Wednesday, November 28, 2018

Beesha Layiile Cali Madaxweyne Beesha Reer Aw Saciid Ma Qaar baa dhex Dagan oo ku Milmay Sheikhaal ?

Qoraalkaan hoose ku qoron waxaa uu xusayaa in Reer Aw Said ay is dhex dagaan.

Waa Xaqiiq Reer Aw Saciid waa Layiile Cali wax ay dadna isugu Dhaw yihiin beesha Gurgure Madaxweyn Dir oo ay walaalo laxmiya yihiin hubaalna dad badan oo waxa jira moodi jiray in Layiile yahay laf hoose timaada Gurgure. Laakin qoralkaan hoos ku qoron ee la xiriirinaaya Reer Aw Saciid sheikhal anigu ma maqal. Yaa noo Macneen kara ?

Layiile waxaa ay burbureen 300 boqol oo sano ka hor qaarban meel ayay u guureen.

A) Qeyb waxa ay dhex Dagtay Ogaadeen  

B) Qeyb Kale wax ay ku dhex luntay Oromo

C) Qeyb waxa ay dhex dagan tahay Sacad Muuse Reer Awal ( Reer Gadiid)

D) Qeyb kale wax ay dhex Dagan yihiin Gadabuursi

Qeybta ugu weyn ee koonfurta waxaa oo jiitay oo soo dhaweeyay beel weynt Bimaal iyo Surre Dir oo Konfurta ayay dagan yihiin Kursina Waxa ay ku leeyihiin Barlamaanka Somali Xildhibaan.

Laba Beelood oo Reer Aw Saciid Kursi ( Madaxweyn Dir)
Mandaluug Dir Kursi
Warday Kursi


 1.gobolka baay (degmada buurhakaba,ufurow,bulafulaay) 2.G.shabelada hoosee (degmada qoryooley,Mubarak,tooretoorow) 3.G.jubada/hose (kismayo) 4.G.jubada/dhexe(jamame,jilib)




 https://so.wikipedia.org/wiki/Beesha_Aw_saciid

Aw Saciid waa beel ka tirsan beelaha soomalia isinkoodana waa Dir dad badan ayaa waxay u yaqaanaan besha aw saciid in aay yihiin Shiikhaal ... Balse waa dad wada dhashay oo waxay kaliya midkayihiin magaca shiikhaal . Beesha Awsaciid Dawladda somali waxay kusoo galaan Dir waayo waa Dir . shiikhaasha kalena waa aay la dhasheen oo odayga Aw saciid ayaa Bixiyey magaca shiikhaal oo marki hore ahaa shiikhyaal shan sheekh o meel wax kuwada barta cilmiga diinta islaamka. sidoo kale waa culimo wada meel kuwada xeroobay. beesha reer awsaciid waxay degtaa goboladan soo socda 1.gobolka baay (degmada buurhakaba,ufurow,bulafulaay) 2.G.shabelada hoosee (degmada qoryooley,Mubarak,tooretoorow) 3.G.jubada/hose (kismayo) 4.G.jubada/dhexe(jamame,jilib)

Dagmada Saakoow na waxeey beeshu ku leedahay ama ka dagan dad aad u badan oo gaaraya Boqolkiiba %40 Caanaha iyo Qoryahana ayaga Keena Tuulooyinka Baroow Diinle Buulo Cadeey Baarka Muumin Dhooroow iyo Dhakaajo dhamaan. (Xog: Dr.Abdirashid)

1 comment:

Anonymous said...

Maa beenta iska dhaaftid direy dad laaan maa heerkaan idin gaarsiisay ma adinkaa magac sheekha ku lug lahaa gaala oromaa aheydeen wixii islaamay oo quraa ka harayee oo adinkaan nala joogo ah hadii aydan islaami lahayn waxaad joogi laheydeen nacelle iyo ka shishe walaalihiin oromo

Blog Archive