Dir (clan)
The Somali people are composed of four major tribes. The Dir, Hawiye, Darod, and Rahanweyn make up the majority of Somalis. The Dir are the most ancient Somali clan, and they are the most widespread group. They primarily live in Djibouti as the Issa and Gadabuursi. The northern clans of the self-declared Somaliland, namely the Isaaq, Gadabuursi,and Issa are also all Dir. In Ethiopia, the Dir clans are also the most numerous Somali clan group.
Southern Dir groups claim direct descent from Hiil, Samaale, Aji, Irir, who was the direct father of Dir. One of the brothers of the Dir included the Digaale and the Hawiye.
According to the Dir clan histories, Dir had four sons named Madahweyn, Mandaluug, Madoobe, and Mahe Dir; according to others Dir had a fifth son named Qaldho Dir.
The Dir in Ethiopia are represented by the Issas, Gurgure, Guure, Quranyo Maxamed, Akisho, Gadabuursi, Gadsan, Gariir, Fiqi Muhumand, Qubeys, Layiile, Mandaluulg, Baajimaal, and Wardaai. The majority live in the Dira Dhabe area, Jijiga region, and by the Awash River. The rest of the Ethiopian Dir clans live in southern parts near the Somali border near Dollo Ado and as far as Guure Dhamoole and Negele Boran.
In the Mudug region of central Somalia and all the way to Hiiraan region is another cluster of Dir clans known as the Suure. The Suure have been associated with spreading the Islamic faith in Somalia and the Qadiriya Sufi tariiqa in southren Somalia. The Suure are among the most influential Dir groups in Southern Somalia, and their territories include large areas of the Mudug and Galgaduud regions. Also the Suure have founded major trade cities in the Hiiran area including Alaabay and Kamhanley.
The majority of western scholars (both Italian and British) simply refered to the Surre as the "Dir of central Somalia" without differentiating them, but recent studies in Somalia reveal that the majority of the Dir in Hiiran, Gedo, Jubba and Bakool are divided into two branches, the Qubeyes and Abdalles, both descendents of Suure.
Other branches of the Dir include the ancient Biyamaal Clan who occuppy an area from 50 km south of Mogadishu all the way down to Jilib and Kismaayo, not far from border with Kenya. The Biyomaal of Marka fought against the Italian colonial rulers of Southern Somalia in a twenty-year war known as the Biyamaal Revolt, in which the Dir assassinated several Italian governors.
The Gurgure Dir inhabit the ancient city of Dira Dhawe, which is also inhabited by the Madoobe Dir Issas.[citation needed] The first to arrive were the Gurguras who named the city Dira Dhawe, or "the place that Dir conquered or hit with his spear". Finally, the Issas and other Somali groups followed into the region and the Christian Amharas referred the region to as "Oow-raajaa na Issa na Gurgura" or the region of the Gurguras and the Issas.
Gadsan (or Gaadsan) is one of the largest tribes in Dir, especially the western Dir. They reside mainly in three districts: Liban (Jarrati, Waladaya, Doolow and Guuredhamole), Godey (Iimey and Marole), and Gashamo (Nusdariiq, Marsin, Kabtinuur and Qabridhare). There is also other large population of gaadsan, known as Gaadsan-Qalaawileey in the Shabelle and Jubba regions. In Kenya there is a third division of Gaadsan, known as Gaadsan-Kenya, found in many cities such as Bangal, Garseeni, and Holla.
Political groups associated with the Dir clans include the following groups in Somalia and Ethiopia:
• Issas and Gurgure Liberation Front (IGF) of Ethiopia.
• Somali Democratic Alliance (SDA) of the Gadabursi Dir clan.
• Somali National Movement (SNM) of the Northern Isaaq.
• Southern Somali National Movement (SSNM) of the mostly Mohamed Xiniftire Dir Clans (Bimaal, Mandaluug, and Gadsan) of Jubba, Gedo, Bardheere, and Shabeellaha Hoose region.
• Democratic Liberation Front (DLF) supported Central Somalia Dir groups.
