Sunday, May 1, 2011

AKISHO WAA BOQORTOOYO AMA GAAL KU SHEEG AMA MUSLIM

AKISHO WAA BOQORTOOYO AMA GAAL KU SHEEG AMA MUSLIM
ISAAQA WAAGII AY KA CARAREEN SIYAD BARRE EE SNM-DAGTAY JIGJIGA WAA LAGA RACADEEYAY WAXAANA AY IYAAGO XIIQSAN U CARAREEN HARAWO-DIRADHABE DHULKA AKISHO-GADABUURSI-CIISE IYO CASIMADA GURGURE OO AY CAADI IYO NABAD KU JOOGEEN MARKA BARTIRE-ABSAME ABASGUULA IYO OGAADEENKA LA BAXA MAGACYADA GAALADA OROMADA SIDA JIDWAAQ-TAGAALWAAQ IYO SIWAAQROON-KOOMBE IYO WAX LAMIDA MEY WAXA KA SHEEGAN INTA TOLKOOD AY KU MEREYSANAYAAN


DIRKA SAXDA IYO DIRKA BUGTA AH FARQIGA U DHEXEEYA

DIRKA WAAQOOYI SIIBA ISAAQ KALA DIR AYAAN NAHAY. DIRKA KOONFUR WAA DAD IS JECEL OO WANAAG KALIYA ISU QUURA. MARNABA KAMA SUURA GASHO IN AY IS XAQIRAAN. LAAKIN DIRKA WAQOOYI SIIBA BEESHA MAXAMED XINIFTIRE MAHA EE ISAAQ WAA HERYADOOD CUNOOYIN. GAALADA WAX QORTA AYAY TOLKOOD CAYDOODA U SHEEGAAN IYAGOO IS AMAANAYA

BUUGA “FIRST FOOT STEPS RICHARD BURTON ISAAQU WAXA AY KU TILMAAMEEN GADBUURSIGA WAA WECELO ” GARAR GARCATAY OO ISAAQA AYAA GUDUHU BUURTAY– RINTAY BILAA MEHER

SIDOO KALE GADABUURSIGA IYO CIISAHA RICHARD BURTON WAX AY U SHEEGEEN IN ISAAQ DULI AAN AJI NASAB EHEYN AY YIHIIN OO IYAGA KALIYA NASAB YIHIIN

DACDO KALE OO LAB MUSHARAX AY KA SHEEGEEN DIRKA WAQOOYI BEESHA AKISHO OO SOMALILAND DAGTA.

MARKA DIRNIMADA KOONFURTA IYO WAXA AY UGU YEERAAN DIRNIMADA WAQOOYI SHAQO ISKUMA LAHA OO WAA DAD NAGA ARAGTI DUWAN– SIIBA ISAAQA.
Sunday, May 1, 2011
LABO MADAXDA SOMALI LAND OO ISUGU MAHMAAHAY AKISHO MADAXWEYNE DIR
QORAAL IYO HADALO AY IS WEYDARSADEEN LABO MUSHARAX OO KU LOOLTAMAYAY SOMALILAND MADAXTINIMADEEDI SII BA MAXAMED XAASHI OO AKISHO KU HADAL KU SAANSAN KU MAAHMAAHAY

ISAAQA MAR MAR AYAY NOQDAAN HERYADII CUNAYAAL OO AY KA SUURTA GASHAA IN CURADAD AY KU ABTIRSADAAN AKISHO DIR MADAXWEYN IN XITAA AY WAX KA SHEEGAAN. HABA KA SHEEGAANANE WAX MACQUULAA LAGA SHEEGAA QOFKA KU HABOON BEESHA AKISHO MA GAAL NIMAA LAGU SHEEGI KARAA ?? MAXAMED HASHI INKASTOO UUSAN SI TOOSA U DHIHIN HADALKA WAXAA HABOONEED MA ISAAQA DIINTA IYO RASUULADA IYO WAX WALBOO MUQADASA CAAYI JIRAY MIYAA CID KU SHEEGI KARA GAALO.

SU’AASHA KALE EE ISAAQA AAN DHIHI LAHAA WAA MAXAA HERYADII CUNE KAA DHIGAY OO DADKA TOLKA EED SHEEGATO U CAYDAA. SOMALIDAA KU MAAHMAHDA ” AABOW KA YAR IGA CELI AAN KA WEYN ISKA CELIYEE”"

ISAAQU GADABUURSI, AKISHO IYO CIISE IYO RAGA TOLKOODA UN BEEY CAYAAN MAXAY GAALNIMADOODA AMA DAAROODKA AY MAR MAR KUDEYDAAN MARKEEY CARABTA SHEEGANAYAAN — U CAYIWAAYEEN U NA ARKI WAAYEEN DAROODKA LA BAXA JIDWAAQ-TAGAALWAAQ-SIWAAQROON-ABDULWAAQ— WAAQNA WAA WEXEY CABUDAAN ORAMADA GAALADA AH INTEY AKISHO IYO DAD KA SAREEYA DAYAYAN–AMA ISAAQU MUU ARKO IN AY YIHIIN QOOMKA KALIYE EE SOMALIA ILAA DHAWAAN DIIN IYO RASUUL CAYN LAGU YAQAANAY.

ISAAQUSE MA ISWEYDIIYAY DADKA ISAGA MUSLIMIYAY EE SHEEKHYADA AW BUUBE–ABARKHADLE-IYO ABAADIR AHAAYEEN- MIYSAN OGEYN KOWAN AY GAALADA KU MATALEEN (AKISHO MADAXWEYN DIR IN AY KA SOO JEEDAN– HAA SHEKHYADAAS MID ISAAQ KUMA JIRO WEYN OG YIHIIN.

HADAL IYO DAMAANTII WAAKAN HADALKII JARAAIDKU QOREEN. JAHIL NIMAA KA KEENTAY MAXAMED IYO CIDUU HADALKA KA SOO MAQLAY.

””Su’aashaas oo ka qaybgaleyaashii xafladda si weyn uga qoslisay aadna loogu sacabo tumay Axmed-Siilaanyo ayaa Maxamed Xaashi inta uu jawaabteedii la sarakacay waxa uu yidhi; “Waxa jiray qoloda la yidhaahdo Akisho oo ka mid ah dadka degga Somaliland ayaa beri waxa lagu xanaakadin jiray “Waa Gaalo ka hadh,’ iyaguna way ka xanaaqi jireen marka lagu yidhaahdo. Dabadeedna Sheekh Cumar Warfaa [Sheekh Akhisho ah] ayaa isaga oo la hadlaya qoladii Akisho wuxuu yidhi; ‘Maxaad uga xanaaqanaysaan haddii Gaaladii Ilaahay innaga reebay aan ku mahadino.’ Sidaa daraadeed, Axmedoow waraaqdaa [xil-ka-qaadista Madaxweyne Rayaale ku yidhi markii aad la talo noqon wayday Golaha intiisa kale waxaan gartay in aan kala noqdo xilkii aad Qaranka u haysay] aad bay ii caawisay waraaqdaasi, markaa Ilaaha iga duway igana reebay [Golahaas] ayaa mahad leh.” ”’

LABO MADAXDA SOMALI LAND OO ISUGU MAHMAAHAY AKISHO MADAXWEYNE DIR

QORAAL IYO HADALO AY IS WEYDARSADEEN LABO MUSHARAX OO KU LOOLTAMAYAY SOMALILAND MADAXTINIMADEEDI SII BA MAXAMED XAASHI OO AKISHO KU HADAL KU SAANSAN KU MAAHMAAHAY


ISAAQA MAR MAR AYAY NOQDAAN HERYADII CUNAYAAL OO AY KA SUURTA GASHAA IN CURADAD AY KU ABTIRSADAAN AKISHO DIR MADAXWEYN IN XITAA AY WAX KA SHEEGAAN. HABA KA SHEEGAANANE WAX MACQUULAA LAGA SHEEGAA QOFKA KU HABOON BEESHA AKISHO MA GAAL NIMAA LAGU SHEEGI KARAA ?? MAXAMED HASHI INKASTOO UUSAN SI TOOSA U DHIHIN HADALKA WAXAA HABOONEED MA ISAAQA DIINTA IYO RASUULADA IYO WAX WALBOO MUQADASA CAAYI JIRAY MIYAA CID KU SHEEGI KARA GAALO.

SU'AASHA KALE EE ISAAQA AAN DHIHI LAHAA WAA MAXAA HERYADII CUNE KAA DHIGAY OO DADKA TOLKA EED SHEEGATO U CAYDAA. SOMALIDAA KU MAAHMAHDA " AABOW KA YAR IGA CELI AAN KA WEYN ISKA CELIYEE""

ISAAQU GADABUURSI, AKISHO IYO CIISE IYO RAGA TOLKOODA UN BEEY CAYAAN MAXAY GAALNIMADOODA AMA DAAROODKA AY MAR MAR KUDEYDAAN MARKEEY CARABTA SHEEGANAYAAN -- U CAYIWAAYEEN U NA ARKI WAAYEEN DAROODKA LA BAXA JIDWAAQ-TAGAALWAAQ-SIWAAQROON-ABDULWAAQ--- WAAQNA WAA WEXEY CABUDAAN ORAMADA GAALADA AH INTEY AKISHO IYO DAD KA SAREEYA DAYAYAN--AMA ISAAQU MUU ARKO IN AY YIHIIN QOOMKA KALIYE EE SOMALIA ILAA DHAWAAN DIIN IYO RASUUL CAYN LAGU YAQAANAY.

ISAAQUSE MA ISWEYDIIYAY DADKA ISAGA MUSLIMIYAY EE SHEEKHYADA AW BUUBE--ABARKHADLE-IYO ABAADIR AHAAYEEN- MIYSAN OGEYN KOWAN AY GAALADA KU MATALEEN (AKISHO MADAXWEYN DIR IN AY KA SOO JEEDAN-- HAA SHEKHYADAAS MID ISAAQ KUMA JIRO WEYN OG YIHIIN.

HADAL IYO DAMAANTII WAAKAN HADALKII JARAAIDKU QOREEN. JAHIL NIMAA KA KEENTAY MAXAMED IYO CIDUU HADALKA KA SOO MAQLAY.



''''Su’aashaas oo ka qaybgaleyaashii xafladda si weyn uga qoslisay aadna loogu sacabo tumay Axmed-Siilaanyo ayaa Maxamed Xaashi inta uu jawaabteedii la sarakacay waxa uu yidhi; “Waxa jiray qoloda la yidhaahdo Akisho oo ka mid ah dadka degga Somaliland ayaa beri waxa lagu xanaakadin jiray “Waa Gaalo ka hadh,’ iyaguna way ka xanaaqi jireen marka lagu yidhaahdo. Dabadeedna Sheekh Cumar Warfaa [Sheekh Akhisho ah] ayaa isaga oo la hadlaya qoladii Akisho wuxuu yidhi; ‘Maxaad uga xanaaqanaysaan haddii Gaaladii Ilaahay innaga reebay aan ku mahadino.’ Sidaa daraadeed, Axmedoow waraaqdaa [xil-ka-qaadista Madaxweyne Rayaale ku yidhi markii aad la talo noqon wayday Golaha intiisa kale waxaan gartay in aan kala noqdo xilkii aad Qaranka u haysay] aad bay ii caawisay waraaqdaasi, markaa Ilaaha iga duway igana reebay [Golahaas] ayaa mahad leh.” '''

Wednesday, April 27, 2011

Abwaan Cumar Cali Salaad ”Gabaygii Ismoog” Gabay Ku Socda Beesha Surre ”

from hidah.com

Abwaan Cumar Cali Salaad ”Gabaygii Ismoog” Gabay Ku Socda Beesha Surre ”

1_Mogow hurdaba malado baryaha maliin iyo leyle

…2_Tariiqda la soo mare hadan mirir ka Faaloodo

3-Surre martabadu laha hadan mesha ka Sadeyo

4_Maalinti darood madaxa geed inu koro Daniba moodsiisey

5_Mindiyaha hawiye so gurte rabey inuu Magowshaaye
…

6_Surraa magan loga dhigay wow miciin Faley

_Musibadi iyo dhibti malinta maskax iyo Caqli

Ku mamulo isega macalin kogi ah

8_Maryoolayda surra dintaba baro Macalinkoodi ah

9_Malinti xaajo murugto ee murunku Dheraado

10_Maya iyo haa misaana leesu mariwayo

11_Nin waliba wuxu mudunyahay iyo Garteed surra marin jirey Oo macaliinkoodi ah

12_Malintii geel lakala meershoOo Weerar iyo dagaal leysku muruq siyo

13_Makta iyo xoolaha surra uu kala MeerijireyOo macaliinkoodi ah

14_Intaas tariikh la so marey muhashadeedi Dheh

15_Niin madluusan oo raba midniimo mirar Kiciisi dheh

…16_Makastiyo niiman I magic aqoon madax Jabkiisi dheh

17_Midbaase xusuus ah

18_Surrow waxa marhoore idin kharibey wa Kalidi meelmeerka

19_Waa waxaa minority ka dhiigey magacna ku diidey

20_Waa waxaa matanaha ka jaare meel cidla Ah ku taagey

21_Mamul lamaga maarme surre madax ha Loo dorto

22_Mar hoore hadanad muuqan manta Mujacududdiina hogan midda intad Yelataan mel u wada jeysta

