaafintaHawiyeAbgalSh/Dhexe
Cabdi/saaq Xaaji XusseenWasirka A/GudahaDaroodMajeerteenMudug
Mohamud Axmed MaxamedWasiirka CaddaaladdaHawiyeAbgaalSh/Dhxe
Cabdi Nuur Maxamed XussenA/Bulshada & IsgarsiintaRaxweynBay
Cusman Maxamed IbrahimWasirka Arimaha Soomaalida (Saddaxda maqan) NFD. Jabuti OgadenyaDarodOgaadeenJ/Hoose

July 20/1961, waxaa si aqlabiyad buuxda leh lagu doortay Axdigii joogtada ahaa ay ku dhaqmi laheyd dowladda la dooran doono. Waxaa dhamaaday halkii sanno oo xukuumadii  kumeelgaarka ahayd, waxaa loo dareeray doorasho diimoqaraadiyad aheyd, waxaa gobolada iyo degmooyinka dalka laga soo doortay 121 xildhibaan (Dibutaate) oo noqday Golaha Barlamaanka.

July 11,1961, waxay mar labaad xubnaha barlamaanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya u doortaan mudane Aadan Cabdulle Cusmaan oo hal cod kaliya kaga adkaaday mudanihii la tartamaayey ee Sheikh Cali Jimcaale, oo isagan Hawiye ahaa.

Madaxweyne Aadan Cadde, waxuu markale Ra’iisul wasaare u magacaabay Cabdirashiid Cali Sharma’arke.

Cabdirashiid waxaa laga sugayey inuu soo magacaawo Gole Wasiiro oo ka kooban 12 xubnood.