[edit]
Dir subclans
[edit]
Madaxweyn Dir
• Gurgure: The Gurgure are divided into three major groups, Habar Daar, Quwaax and Liiban, who are made of many sub-clans:
o Habar Daar
Kunduuble
Cali
Cabdille
o Quwaah
Nabidoor
Gacal Waaq
Baiido
o Liibaan
Gufaatiile
Sanceele
Sanaye
• Guure
• Akisho
• Wardaai
• Layiile
• Gariire
• Jiido
• Reer Aw Said and Abkeey Haji
o Farah Said
o Abiikar Said
o Sacdi Said
o Nuur Said
o Ali Said
o Cismaan Saciid
o Huseen Said
o Hassan Said
o Cumar Saciid
[edit]
Maha Dir (Maxamed Xiniftire)
• Isaaq (Garhajis, Awal, Arap, and H.Jeclo)
• Biyamaal
o Sa'd
o Ismiin
o Suleyman
o Gaadsan
Reera-Same
Adan
Yoonis
Cumar Abokor
Cumarjamc
Tagaleen
Fiqicilmi
Dhaweed
Odeymarke
Naleeye
Fiqinuur
Cumar-maxamud
Fiqicigal
Reer-smail
Reer-qaasin
Reer-sacdi
• Dabruube
• Barsuug
• Bajimaal
• Magaadle
• Madiigan
[edit]
Suure (Qubeys and Abdalle)
[edit]
Abdalle (Gutaale)
• Abdi
o Fiqi Muxumed
o Hogar
o Laxmar
• others
[edit]
Nacadoor
• Guuled
• Xaraan
• Ciise
• Qotonsay
• Cirday
• Giir
• Kaahin
[edit]
Goorad
[edit]
Sulayman Abdalle
• Agoon
o Guuled Agoon
o Warsame Agoon
o Cigaal Agoon
o Jalaf Agoon
• Dabac
• Fiqi Khayre
• Cumar
• Haarun
• Siyaad
• Bayr
• Cabas
• Food Cade
[edit]
Qubeys (Lafagaab)
• Tolweyne Qubeys
• Reytoonle
o Faqi Cumar
Yabarcade Faqi Cumar
Fiqi Walaal (Aw-caalin, Xaaji Cabdalle)
Samafale,Maxamud weyne, Aw-Cisman, Maxamud Yare
Xassan Faqi Cumar
Rooble Cismaan (Faarax, Weheliye, Maxamed)
Aw-Macalin (Macalin Muxumed, Macalin Yusuf, Sheekh Cali, Macalin Macow)
Heeraar
Fiqi Yaxye
o Caalin Mooge
o Maxamed Abtiudug
• Axadoobe Qubeys
o Cismaan Diidshe (Cismaan Iyiinta)
o Cabdalle Diidshe (Cabaas Iyiinta)
• Yabadhaale Qubeys
o Wayaagle
Yabarow, Xasan, Cumar, Xeefoow
Faarax
Maxamuud
Dhaayoow
o Miidkasse
Axmed faarax
Afrax faarax
[edit]
Mandaluug Dir
(Many Dir believe the Mandaluug are actually Mahe Dir)
• Gadabuursi
[edit]
Madoobe Dir
• Issas of Djibouti and Ethiopia
[edit]
Qaldho Dir
• Nooleh
• others
Retrieved from "http://en.wikipedia.org/wiki/Dir_%28clan%29"
1.1. Beelaha Dir waxay ka mid yihiin afarta qabiil ee ugu waawayn Koonfurta Soomaaliya sida Hawiye, Digil/Mirifle iyo Daarood. Waxay beeluhu u qaybsan yihiin kuwo intooda badan xoolo dhaqato ah oo ku baahsan inta badan gobolada dalka iyo kuwo beeralay u badan oo ku kooban gobolada Shabeelada Hoose iyo Jubbooyinka. Waxay ka koobmaan beelahaas beeralayda u badan Biyamaal, Jiiddo, Warday, Surre (Jamaame) Reer Aw Siciid iyo Mandaluug. Beesha Surre oo u badan xoolo dhaqato waxay ku baahsanyihiin gobolka Gedo, Hiiraan, Galgaduud, Mudug iyo dhulka haatan loo yaqaan Puntland oo ay ku teedsan yihiin gabi ahaan degmooyinkiisa oo dhan.
===============================================
Xisbiyadii iyo Tarikhdooda
2. Doorkii ay beelaha Dir ku lahayeen siyaasadda Soomaaliya ka hor midnimadii Jamhuuriyadda Soomaaliyeed (1960).
2.1. Beelaha Dir waxay ka soo qaateen door muuqda dowladii daakhiliyada Soomaaliya. Waxaa xusid mudan in beesha (Surre, Dir) ay yagleeleen xisbi ka mid ah 8dii xisbi ee ugu horeeyey, ee rasmi ahaanna uga diiwaan gashanaa maxmiyadii Qaramada Mibooday 1951, oo la odhan jiran Associazione Gioventu Dir .