23_Muruqiyo italkiina mel isugu gaya

24_Malkiyo maskaxdiinaba ka dhiga midaad Mideysaan

25_Maxastiina intaad arurisaan meel isugu Geeya

…26_Muxubada dhaxdiina ka dhiga lagama Marmaan

27_Miyo iyo magaaloyiin inad ledihin marka unka maqashiiya

28_Nabad ba macaan wana mahuraan Hayeeshe

29_Madafic la rido maagis iyo fidno

30_Somali Wa meheredoodii

31_Surrow military iyo xoog kama

32_Maarantide maanka geli taase

33_Maleeshiyooinkaga inta tababartaan

34_Mushar malinwalba siiya

35_Moradada inan la so gillin markaa waba Loo marage

36_Midigta ku qabo qalinka masxafkiyo Kitabkaba

37_Madresado intad dhisatan ubadka Meleeya

38_Mohuranka nolosha waa biyee

39_Mirkaasban cidina mogeeyne4

0_Motorad intad qotomisan ciida kala miira

Monday, April 25, 2011

MAGAC DIR MACNIHIISA IYO MAGACA SUURE DIR

SIDA MAR DHAW INOO CADAAN DOONTA TAARIKHDII DIREED EE HORE

WAA LA ,AASAY, OO BEEN IYO BUHU BAHAA FARA BADAN AYAA LAGU

DAHAARAY, DABOOL ADAG AYAA LAGU DADAY, CULEYS FARA BADAN IYO

MIISAAN AYUU CADOWGU SAARA.

QAAR XITAA DIR AH AYAA LA SIRAY OO LOO DIDAY MAGACOODA.

SOMALIDU SE WEXEY TIRAAHDAA ” SIRAA MA HOODO”.

INSHA ALLAH RUNTA WAA LA SOO QODI DOONA!

SIXIRKA SADRIGA DIREED WAA LAGA SAARI DOONA!

[i]MAGACA DIREED MARKA LA SOO BAARAY WAXA LAGU SIFIYAY DOOR

MACNE

1. DIR WAXAA LA YIRAAHDAA DAD (GENERIC TERM FOR PEOPLE)

2.DIR WAXAA KALE OO MACNEHEEDU NOQONEYSAA “FIR” AMA WAX LAGA

SOO ASKUMAY, DUNJI, AMA ABKII HORE.

SOMAALIDII HORE AYAA WAXA AY DHIHI JIREEN ” NEEFKA XOOLAHA AH

DIRKIISU WUXUU KA SOO JEEDA” IYAGOO U JEEDA WAXAA UU KA SOO

FARCAMAY.

3. DIR WAXAA LA DHIHI KARAA WAA NIN (MAN). WAXAA KALMADAN

XITAA KU DHAWDAHAY KALMADA (DHIIRI) OO AH NIN GEESI AH OON

CABSAN.

MAGACA DIREED WAXA LAGU MAGACAABAY LABA MAGALO OO KALA AH

DIRADHABE IYO BANADIR.

MID WAXAA BAXSHAY BEEL WEYNTA GURGURE-AKISHO (MAXADWEYNE DIR)

OO QARNIGII 1300 MAR AY LA LOOLALTAMAYEEN OROMADA AY GUULO

FARA BADANA KA SOO HOYEEN OONA AY KA QABSADEEN MEEL FAGAARO

AH OO AY U BAXSHEEN ” DIRAA-DHABE” AMA MEESHII UU DIR KA

TAAGAY WARANKIISI.

DHANKA KALE, 1500 XILIGII AY OROMADA XOOGEYSTEEN AYAA WAXAA

DHACDAY IN BEEL DIREED OO GALBEEDKA DAGAN AY SOO RIIXEEN

CIDAMADII XABASHIDA EE GUREY LA DAGAALAMAY IYO GAALADII

XILIGAAS LA SOCDAY EE PURTAQIISKA, BEESHAAN DIREED OO AAN

MANTA U NAQAANO BIIMAAL AYAA KA SOO GUURTAY WAQOOYI GALBEED

OO SOO DAGTAY GOBAL AY WAAGAAS U BAXSADEEN –BANADIR– AMA

BANKII DIREED. BARIGAAS OO AY BEESHAN DIREED EE BIMAAL KA SOO

TAGTAY GALBEEDKA-WAQOOYIGA WAXA KA HARAY LA IYAGA KA MID AH

OO MANTA DALKAAS DAGAN OO ” GAADSAN AAN U NAQAAN HADTAN



MAGAC DIREED WAA SIDA AY SUURE SHEEGEEN WAA MAGAC FIR, DAD, ASAL, AMA SINJI MACNIHIISU YAHAY. WAA MAGAC MACNIHIISU YAHAY RAG, NIN, GEESI SIDA DHIIRIID. WAA MAGAC DAD AMA FARAC LAGU TILMAAMO OO GABAYADA WAXAAD KU MAQAASHAA GABYAAGOO LEH “DIRKII HORE WAXA AY ORAN JIREEN AMA DADKII HORE”. WAA MAGAC ASAL U DHIGMA. SIDAAS WAXAA LAGA HAYAA ODEYAASHII HORE EE SUURE (CABDALLE IYO QUBEYSBA) OO AHAA QAAR MAGACA ABKOOD AAD U JECLAA ILAA HEERNA MAGACOODA DOORTAY IN AY HOOS U DHIGAAN SI KA AABAHOOD DIR LOO MAQLO.

SUURE MARKA MUXUU YAHAY MACNIHIISA

MAGACA QURUXDA BADAN EE LABAAD WAA MAGACA SUURE. SUURE WAXAA LA YIRI WAXAA DHALAY ODEYGII MAHE DIREED ISAGOO DA,DIISU TAHAY XAWAALI 80 SANO JIR AYAA MAXAMMED XINIFTIRE OO MALIN TIMAHA U JARAYA ABHII KU YIRI AABE WAAN GABOOBEY BAAD TIRAAHDAA XOOGA LAAKIN MAAD GABOOBIN ISAGOO KA YAABAY TAMARTA IYO MURUQA QADAADKA MAHE DIR KA MUUQDA. QADADKIISI UU XIIRAYAY INTUU EEGAY AYUU YIRI AABE GABAR AYAAN KUU DOONEYNAA WALEE INAADAN GABOOBINE.

GABAR 26 SANO JIRTA OO TALISO LA ORAN JIRAY AYAA LOO DHISAY ODEYGII MAAHE DIREED OO SIDEETENKII KOR U DHAAFAY. WUXUU DHALAY WIIL UU KU DARDAARMAY IN UU DHAXLI DOON XIKMADIISA WUXUUNA U BAXSHAY SUURE. KAMADA SUURE BARIGII HORE WAXAA LOOGU’ YEERI JIRAY RUUXA MASKAXDA BADAN, MAANKA SAN, AMA FAHMADA IYO XIKMAD BADAN.

KALMADA SUURE WAXAA LOO ISTICMAALAA SIDAAN HORE UGU QEEXAY IN KASTOO AF SOMALIGU ISBAD BADALAY. TUSAALE AHAAN:

SUURTA GAL MAAHA MARKAAD TIRAAHDID WAA WAXAAN AQLIGA GALI KARIN. TAASO KUU CADEYNEYSA KAMADA ASAL AHAN MASKAXDA AYAY KA TIMID

TUSAALE KALE: MARKAAN DHANO HEBEL ” KIBIR IYO SUURE BADANAA” MACNAHEEDU WAA ” QOF KIBIR IYO AQLI BADAN ISKU DARSADA QOFKU. CALAA KULI XAAL SUURE OO AH MASKAX BADAN MACNEHEEDUNA KA SOO JEEDO “SUURTO GAL-AQLI GAL AMA MASKAX- AYAA LOOGU WAN QALAY SUURE. MAHE DIREEDNA WUXUU SHEEGAY IN UU SUURE UU NOQON DOONO XIKMADIISI OO KOOBAN.

QURBA JOOGTA INGIRIISKA JECEL HA KU INDHO KUULATO “SUURE MACNIHIISA ” OO ENGLISH VERSION AH. MAGAC DIREEDNA MA JIREEN SUURE LAAN



Dear Brothers

I would love to thank you first for the wonderful forum. We need someone to promote and rise our awareness about the illustrious Dir clan.

The orgin of the Suure name

Let me add an old story about the orgin of the Suure name. As we all know by now Suure was the youngest son of Mahe Dir and he was the last one born to Mahe Dir shortly before he passed away, may Allah bless his soul.

It was said by the Dir of old, Mahe Dir one day looked at his youngest son and named him “Suure” which means in old Somali the “Wise one” or literally one who was very intelligent. Know unfortunately, this word is extinct and obsolete in modern Somali,but Suure meant “Intelligent”, Wise as in Somali we use today:

“Kibir iyo Suure badanaa”, which literally means one is full of pride and intelligency. Also the name “suure” is used in the Somali phrase:

“Maskax iyo Suure badne”

“Suurto Gal maaha”

“Waa Suuro gal ama waa aqli gal”

Therefore, in the old Somali spoken by the Dir Suure use to mean intelligent one or one who is wise. Now, this is why the Dir elders of Mudug used to say, “Suure” meant the wise one and it is the nick name given to the last born of Mahe Dir.

SHORT HISTORY OF THE SOMALI DIR CLAN BY WARSAME

Mansha Allah!

Maansha Allah! Bravo! Bravo!

This is very interesting and your wonderful analysis is mind boggling.

Honestly, I have never asked or even pondered about what the heck “Suure” meant. Isn’t it a bitch, the Suure whether Qubeys or Abdaalle are obsessed with the name Dir, but yet no one ever pondered or told us what Suure meant.

I think the sad thing about the Suure of Mudug region is they forgot their own name, Suure.

Why is it that no one uses the Suure name? Why are we so obsessed with Dir, Dir, Dir and more Dir.

Don’t misunderstand me, I quite frankly love my “Dirness”,but why is it we dont even know out own Suure name and its history?

I think it is a damn shame and disgusting the Suure do not use their wonderful name. Everybody in Somali will tell you they know Qubeys, fiqi muhumad, fiqi walaal, agoon, fiqi yahye, nacadoor, dabac,ahmed farah, Etc. But the name Suure is rarely heard.

I can tell you what Dir means and we all heard that ten thousand times. That freakin Dir means:

1)the ancestor “fir” ama “ab” ama Farac.

2) we heard Dir means “Dhiiri” boldness, Dirir “Worrior”.

3)Dir means “genetically related to” like when somalis said, “neefkan Dirkiisu wuxuu ka soo jeedaa”

4)Dir also means “people”, “race” or as in old poetry Dir meant People or man.

But I have never heard anybody explain Suure and its meaning and I love your wonderful insight.

It is extremely neat, fantastic and brillent periodly.

You are wise my brother and you, yourself must be some type of a Suure”wise one”, Genius, intelligent, and insightful.
================================
Kibir iyo Suure badanaa”, which literally means one is full of pride and intelligency. Also the name “suure” is used in the Somali phrase:

“Maskax iyo Suure badne”

“Suurto Gal maaha”

“Waa Suuro gal ama waa aqli gal”

Therefore, in the old Somali spoken by the Dir Suure use to mean intelligent one or one who is wise. Now, this is why the Dir elders of Mudug used to say, “Suure” meant the wise one and it is the nick name given to the last born of Mahe Dir.

Beesha Gur Gure oo si Rasmiya Galabta Ugu Dhawaaqay Inay Taageeersanyihiin KULMIYE

Beesha Gur Gure oo si Rasmiya Galabta Ugu Dhawaaqay Inay Taageeersanyihiin KULMIYE

June 16th, 2010 in Kulmiye_party, Press | leave a response

Hargeysa (KULMIYE.ORG)- Xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE, ayaa galabta xaflad aad u ballaadhan oo soo dhaweyn ah u sameeyey beesha GURGURE oo ka mid ah beelaha degan Somaliland oo sheegay inay taageeradoodii ku biiriyeen xisbigan.

Xafladan oo ahayd mid si aad u heersaraysa loo soo abaabulay, isla markaana lagu qabtay Hotel Imperial ee magaalada Hargeysa, ayaa waxaa ka soo qaybgalay masuuliyiin sare oo ka tirsan xisbiga KULMIYE, odayaal, dhalinyaro, aqoonyahano iyo haween ka mid ah beesha GURGURE ee iyagu sheegay inay taageeradoodii ku biiriyeen xisbigan si uu ugu guuleysto doorashada madextooyada.

Munaasibadan oo uu ugu horeyn ka hadlay Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE Md Cabdiraxmaan Cabdiqaadir, ayaa sheegay in uu aad u soo dhaweynayo beeshan maadaama oo ay taageeradoodii ku biiriyeen xisbiga KULMIYE ka dib markii ay is-barbar dhig ku sameeyeen sadexda xisbi qaran ee u tartamaya kursiga madextooyada ee looga taliyo dalka, isla markaana uu aad ugu faraxsan yahay inay maanta taageeraan xisbigooda. waxaanu tilmaamay in taageeradooda uu xisbiga KULMIYE mar kasta u baahnaa oo uu hore-ba u tabayey maqnaanshahooda.

Sida oo kale waxaa iyaguna halkaas ka hadlay waxgarad, dhalinyaro, dumar iyo aqoon-yahano ka mid ah beeshan, kuwaas oo dhammaantood-ba halkaas ka sheegay in maanta laga bilaabo ay taageero leh hiil iyo hooba la garabtaagan yihiin xisbiga KULMIYE oo ay ku tilmaameen mid ka saari kara xaalada adag ee uu wakhtigan dalku ku jiro. Iyaga oo sheegay inay hogaaminayaan siyaasiyiin rugcadaadiya, isla markaana guud ahaan bulshada reer Somalilad ay wada garanayso waxqabadkii taariikheed ee ay dalka u soo mareen, gaar ahaan xiliyadii lagu jiray dib u xoreynta ee ay jabhadii SNM dagaalka hubaysan kula jirtay taliskii macangaga ahaa ee kaligii taliye Maxamed Siyaad Barre, taas oo ay xuseen inay tahay mid aan la ilaabi karin.