July 27/1961 Golihii wasiirada ee labaad uu Ra’iisul wasaare Cabdirashiid Cali Sharmarke uu magacaabay, magacyadooda iyo beelaha ay ka soo jeedaan:
Aadan Cabdule CusmaanMadaxweyneHawiyeUjeejeenHiiraan
Abdi/shid Cali SharmarkeRa’iisul wasaareDarood MajerteenBari
Ali Garad JamacWasiirka BeerahaDaroodDhulbahanteSool
Sheikh Cali CusmaciilWasiirka DifaacaIsaaqH/yoonisTogdheer
Maxamed Ibrahim CigaalWasiirka TacliintaIsaaqH/awalW/galbeed
Cabdulkhadir (Zoobe)Wasiirka MaaliyaddaRaxweynDisowBay
Cabdullahi Ciise MaxamedWasirka A/DibaddaHawiyeHabar GidirMudug
Sheikh Cali JimcaleCafimaadka & ShaqadaHawiyeXawaadleHiiraan
Sh. Cabdullahi MaxamudWarshadaha&GanacsigaDaroodMareexaanG/Gaduud
Cali Maxamed HiraabeWasiirka WarfaafintaHawiyeAbgaalSh/Dhexe
Cabdi/saq Xaaji XusseenWasiirka A/GudahaDaaroodMajeerteenBari
Maxamud Axmed MaxamedWasiirka CaddaladdaHawiyeAbgaalSh/Dhexe
Cabdi Nur Maxamed XussenWasiirka A/Bulshada & IsgaarsiintaRaxweynRaxweynBay
Golihii wasiirada ee la magacaabay July 1961-kii, ayaa qilaaf, isqabqabsi iyo qabiil qancin darteeda laysuga shaandheeyey.
November 19,1962, ayaa hadana Gole wasiirada oo cusub uu magacaabay Ra’iisulwasaare Cabdirashiid Cali Sharmarke
Aadan Cabdule CusmaanMadaxweyneHawiyeUjejeenHiiraan
Abdi/shid Cali SharmarkeRa’iisul wasaareDarood MajerteenBari
Ali Garad JamacWasiirka BeerahaDaroodDhulbahanteSool
Hilowle Macalin Max’edW. GaashandhiggaDaroodOgadeenJ/hoose
Yusuf Cusmacil SamatarW. WaxbarashadaIsaaqHabar AwalWaqoyi Galbed
Abdi/dir M. Adan ZopeWasirka LacagtaRaxweynDisowBaay
Abdulahi Ise MohamedW. Arimaha DibaddaHawiyeHabar GidirMudug
Maxamud Axmed MohamedW.Shaqalaha&CaafimadkaHawiyeAbgaalSh/Dhexe
Xaji Ibrahim Cusman FodW.Ganacsiga&WarshadahaIsaaqHabar YonisWaqoy Galbed
Cali Maxamed HirabeWasiirka WarfaafintaHawiyeAbgalSh/Dhexe
Mohamud Abdi Nur(Juuje)W. Arimaha GudahaDirQubeysBaay
Axmed Geele XassanWasirka Cadaalada & Arimaha DiintaHawiyeXawadleHiiraan
Cabdirisaq Xaji XussenWasirka Isgaarsiinta & Arimaha BulshadaDaroodMajeertenMudug
Golahan wasiirada ee cusub waxaa lagu soo daray:
Hilowle Macalin Maxamed Wasarada Difaaca…………………………Darood (Ogadeen)
Yusuf Cismacil Samatar Wasarasa Tacliinta………………………….Isaaq(Habar Awal)
Maxamed Axmed Maxamud Wasada Shaqaalaha iyo Caafimaadka …….Hawiye (Abgaal)
Axmed Geele Xassan wasiirka Cadaalada & Arimaha Diinta…………..Hawiye (Xawaadle)
Cabdirisaaq Xaaji Xussen Wasirka Isgarsiinta iyo arimaha Bulshada……Darood(Majerteen)
Waxaa Xilalkoodii waayey:
Maxamed Xaaji Ibrahim Cigal (Isaaq)
Sheikh Cali Cusman (Isaaq)
Sheikh Cali Jimcale (Hawiye)
Maxamud Axmed Maxamed (Hawiye)
Cabdinur Maxamed Xusen oo (Raxweyn) booskiisa Cabdirisaq Xaji Xuseen aa lagu bedalay!960-1964-kii Wasiir Ku-xigeenadii uu magacaabay Ra’iisulwasare Cabdirashid Cali Sharmarke
Cabdullahi Xaaji Maxamed (Insani)Ku-xigeenka TacliintaDir/AgonBaaymagacabay July 22/60
Sheikh Maxamed IsaaqKu-xigenka Arimaha GudahaHawiye/JejeleBaayJuly 22/60
Mohamed Ossoble AddeKu-xigenka Isgarsinta& Arrimaha BulshadaHawiye/MurasadeGalgaduudJuly 22/60
Sheikh Cali CusmancilGarsorka & Arimaha DiintaIsaaq/Habar YonisTogdheerJuly 22/60
Xassan Caliyow MursalKu-xigenka Golaha WasiiradaRaxweyn/ElayBaayJulay 22/60
Maxamed cali DaarKu-xigenka Arimaha DibadaDarod/MajeertenNugaalAug.14/61
Xussen Cumar XassanKu-xigenka Beeraha & Xanaada XoolahaDarood OgaadenSomali GalbeedAug.14/61
Maxamed Cali DhoreKu-xigeenka TacliintaHawiye/Habar gidirGalgadudAug.14/61
Mohamed Sh. Maxamed DahirKu-xigenka DifaacaRaxweyn/YantarBaayAug.14/61
Aadan Shire JamacKu-xigenka Arimaha GudahaDarood/MarexanGalgadudNov.19/62
Abdiraxman Xaji MuminKu-xigenka Xanaanada XolahaHawiye/galjacalHiraanNov.19/62
Maxamed Sh. Maxamed DahirKu-xigenka Golaha WasiradaRaxweyn/yantarBaayNov.19/62

No comments:

Blog Archive