[1]
2.2. Waxaa sidoo kale xusid mudan in uu Mudane Maxamed Abdi Nur Juje (Surre, Dir) uu ka mid ahaa Wasiiradii dowladii ugu horaysay ee daakhiliyada ahayd oo golaheeda wasiiradu ka koobnaa 6 xubnood.
[2]
==============================================
Warsaxaafadeed: Beesha S/Cabdalle (Surre-Dir) oo qaadacday maamulka GalMudug Bismillaah, Alxamdulilaah, Allahumma sali calaa sayidinaa Muxammad.
KU: Dawladda Federalka ah
KU:Maxkamadaha Islaamiga ah
KU:Galmudug
Ujeeddo:
Caddayn inaysan Beesha Saleebaan Cabdalle qayb ka ahayn nidaamka cusub ee laga hirgaliyay degaano ka tirsan gobolka Mudug, islamarkaana aan lagu casumin dhismihiisa kaasoo dhisiddiisu muddo bilo ah ay ka socotay halkaa.
Beesha iyo Degaankeeda:
Beeshu waxay ka deggentahay Mudug deegaanada iyo magaalooyin ay ka midyihiin
* Towfiiq,
* Galhagoog,
* Ceeldhanaane,
* Dhinowda,
* Garacad,
* Jarriiban,
* Balli-busle iyo, Seemade iyo tuulooyin badan aanaan soo koobi Karin.
Sida la wada ogsoonyahay waxaa dhawaan looga dhawaaaqay qaar ka mid ah deegaannada Mudug maamul loogu magac daray Galmudug oo xaruntiisu tahay magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Baraxley. Maamulkaas waxaa soo dhisay beesha Sacad ee wax ka degta koonfurta Mudug.
Hadaanahay odayaasha, aqoonyahanka iyo indheergaradka Saleebaan Cabdalle, marka hore waan soo dhaweyneynaa jiritaanka maamulka Galmudug iyo cid kasta oo soomaali ah oo rabta inay ka gudubto fowdada jirta si loo yareeyo dhiigga macnadarrada
ah ee daadanaya.
Waxaan talo iyo walaaltinimo ugu soo jeedinaynaa maamulka cusub ee Galmudug inay dhowraan deris wanaagga iyo islaanimada oo aysan oggolaan duullaamada xaqdarrada ah ee degaanadooda ka askuma ee ku wajahan beelaha deriska sida Beesha S/Cabdalle iyo kuwa kaleba. Waxaa Degaanka ka jira maamul kale sida Puntland kaasna S/Cabdalle qayb kama aha waxaana wadaagnaa xeerar deriseed iyo islaanimo wanaagsan, sidaas ayaana idinka rajeynaynaa inaad u dhaqmi doontiin inshaa Allah.
Waxaan kaloo u soo jeedinaynaa in beeshu ku darto tallaabooyinka ay qaadeen, horumarinta degaanka, xaqdhowrka dhirta iyo daaqa iyo weliba duurjoogta.
Odayaasha:
1. Dr. Mohamed Aden Ali
2. Dr Khaliif Mohamed Nur
3. Sh. Mahad Mohamed Ali
4. Inj Aden Noor dhegegood
5. Nabadoon Mohamud Nuryare Mohamed (Gaani)
6. Nabadoon Siciid Mohamud Hussein (Indhoole)
7. Inj Abshir Jamac Hussein
8. Suldan Abdulahi Mohamed Ali
9. Inj Abdi Khaliif Warsame
10. Saed Jama Guuled dhegajuun
11. Nabadoon Ahmed Sadiq Farah
12. Mohamed Hersi Juun
13. Nabadoon Ahmed Mohamed Aliseed
14. A/Karim Hussein Ali
15. Inj Sayidcumar aden Guled
16. Ganacsade Haji Baarre
17. Sharaf Mohamed Ali
==============================================
Hiiran (cabdalle & Qubeys)
Ceerigaabo (cabaas nuse)
Somaliland (cabas, rooble, iyo cisman)
Sheygoosh(hawd) (Fiqi Yaxye, f.khayre, others)
Fiiq(C &Q)
Boosaaso(Cumar Muuse iyo Hogor Cabdi)
Isma-Dhaqa (degmada Baargaal ) Surre
Eyl (Surre)
Magaalada Garoowe (Haaruun Muuse, Foodcade iyo Samatar Muuse )
Gaalkacayo(surre )Nacadoor Cabdalle, Siyaad Muuse iyo Samatar Muuse
Jamaame (Surre)
Shabeelada Hoose
Mudug
Jubbooyinka
Galgaduud,
Hiiraan
Surre, Dir
Gedo
Kabxanley- F. Cumar and F. Muxumad. Hiiraan iyo Tuulada Aabaaley Fiqi Cumar
==============================================
Sida aad ogtihiin Walalahay Direed anigoo ah nin magaca guud ee Cowslafil jecel ayaan waxaan halkan idinka soo gudbinayaa abtirsimada Akisho oo qomiyadah dir ugu weeyn ah.Isla markaana aad magacyo kala du'duwan aad u kala taqanan sida Guure, Gurgure, Layiile, iyo Aw saciid iyo Wardayba.
Waxa aad ku arkeysan magacyada Akisho kalmada "warre" ay macnaheedu tahay Reer marka lagu hadlayo "Af Ormada iyo Af Somaaligii hore ba". Warre waxa xitaa istacmaala Ware-sangali oo ay macnaheedu tahay "Reer Sangali".
Warre-day magacooda waxa uu ka soo jeedaa "reer dayo" ama dacawada af somaligii hore ( ilaa hadaana galbeedka ayaa laga istacmaalaa) ayaa waxa lo oran jiray Dayo.
Sidoo kale magaca Akisho waxaa uu kasoo jeedaa "Cayisho"ama kii buurnaa (cayilsanaa) oo ah magac Akishada(ay Oromada ay dhex dagaan) u bixiyeen.
Sidoo kale Gurgure waa magac kale oo nanays ah oo macnihiisu yahay "ganacsade" businessman. Sidoo kalena Oromada ayaa istacmasha magacas. Somalidana wexey u isticmaalan gadashada sida marka aan dhahno "Gurgurtan"ama gorgortan.
Sidoo kale 300 oo sano ka hor Beesha Guure waxa ay u guuran aradaa dhanka nageele ilaa Guure dhaamole iyo Afdheer dalka la yirahdo oo waxa ay la kulmeen Oromada Aruusada la dhaho waxana ay ladhasheen Akishoda iyo Gurgurah waana is dhex dagaan.
Akishada sidaan ayay u kala baxaan.
• Akisho
• Wara-Miyo
o Reer-Warfaa
o Reer-Dalal
o Reer-Hawade
o Reer-Liibaan
• Wara-Ito
• Wara-Bito
• Wara-Dayo
• Wara-Luujo
• Wara-Heebaan
• Igo
• Warre-Dhanqo
• Warre-Kiyo
• Obo
• Asaabo
• Dawaaro
===============================================
BEESHA REER AWSACIID (Dir) oo Deegamada ay dagaan tilmamay m
________________________________________
-Wasaaradda Dhaqan-celinta iyo Tababarada Maleeshiyooyinka Xasan Isaaq Yacquub (Dir/Reer Awsaciid
SUXUFI ONLINE 01 Octobar 2004
XILIBAAN XASAN ISAAQ YACQUUB (GEESCADE) BEESHA REER AWSACIID WAA BEEL DEEGAANO BADAN LEH BALSE WAXAAN KU SABIRNAY IN QARANKA SOOMAALIYEED BADBAADO RABO MAANTA
Xilibaan Xasan Isaaq Yacquub Gees Cadeoo isagu ku sugnaa shirka soomaalida ee wadanka kwwnya Mudada ka socday ayaa sheegay in Beesha Reer aw Saciid ay Saami Culus ku leedaha Deegaanada Soomaaliya Xilibaanka oo sii Hadlayana waxa uu Yiri Sidan ,
Beesha Reer Awsaciid waxa ay kala dagaan Gobolo kala duwan iyo Deegaanobalaaran oo kukalo baahsan dalka oo dhan ku waas oo leh dagmooyin iyo tuulooyin faro badan waana lala dagaa beesha deegaanadaas qaarna iyada kaligeed ayaa dagta ,
Deegaanada beesha reer awsaciid waxa ka mida ,
Gobolka Gedo
Dagmada Baardheere gaar ahaana Tuulada Hureeyn tuulada Dhoobleey iyo TuuladaDeqaani Tuulada Markableey waxaa daga beesha oo qurainta kalle waa lala dagaa,
Beesha waxeey ku leedahay Dhulkaan dhul Daaqsin iyo Waraabka Beeraha labadaba waxaana Saaran 12 Mator oo waraab ah oo ay ledahay beesha reer Awsaciidd
Gobolka Bay
Beesha Reer Awsaciid waxay ka dagtaa Buur waxaana si gooniya udagnaa Tuulada BuuloFulaay Dagmada Ufuroow waxaan ku leenahay Dhul Beereed xaga Roobka iyo daaqsin wayn oo xoolaha Reer Awsacid Ku dhaqmaan,
Gobolka Shabeelaha Hoose
Beesha Reer awsaciid waxa ay si xoogleh wax uga dagtaaDagmada Qoryooleey taas oo Daaqsin ahaan si wayn aan ujogno xaga beerahana waxaan ku leenahay dhul balaaran,
Gobolka Jubada Dhaxe
Dagmada Saakoow waxeey beeshu ku leedahay ama ka dagan dad aad u badan oo gaaraya Boqolkiiba %40 Caanaha iyo Qoryahana anaga Keena Tuulooyinka BaroowDiinle Buulo Cadeey Baarka Muumin Dhooroow iyoDhakaajo waxaa nala daga Soomaali kalle Balse Aqlabiyada Anagaa Leh Tuulooyinkaas oo aan ku leenahay Beero waween iyo Daaq Faro Badan TuuladaDhakaajo oo qorshuhu ahaa in loo aqoonsado Dagmo Buuxda waxey la Kulantay Dagaalkii Sokeeye ee Soomaaliya Naafeeyay
Gobolka Jubada Hoose
Deegaanka Qooqaani iyo Dhoobleey Waxaan ku leenahay Deegaan waynTuulada BeerXaani waxaa si madax banaan udaga 40% kiiba beesha oo kaliya inaga ayaana Keena Caanaha iyo Qoryaha Gobolka oo dhan Tuulada BuuloGuduud iyoYoontooy waxaan ku leenahay Daaqsin iyo Beero Labadaba iyo Lix Matoor
Hiiraan
Waxa ay Beesha Reer Awsaciid Ka Dagtaa Deegaanada Soosocda,
Dagmada Baladwayne Tuulada Kabxanleey waxaana noo saaran ilaa iyo Sideed Matoor oo waraaba Deegaan Daaqsined oo Baadxad Badan waan ku leenahay,
Banaadir
Beesha Reer Awsaciid waxa ay dagantahay 30%kiiba gaar ahaana Caasimada Soomaaliya Ee Muqisho
Waqooyiga Soomaaliya
Waxa ay beesha Rer awsaciid ka dagtaa Dagmada Gibileey Gaar ahaana Tuulooyinka sheek iyo meelo kaloo badan
Marka anagu waxaan nahay beel baaxad badan oolagu xisaabtami karo Waxana Xilibaanada Soomaaliyed ka Helnay Hal Xilibaan waana is kaga Qanacnay Maadaama Maslaxada Soomaaliya Laga Talinayo Maanta Ayuu Yiri Xilibaanku
Beesha Reer Awsaciid Waxa ay ukala Baxdaa Sidan
1- Abkeey Xaaji oo Aderkii Ah
2- Faarax Saciid
3- Abiikar Saciid
4- Sacdi Saciid
5- Nuur Saciid
6- Cali Saciid
7- Cismaan Saciid
8- Xuseen Saciid
9- Xasan Saciid
10- Cumar Saciid
Xilibaan Xasn Yacquub GesCade oo War Saxaafadeed ka soo saaray Magaalada Nairobi
Axmed Muuse Cabdulle(Idaawaqaca) Kenya,Nairobi
Back to top
Boqortooyada Akisho
Guest
Posted: Tue Aug 07, 2007 5:58 pm Post subject: Akisho kingdom:Boqortooyada Akisho
--------------------------------------------------------------------------------
Akisho
From Wikipedia, the free encyclopedia
Akisho (var. Akisha, Akishe; also known as Gurre) is a Somali subclan, part of the larger Dir group whose members live in Ethiopia and northern Somalia. The Akisho are a subclan of the Ali Madaxweyn Dir, and they are reputed to be descendants of the eldest sons of the Madaxweyn Dir.
Akisho is one of the oldest clans in the Horn of Africa. According to Somali history, two of the oldest monarchies in the region, the Ifat and Adal Sultanates, were Akisho.[citation needed] However, the inhabitants of the Ethiopian province/kingdom of Ifat spoke a South Semitic language related to Amharic.[1]
The Akisho inhabit both Somaliland and Ethiopia. In Somaliland, Akisho members live in the southern Woqooyi Galbeed Province, Wajaale, Ala’ibaday, and Gabiley. In Ethiopia, where the Akisho are the most widespread Somali group, Akisho members inhabit Jijiga, Baale (Nagelle), Baabule, Fayaanbiiro, Qabri-Bayah, Fiq, Hara-Maaya, Harar, and Dadar.
Akisho members are predominantly adherents of Sunni Islam, though one might find a Christian Akisho in the Shewa area of Ethiopia. Other Akisho groups and their related clans are reputed to have migrated from Somali Ethiopian region all the way up North as far as the country Chad, the Sudan, and Northern Eritrea are said to be inhabited by these lost Dir groups.[citation needed]
The Akisho name is originally derived from "Cayisho" which means in old Somali the (Cayilsan) "Fat One", and in Oromo Akisho.[citation needed] Also the other nickname of the Akisho, Guure, is derived from one who doesn't "hear" because they did not speak the Oromo language when they settled among the Oromo of Bale and Arsi around 1600.[citation needed] Similarly, the Gurgure who are very closely related to the Akisho, use a nickname and were referred to the Oromo and Somalis as the traders or Gurgure from the old Somali and Oromo word "gorgortan" which means one who sales and trades.
According to the folklore historians of the Southern Suure Dir of the Mudug region, the Akisho and the Gurgure madahweyne Dir produced some of the most famous Somali folk heroes like the Somali queen Araweelo who was Warre Miyo. Also the Akisho and Gurgure clans were instrumental in spreading the Muslim faith in the hinterlands of Ethiopia. The Sheikh Abba Hussein in Southern Ethiopia is said to be of Dir, as well as Awbarkadleh and Awbuube who are two major saints of the Somalis.
The Warre prefix in front of many Akisho clans names means "the Clan of" or reer (WaaReer) in proper Somali. For example, the Warre Miyo are referred to Reer Miiyo in Somalia, but Warre Miyo in Ethiopian Somali and Oromo regions. Other clans related to the Aksiho are the Gariire, Warre Dayo,Gurgure, Layiile, and Aw Said's of Lower Jubba.
The Akisho (Gurre) clan consists of 12 major subclans:
Waro-Miyo
Waro-Bito
Waro-Dayo
Waro-Luujo
Waro-Ito
Waro-Kiyo
Waro-Heebaan
Waro-Kurto
Obo
Igo
Asaabo
Eejo
References[/i]
Back to top
Dir Dalka Chad (Jad)
Guest
Posted: Sat Aug 11, 2007 7:25 am Post subject: Madaxweynahii hore ee dalka Chad oo Dir sheegtay
--------------------------------------------------------------------------------
Madax weynah dalka Chad markii uu joogay magalada Xamar waxa uu u shhegay odeyash Gurgure in uu yahay nin Gurgura dir ah. Hussen Habri oo jamacada Somalia digan jiray markaa oo daganaa Hotel Taleex waxa keexeeyay odayaal Gurgure oo uu hogaminayo Maxamed oo Doolo xadka Ethiopia ayuu soo booqday rag Guurah ka mida. I was in mogadhsho in the 1980's and i met a Somali elders of the Dir clan who were in contact with the President of Chad Hussen Habre who was staying at Taleex Hotel in xamer and the president of Chad had these Dir guys who said they where Gurgura of the Dira Dhawa and i swear the President of Chad said to them that the Gurgura and the Garre where both present in Chad. The Gurgura manager was a very influential guy and his name was Mohamed. He invited the president of Chad Hussen Habri, who was by the way taking class at the Somali University to Qoryooley in order to meet the elders of garre Quranyow in that region and some Biyamal. This is a well know story that the Chad presence of Garri and the Gurgura. Hussen Habri was at the time in Mogadisho where he lived several years as an asylum seeker. I know for a fact the Gurguea official took him as far as Doolo on the Somali side to meet, i guess Garri and Guure of the Ethiopian said. Asalamu aleykum 1980 dii Madaxweynah Chad wuxuu qaxooti ku ahaa Xamer oo uu daganaa Hotel Taleex. Jamacad Gaheyr arday ka ahaa. Waxa dacday xiligaas in Hussen Habre uu u yeeray odayaal Direed oo uu hogaminaya Maxamed oo Gurgure u dhashay mareyena ahaa. Hussien Habre madaxweynii hre ee dalka Chad wuxuu soo cadeeyay in ay Gurguraha , Guurah iyo Akishada direed iyo Qabiilkisa ay wax isku galaan. Hussein Habre waxaa uu sheegay Guuran iyo Gurguura oo ah qabiilo reer Chad ah in ay yihiin madaxweyn Dir. Odayashii Direed waxa ay geeyen Qoryooley oo ay soo Tuseen beelah Guure iyo Jiido ee halkaa dagan. Ilaa Luuq - Xudur - Yeed ayaa la soo tusay. (Posted by guest: Gurgure from Xamar) (Posted by guest: Calass)
Dalka Itobiya waqooyigiis siiba xuduuda ay Sudan la leeyihiin waxaa daga dad badan oo Dir ku abtirsada (Gurgure-Akisho), marka waxaa jirta sheekoyin Itobiya leysla dhex maro oo yirahda Sudan iyo Eriteraya waxaa jira dad Somaliyeed oo ku lumay. Siiba sheekada in ay Gurgure ilaa Chad qabilo uga lumeen iyaagoo Itobiya-Sudan xuduudooda talabay.
Back to top
Agoon
Guest
Posted: Tue Aug 21, 2007 2:06 pm Post subject: DIR CLAN -SOMALI GALBEED OGADENYA
--------------------------------------------------------------------------------
RESPONSE TO A MAN WHO CALLED SOMALI GALBEED OGADENYA AND THE AREAS DIR CLAN OCCUPY-NOT THIS WRITER WAS NOT DIR
Now lets see how the 9 provinces of Somali Galbeed and its 48 districts were divided and who setelles where:
1. Gobolka Shiniile
2. Gobolka Jig-jiga
3. Gobolka Jarareed
4. Gobolka Nogbeed
5. Gobolka Qoraxay
6. Gobolka Doollo
7. Gobolka Shabeele
8. Gobolka Liibaan
9. Gobolka Afdheer
Gobolka Jigjiga 6 districts no Ogaadeen 0%
1 Awbare (Gedabursi)
2 Dhagaxle(Dir)
3 Gursum(Dir)
4 Jigjiga( capital shared by all, no Ogaadeen)
5 Qabri Bayax(Abskuul)
6 Wajaale(Habar Awal)
7 Xarshin(Habar Awal+Arab)
Gobolka Shiniile 7 districts not a single Ogaadeen 0%
1 Diridhabo(Dir Ciise, Gurgure +Oromo)
2 Shiiniile(Dir , Oromo)
3 Ayshica(Dir, Oromo)
4 Danbal(Dir, Oromo)
5 Erar (Dir Gurgure, Oromo)
6 Afdam(Dir, Oromo)
7 Ma,ayso(Dir,Oromo)
Gobolka Dhagaxbuur 4 districts
1 Awaare(Ciidagale)
2 Dhagaxbuur(Dir-Gaadsan, Sheekhaal , Ogaaden)
3 Dhagaxmadow(Ogaadeen)
4 Gaashaamo(Habar Yoonis)
Gobolka Wardheer
1 Bookh (Harti)
2 Danood(Harti +Dir Habar Yoonis)
3 Galaadi( Majerten)
4 Qoriile( Majeeren)
5 Wardheer(Harti, Habar Gidir, Mareexan)
Jigjiga is shared by Jid-waaq,Dir Gadabursi,Arab, Makaahil(Sacad Muuse), some Dir Jaarsa/ Oromo and originally it was a Dir land , Some Akiishe Dir were driven from Jigjiga in 1860 by the Bartires and their Garaad Wiil Waaal. Nevertheless Akiishe and Gurgure still share the city with rest of Somali tribes. Also there are many other Dir groups like the Noole/Jarso who are heavily Oromized and have a double identity.
http://www.britannica.com/eb/topic-164792/Dir
WHERE THE DIR LIVE ACCORDING TO THE BRITANNIC ENCYLOPEDIA
...chiefly inhabiting the area on both sides of the middle Shabeelle and south-central Somalia; and the Isaaq, who live in the central and western parts of northern Somalia. In addition, there are the Dir, living in the northwestern corner of the country but also dispersed throughout southern Somalia, and the Tunni, occupying the stretch of coast between Marka and Kismaayo. Toward the Kenyan...