Masuuliyiintii kale madashan ka hadashay waxaa ka mid ahaa Xoghayaha guud ee Xisbiga KULMIYE Md Kayse Xasan Cige iyo masuuliyiin kale kuwaas oo dhammaantood-na sheegay inay ku faraxsan yihiin in beeshani ku soo biirto xisbiga, iyaga hoosta ka xariiqay in taageeradooda uu mar kasta xisbigu u baahan isla markaana ay qalbi furan ku soo dhawaynayaan.

Xafiiska Warbaahinta KULMIYE
Hargeysa

DIR CLAN HISTORY VERSION 2

Dir is a Somali clan whose members live in northern Somalia.
The Somali people are composed of four major tribes. The Dir, Hawiye, Darod, and Rahanweyn make up the majority of Somalis. The Dir are the most ancient Somali clan, and they are the most widespread group. They primarily live in Djibouti as the Issa and Gadabuursi. The northern clans of the self-declared Somaliland, namely the Isaaq, Gadabuursi,and Issa are also all Dir. In Ethiopia, the Dir clans are also the most numerous Somali clan group.
Southern Dir groups claim direct descent from Hiil, Samaale, Aji, Irir, who was the direct father of Dir. One of the brothers of the Dir included the Digaale and the Hawiye.
According to the Dir clan histories, Dir had four sons named Madahweyn, Mandaluug, Madoobe, and Mahe Dir; according to others Dir had a fifth son named Qaldho Dir.
The Dir in Ethiopia are represented by the Issas, Gurgure, Guure, Quranyo Maxamed, Akisho, Gadabuursi, Gadsan, Gariir, Fiqi Muhumand, Qubeys, Layiile, Mandaluulg, Baajimaal, and Wardaai. The majority live in the Dira Dhabe area, Jijiga region, and by the Awash River. The rest of the Ethiopian Dir clans live in southern parts near the Somali border near Dollo Ado and as far as Guure Dhamoole and Negele Boran.
In the Mudug region of central Somalia and all the way to Hiiraan region is another cluster of Dir clans known as the Suure. The Suure have been associated with spreading the Islamic faith in Somalia and the Qadiriya Sufi tariiqa in southren Somalia. The Suure are among the most influential Dir groups in Southern Somalia, and their territories include large areas of the Mudug and Galgaduud regions. Also the Suure have founded major trade cities in the Hiiran area including Alaabay and Kamhanley.
The majority of western scholars (both Italian and British) simply refered to the Surre as the "Dir of central Somalia" without differentiating them, but recent studies in Somalia reveal that the majority of the Dir in Hiiran, Gedo, Jubba and Bakool are divided into two branches, the Qubeyes and Abdalles, both descendents of Suure.
Other branches of the Dir include the ancient Biyamaal Clan who occuppy an area from 50 km south of Mogadishu all the way down to Jilib and Kismaayo, not far from border with Kenya. The Biyomaal of Marka fought against the Italian colonial rulers of Southern Somalia in a twenty-year war known as the Biyamaal Revolt, in which the Dir assassinated several Italian governors.
The Gurgure Dir inhabit the ancient city of Dira Dhawe, which is also inhabited by the Madoobe Dir Issas.[citation needed] The first to arrive were the Gurguras who named the city Dira Dhawe, or "the place that Dir conquered or hit with his spear". Finally, the Issas and other Somali groups followed into the region and the Christian Amharas referred the region to as "Oow-raajaa na Issa na Gurgura" or the region of the Gurguras and the Issas.
Gadsan (or Gaadsan) is one of the largest tribes in Dir, especially the western Dir. They reside mainly in three districts: Liban (Jarrati, Waladaya, Doolow and Guuredhamole), Godey (Iimey and Marole), and Gashamo (Nusdariiq, Marsin, Kabtinuur and Qabridhare). There is also other large population of gaadsan, known as Gaadsan-Qalaawileey in the Shabelle and Jubba regions. In Kenya there is a third division of Gaadsan, known as Gaadsan-Kenya, found in many cities such as Bangal, Garseeni, and Holla.
Political groups associated with the Dir clans include the following groups in Somalia and Ethiopia:
• Issas and Gurgure Liberation Front (IGF) of Ethiopia.
• Somali Democratic Alliance (SDA) of the Gadabursi Dir clan.
• Somali National Movement (SNM) of the Northern Isaaq.
• Southern Somali National Movement (SSNM) of the mostly Mohamed Xiniftire Dir Clans (Bimaal, Mandaluug, and Gadsan) of Jubba, Gedo, Bardheere, and Shabeellaha Hoose region.
• Democratic Liberation Front (DLF) supported Central Somalia Dir groups.
[edit]
Dir subclans
[edit]
Madaxweyn Dir
• Gurgure: The Gurgure are divided into three major groups, Habar Daar, Quwaax and Liiban, who are made of many sub-clans:
o Habar Daar
 Kunduuble
 Cali
 Cabdille
o Quwaah
 Nabidoor
 Gacal Waaq
 Baiido
o Liibaan
 Gufaatiile
 Sanceele
 Sanaye
• Guure
• Akisho
• Wardaai
• Layiile
• Gariire
• Jiido
• Reer Aw Said and Abkeey Haji
o Farah Said
o Abiikar Said
o Sacdi Said
o Nuur Said
o Ali Said
o Cismaan Saciid
o Huseen Said
o Hassan Said
o Cumar Saciid
[edit]
Maha Dir (Maxamed Xiniftire)
• Isaaq (Garhajis, Awal, Arap, and H.Jeclo)
• Biyamaal
o Sa'd
o Ismiin
o Suleyman
o Gaadsan
 Reera-Same
 Adan
 Yoonis
 Cumar Abokor
 Cumarjamc
 Tagaleen
 Fiqicilmi
 Dhaweed
 Odeymarke
 Naleeye
 Fiqinuur
 Cumar-maxamud
 Fiqicigal
 Reer-smail
 Reer-qaasin
 Reer-sacdi
• Dabruube
• Barsuug
• Bajimaal
• Magaadle
• Madiigan
[edit]
Suure (Qubeys and Abdalle)
[edit]
Abdalle (Gutaale)
• Abdi
o Fiqi Muxumed
o Hogar
o Laxmar
• others
[edit]
Nacadoor
• Guuled
• Xaraan
• Ciise
• Qotonsay
• Cirday
• Giir
• Kaahin
[edit]
Goorad

