SUXUFI ONLINE 01 Octobar 2004
XILIBAAN XASAN ISAAQ YACQUUB (GEESCADE) BEESHA REER AWSACIID WAA BEEL DEEGAANO BADAN LEH BALSE WAXAAN KU SABIRNAY IN QARANKA SOOMAALIYEED BADBAADO RABO MAANTA
Xilibaan Xasan Isaaq Yacquub Gees Cadeoo isagu ku sugnaa shirka soomaalida ee wadanka kwwnya Mudada ka socday ayaa sheegay in Beesha Reer aw Saciid ay Saami Culus ku leedaha Deegaanada Soomaaliya Xilibaanka oo sii Hadlayana waxa uu Yiri Sidan ,
Beesha Reer Awsaciid waxa ay kala dagaan Gobolo kala duwan iyo Deegaanobalaaran oo kukalo baahsan dalka oo dhan ku waas oo leh dagmooyin iyo tuulooyin faro badan waana lala dagaa beesha deegaanadaas qaarna iyada kaligeed ayaa dagta ,
Deegaanada beesha reer awsaciid waxa ka mida ,
Gobolka Gedo
Dagmada Baardheere gaar ahaana Tuulada Hureeyn tuulada Dhoobleey iyo TuuladaDeqaani Tuulada Markableey waxaa daga beesha oo qurainta kalle waa lala dagaa,
Beesha waxeey ku leedahay Dhulkaan dhul Daaqsin iyo Waraabka Beeraha labadaba waxaana Saaran 12 Mator oo waraab ah oo ay ledahay beesha reer Awsaciidd
Gobolka Bay
Beesha Reer Awsaciid waxay ka dagtaa Buur waxaana si gooniya udagnaa Tuulada BuuloFulaay Dagmada Ufuroow waxaan ku leenahay Dhul Beereed xaga Roobka iyo daaqsin wayn oo xoolaha Reer Awsacid Ku dhaqmaan,
Gobolka Shabeelaha Hoose
Beesha Reer awsaciid waxa ay si xoogleh wax uga dagtaaDagmada Qoryooleey taas oo Daaqsin ahaan si wayn aan ujogno xaga beerahana waxaan ku leenahay dhul balaaran,
Gobolka Jubada Dhaxe
Dagmada Saakoow waxeey beeshu ku leedahay ama ka dagan dad aad u badan oo gaaraya Boqolkiiba %40 Caanaha iyo Qoryahana anaga Keena Tuulooyinka BaroowDiinle Buulo Cadeey Baarka Muumin Dhooroow iyoDhakaajo waxaa nala daga Soomaali kalle Balse Aqlabiyada Anagaa Leh Tuulooyinkaas oo aan ku leenahay Beero waween iyo Daaq Faro Badan TuuladaDhakaajo oo qorshuhu ahaa in loo aqoonsado Dagmo Buuxda waxey la Kulantay Dagaalkii Sokeeye ee Soomaaliya Naafeeyay
Gobolka Jubada Hoose
Deegaanka Qooqaani iyo Dhoobleey Waxaan ku leenahay Deegaan waynTuulada BeerXaani waxaa si madax banaan udaga 40% kiiba beesha oo kaliya inaga ayaana Keena Caanaha iyo Qoryaha Gobolka oo dhan Tuulada BuuloGuduud iyoYoontooy waxaan ku leenahay Daaqsin iyo Beero Labadaba iyo Lix Matoor
Hiiraan
Waxa ay Beesha Reer Awsaciid Ka Dagtaa Deegaanada Soosocda,
Dagmada Baladwayne Tuulada Kabxanleey waxaana noo saaran ilaa iyo Sideed Matoor oo waraaba Deegaan Daaqsined oo Baadxad Badan waan ku leenahay,
Banaadir
Beesha Reer Awsaciid waxa ay dagantahay 30%kiiba gaar ahaana Caasimada Soomaaliya Ee Muqisho
Waqooyiga Soomaaliya
Waxa ay beesha Rer awsaciid ka dagtaa Dagmada Gibileey Gaar ahaana Tuulooyinka sheek iyo meelo kaloo badan
Marka anagu waxaan nahay beel baaxad badan oolagu xisaabtami karo Waxana Xilibaanada Soomaaliyed ka Helnay Hal Xilibaan waana is kaga Qanacnay Maadaama Maslaxada Soomaaliya Laga Talinayo Maanta Ayuu Yiri Xilibaanku
Beesha Reer Awsaciid Waxa ay ukala Baxdaa Sidan
1- Abkeey Xaaji oo Aderkii Ah
2- Faarax Saciid
3- Abiikar Saciid
4- Sacdi Saciid
5- Nuur Saciid
6- Cali Saciid
7- Cismaan Saciid
8- Xuseen Saciid
9- Xasan Saciid
10- Cumar Saciid
Xilibaan Xasn Yacquub GesCade oo War Saxaafadeed ka soo saaray Magaalada Nairobi
Axmed Muuse Cabdulle(Idaawaqaca) Kenya,Nairobi
http://www.africanewsonline.com/Gharri%20History.htm
THE HISTORY OF SOMALI DIR CLAN: TAARIKHDA BEESHA DIREED DIR
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Blog Archive
-
▼
2010
(57)
-
▼
September
(36)
-
▼
Sep 12
(9)
- Mudug War Sacad versus Agoon Dagaalkii Galool iyo ...
- THE SILLY ADVENTURE OF THE MAREEXAN : DAGAALKII MA...
- TACSI Zakiya cabdisalan Caalin
- BEESHA REER AW SACIID XILDHIBANKOODI XASAN YACQUUB...
- LIISKA SALAADINTA IYO ISIMADA SHIRKII KENYA EE DIR...
- ADAL A DIR KINGDOM RULED BY SALAH DIIN IS IN AWDAL...
- THE DIR KINGDOM OF ADAL AWDAL HOME OF AHMED GUREY
- AXMED GUREY MA DIRBUU AHAA MISE DAAROOD ?
- HISTORY OF AHMED IBRAHIM QAZI AHMED GUREY THE DIR ...
-
▼
Sep 12
(9)
-
▼
September
(36)
- ► 2012 (418)
No comments:
Post a Comment