Monday, May 16, 2011

Golah Wasiirada ee Dowlada Cusub Dir, Darood iyo Hawiye

Golah Wasiirada ee Dowlada Cusub Dir, Darood iyo Hawiye
Wasiirada Beelaha Daarood -Gaashaandhigga:-C/raxmaan Max’ud Cail __________ (Daarood/Warsengeli).. -Gaadiidka,dhulka iyo Cirka, Md.Cali Ismaaciil ________ (Daarood/Leel-kase). -Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda, Md.Xasan Abshir (Darood/Majerteen) -Bostadda iyo Isgaarsiinta, Md.Cali Axmed Jangeli. _____ (Darrood?Dhulbahante) -Qorsheynta iyo Iskaashiga, Md.C/risaaq Cismaan Xasan (Daarood/Dhashiishe). -Wasaaradda Wershadaha, Md. Cabdi Maxamed Tarrax. (daarood/0gaadeen) -Dib-u-dhiska iyo dib-u-dejinta, Md.Barre Hiiraale ______ (Daarood/Mareexaan) -Tamarta iyo Korantadda, Md. Yuusuf Axmed Maxamed (Daarood/……) Wasiirada Beelaha Digil iyo Mirifle. -Dastuurka & Arrimaha Federalka, Md.Cabdalla Deerod (Digil/Jilible). -Beeraha, Kornel Xasan M.Nuur Shaati-gaduud, (Digil/Xarriin) -Hiddaha & Tacliinta Sare, Md.Xuseen Max’ud Sh.Xuseen (Digil/Dabare) -Garsoorka, Md. Sh.Aadan Madoobe, (Digil/Hadamo) -Maaliyadda, Prof.Salim Caliyow Ibrow, (Digil/Jiide) -Shaqada & Shaqaalaha, Md. Ibrahim Aden Xasan (Digil/Leesaan) -Horumarinta Haweenka & Qoyska, Fowsiya M.Sheekh (Digil/Eelaay) Wasiirada Beelaha Hawiye. Diinta & Awqaafta, Md. Cumar Maxamud Filish (Hawiye/Abgaal) -Ganacsiga, Md. Muuse Suudi Yalaxow (Hawiye/Abgaal) -Hawlaha Guud & Guriyeynta. Md.Cismaan Caato (Hawiye/H/gidir) -Dhaqancelinta Maleeshiyooyinka, Md.Botaan Ciise (Hawiye/Duduble) -Waxbarashadda, Md. Cali C/llaahi Cosoble (Hawiye/Xawaadle) