Thursday, September 1, 2022

Documentary:1940- Yadii Ayaa Beesha Daarood Waxa Ay Maqleen (Sheikh Weyn Ee Direed Aw Buube Ee ilaa 1300 Loo Yiqiin Wali Duula)) Markaasay Hindiseen ama Ka Xadeen Sheekadii Aw Buube- Sheikh Daarood Wuu Duuli Jiray (( Magaciisu Wuxuu ka Yimid)) Taayuur ((Duulaagii Flying Saint))


1889 Kii Ilaa 1969 Qoraayaashii Westernka oo 

Awbube is an ancient town in the Awbare district.[3] It was a center of activity during the Golden Age of the Adal Sultanate.[4][5] Called after its patron Somali Saint and Hero Awbube, known as the "Flying Saint", who was instrumental in the spread of the Islamic faith into the Abyssinian hinterlands, [6] a hero of many early battles which some accounts mention was against the Ethiopian Empire and earlier inhabitants of the region. He was mentioned by name in Futuh al Habasha where the armies would visit his tomb and seek blessings through him and his family in their battles against the Portuguese and Abyssinian armies.[7][8][9]

Shihab al-Din Ahmad mentions the Patron Saint Awbube by name in his famous book Futuh al Habasha. He states:



A huge conical elaborately shaped tomb has been built on top of the grave of the Patron Saint.[11] According to historical accounts, both the celebrated patron Saints Awbare and Awbube hail from the ancient Dir clan family.[12] Both the tombs of the celebrated patron Saints Awbare and Awbube are much frequented and under the protection of the local Gadabuursi Dir clan who dominate the region in which they are buried.[13][14]


Documentary:1940- Yadii Ayaa Beesha Daarood Waxa Ay Maqleen (Sheikh Weyn Ee Direed Aw Buube Ee ilaa 1300 Loo Yiqiin Wali Duula)) Markaasay Hindiseen ama Ka Xadeen Sheekadii Aw Buube-  Sheikh Daarood Wuu Duuli Jiray (( Magaciisu Wuxuu ka Yimid)) Taayuur ((Duulaagii Flying Saint)).
Qorayaashii reer Galbeedka Ee booqday dhulka Daarood -Midwalaba Tagay Bari ma Soo tabin Daarood Duul Duuli Jiray. Sheekada Daarood waa Duulaa 1940dii ilaa 1950dii ayay Daaroodka ka soo qaateen Waliga caankee Direed Sheikh Awbuube oo ilaa qarnigii 1300 la dhihi jiray wuu duuli jiray.
Mida Kale Waa Been Magaca Daarood Waa Magac Kushitig Ah oo Ku Saleeysan -OOD ama kii Ooday oo Waxaa Jira Qabiilka Weyn Ee Muddulood waa kii Mudulka Ooday Iyo Daarood Kii Daarta Ooday Al Daahira ama Al Dayuura iyo Sheekadaas waa sheeko cusub oo Manaqibka Daarood dhawaan lagu daray iyaadoo laga soo eegtay Sheeikh Aw Buube oo Qarnigii 1300 ka hor noolaa.
-------------------------------------------------------------

Dhageeyso Ninkaas, Wuxuu Leeyahay Isaaq waa carab 200 Sano Daarood ka hor  ayuu Ciraaq ka yimid beentiisa. Maxaase ka galay isaga muu abtirsiintiisa hagaajisto. Isaaqoo ay iyagu daaroodku ilaa sheegeen inuu Dir yahay ilaa Guba ayuu sheeko xariirkiisi ku soo daray.

Daarood Ilaa Qamaan Ilaa Harti Dhulbahante Isaaqa Dir beeyku sheegaan. Oo iyaagaa ugu yeeri Jiray, iidoor Isaaq Waa Dir . Dhageeyso Labawajiilinimada Daarood gabeygan::

MAJEERTEEN IYO DAAROOD WAA KUWAAS LABA WAJIILINIMADOODA. DHAGEEYSO NAAGTAA MAJEERTEEN::

Captain H.G.C Swayne R.E. (1895) describes the areas near and around Awbube in the Gadabuursi country, in his book Seventeen Trips Through Somaliland:

https://en.wikipedia.org/wiki/Awbube














DARDAARANKII SHARMAARKE IYO CABDIRISAAQ XAAJI XUSEEN ILAA  MADAXDII SIYAAD BARE --- WAA DIR KALA ILAALIYA KALA DHANTAALA SIIBA SADEXDA WAQOOYI DAGAN QOFWALBA OO DIRKA KOONFUR AYAA KUU SEEGAYA

 

No comments:

Blog Archive