[edit]
Sulayman Abdalle
• Agoon
o Guuled Agoon
o Warsame Agoon
o Cigaal Agoon
o Jalaf Agoon
• Dabac
• Fiqi Khayre
• Cumar
• Haarun
• Siyaad
• Bayr
• Cabas
• Food Cade
[edit]
Qubeys (Lafagaab)
• Tolweyne Qubeys
• Reytoonle
o Faqi Cumar
 Yabarcade Faqi Cumar
 Fiqi Walaal (Aw-caalin, Xaaji Cabdalle)
 Samafale,Maxamud weyne, Aw-Cisman, Maxamud Yare
 Xassan Faqi Cumar
 Rooble Cismaan (Faarax, Weheliye, Maxamed)
 Aw-Macalin (Macalin Muxumed, Macalin Yusuf, Sheekh Cali, Macalin Macow)
 Heeraar
 Fiqi Yaxye
o Caalin Mooge
o Maxamed Abtiudug
• Axadoobe Qubeys
o Cismaan Diidshe (Cismaan Iyiinta)
o Cabdalle Diidshe (Cabaas Iyiinta)
• Yabadhaale Qubeys
o Wayaagle
 Yabarow, Xasan, Cumar, Xeefoow
 Faarax
 Maxamuud
 Dhaayoow
o Miidkasse
 Axmed faarax
 Afrax faarax
[edit]
Mandaluug Dir
(Many Dir believe the Mandaluug are actually Mahe Dir)
• Gadabuursi
[edit]
Madoobe Dir
• Issas of Djibouti and Ethiopia
[edit]
Qaldho Dir
• Nooleh
• others

fiiq dagaalo Ogaadeen ku Madhay: sheekaal

Dagaalo gobolka Fiiq ee ka tirsan dhulka Soomaali Galbeed ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen dagaalo ka dhacayay degmooyinka Bari Iimay iyo lga hida , waxaana dagaaladii maalmahan socday lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen dad gaaraya 90 ruux in kale oo badana ay ku dhaawacmeen.Beelaha Sheekhaal iyo Ogaadeen oo kamid ah Beelaha wada daga Dhulka Soomaali Galbeed (Raaso magaalo)

Ceel Barde ee gobolka Bakool, kuwaasi oo dhexmaraya beelaha Hadamo iyo Ogaadeen 19 ku dhintay.

Garasley; Iimay Bari; Fiiq; Xamaro

reer qudub iyo Mp ay leyihiin Maqaabulku kulamo gaara lahaayeen mudoo yinkaan danbe.
)

Blog Archive