Tuesday, July 24, 2018

Wararkii Ugu Dambeeyey Dagaalka U Dhaxeeya Qowmiyadda Oromada iyo Beesha Gadsan ee Golbolka Afdheer


Wararkii Ugu Dambeeyey Dagaalka U Dhaxeeya Qowmiyadda Oromada Iyo Beesha Biimaal Ee Degta Dhulka Somali Galbeed

 Image result for afdheer

July 11, 2018

Wararkii ugu dambeeyey ee aan ka heleyno deegaanka Buta oo ka mid ah deegaanada ay ku dhaqanyihiin Xoolo dhaqata u dhashay Beesha Biimaal ee degta dhulka Somali galbeed ayaa maanta xaaladda deegaanka wax xoogaa ah degan.

 

Deegaanka ayaa waxa dagaal xun uu ku dhex marey dabley kasoo jeeda Qowmiyadda Oromada iyo Beesha Biimaal gaar ahaan (Gadsan) Sheekh Cabdiraxmaan Ermege oo degta dhul ballaaran uu ku yaalla Gobolka Afdheer ee deegaanka Somalida Itoobiya.

 

Khasaare kala duwan ayaa dagaalka ka dhashay, waxaana lagu soo waramayaa in khasaaraha ugu badan uu soo gaarey dableyda Qowmiyadda Oromada oo ku cusub dagaalka iyadoo qaarkood ay u badanyihiin dad reer baadiya ah oo qaab siyaasadeysan loosoo hubeeyey.

 

Warar aan heleyno ayaa sheegaya in in kabadan 27 dabley ah looga dilay difaac adag oo ay ku jireen Ciidamada isdifaacayey ee deegaanka Buta ku sugnaa, waxaana la xaqiijiyey in ay qaateen dhaawacyo badan oo goobta lagu waxyeeleey.

 

Qeyla dhaan ka timid Qowmiyadda Oromada oo markii hore loo sheegay in dagaalka uu ku garab siin doono maamulka Cabdi Iley ayaa markii dambe lagu keenay Ciidamo ka socda dowladda Fedaraalka ee Itobiya si xiisadda loo dejiyo.
Image result for afdheer
 

2 comments:

Anonymous said...

Deegaanada Dir ee la weeraray waa badan yihiin meelo badan oo Dirku ku badan yihiim ayaa dagaaladu ku sii fidayaan marba marka ka sii danbeysa.




Other areas populated by Dir that were attacked and there is strong animosities between the Somali/ Oromo communities who are brothers and always lived in peace and harmony include:


Violence has broken out between two long-standing friendly communities on the border of Oromia and the Somali Region in Ethiopia on 12 July 2018. Oromia-based gunmen killed some 50 Somali civilians,

It is reported that violence against Somalis which has led to tragic losses are concentrated in areas such as Jinacsani and Babili in the zone of Faafan, Moyale and Dhakaa Suuftu in Liibaan, and Qarsaa Duula in Afdheer. Furthermore, areas where Somali homes have been burnt, include Dire Dima, Ceel goos, Kojawa, Tuma, Jaamu, and Ban Qorile in Liibaan Zone where over 50 people have also been killed. On top of this, Somalis living in Oromia particularly in Aabaabaru, Darmi, Haraqalo, Waato Bureeri, Darmi, Waadara, Bitaata, Kur Kuru, Duruura, Hamareesa, Koonfi Ambo located in Guji have also been severely impacted by the border violence. The defenseless Somali civilians living in these areas are essentially trapped and unable to escape or seek refuge as they are directly persecuted for the violence in border areas. Their houses have been burnt and their livestock confiscated; many are at risk of starvation or falling into the hands of Oromo militias only to be killed.

Anonymous said...

Fiqicilmi
Fiqicilmi is one of the main subclans of Biamal. The Fiqicilmi clan inhabits Somalia, Ethiopia and Kenya. And the Fiqicilmi has the following subclans:

Omar Faqi
Adan Faqi
Abdirahman Faqi
Ibrahim Faqi
Mohamoud Faqi
Diini Faqi
Gaadsan
Gaadsan, a subclan of Biamal, is one of the largest clans of the Dir. Their homelands are divided amongst three countries: Ethiopia, Somalia and Kenya. In Ethiopia, Gaadsan clan reside in three woredas: Liben (Jarrati, Waladaya, Doolow and Guuredhamole), Gode (Iimey and Boola), and Misraq Gashamo (Nusdariiq, Marsin, Kabtinuur and Qabridhare). The Gaadsan in Somalia mainly live in Bakool, Gedo and the Lower Juba Regions. In Kenya there is a third division of Gaadsan, known as Gaadsan-Kenya, the brother of Wardey Clan (subclan of Madaxweyne Dir). Both Gadsan and Wardey have settled on the largest and wealthiest lands of Somali Kenya such as Bangal, Garseeni, and Hoolla

Blog Archive