(Jiido Dir ? and Garre war according to South African paper)
Inter-clan fighting ravages Somali villages
Mogadishu - At least 16 people died when inter-clan fighting erupted in three villages in the southern Somali region of Lower Shabelle on Wednesday.
The victims included five children who drowned in the Shabelle River when a boat they were using to flee the violence overturned.
Twenty-seven people were injured in the fighting, said reports.
The fighting pitted the Garre, a subclan of the larger Hawiye group, against the Jiddo, a subgroup of the Dir clan, in Badar, Farhan and Fatkeerow villages of Qoryoley district, elder and mediator Bakar Mayow Ali said by field radio.
Somalia has been without an effective central government, and racked by inter-clan warfare, since the dictator Mohamed Siad Barre was overthrown in 1991.
Ali Mohamed Arale, an assistant minister in the transitional national government in Mogadishu, confirmed the fighting had taken place and implored the warring sides to end the violence.
"We urge both brotherly communities to resolve their differences amicably and stop the use of guns," said Arale.
Local elders were also trying to persuade the two groups to end the violence.
Fighting flared when cattle belonging to the Garre community destroyed crops on farms owned by Jiddo farmers, said another elder in the area. - Sapa-AFP
Published on the Web by IOL on 2002-01-23 18:12:02
http://www.civicwebs.com/cwvlib/africa/somalia/1995/reunification/appendix_4.htm
http://www.addistribune.com/Archives/2003/10/10-10-03/Somali.htm
NORTHERN DIR
Hargeysa vs Nairobi
Somalia and its collection of clans is well studied; and the Somali clan affiliations and territories are unmistakable, and so are the northern Somali Dir clans. From a historical clan perspective, the Dir clan (north and south) had almost always their fair share allotted to them by other Somali clans; and of course from a clan perspective, they expected a fair share from others.
However, for the first time in Somali clan history, without the presence of the northern Dir clans (mainly the Isaaq) and authorities, other Somali clans are plotting the future of Somalia. With the leadership of some prominent individuals, in a gathering of Isaaq elders in Burco, Hargeysa and in Ceerigavo, the elders came to the conclusion to attend the Somali conference and get their fair share as allotted to them by their Dir brethren.
Back to top
agoon
Guest
Posted: Thu Sep 27, 2007 7:11 am Post subject: Ciise Country: Modoobe Dir DJabuuti
--------------------------------------------------------------------------------
Ciise Country: Modoobe Dir DJabuuti
http://en.wikipedia.org/wiki/Djibouti
Demographics
Main article: Demographics of Djibouti
The population is divided into two main groups, the Issa of Somali people and the Afar.
The remainder is formed by Europeans (mostly French and Italians), Arabs and Ethiopians. Tensions between the Afar and Issa was the cause of the civil war in the early 1990s.
The Somali ethnic component in Djibouti is mainly composed of the Issas, who form the majority and the Gadabuursi and Isaaq, all of whom are closely related as Dir subclans. The Issas form part of the ciise Madoobe Dir, while the Gadabuursi and Isaaq are part of the Mahe Dir, Mohammed Hiniftire. The Issa Madoobe Dir are divided into two groups:the Abgaal and Dalool which are further divided into seven sub-clans:Howlgati and Walaaldoon (Makahir, Mahamuud, Iidleh)Uurweeyne (Fiqi and Abdalle), Wardiiq, Hooroone (Habar Walaala and Geelwalaal), Howleh, Fuurlabe (Mahdle, Saahib) and Ceeleeye (Mamaasan and Muuse)
Although French and Arabic are the official languages, Somali and Afar are widely spoken.
The bulk of Djibouti's people are urban residents; the remainder are herders. Health, sanitary, and education services are relatively poor in both urban and rural areas.
Back to top
THE HISTORY OF SOMALI DIR CLAN: TAARIKHDA BEESHA DIREED DIR
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Blog Archive
- ► 2012 (418)
No comments:
Post a Comment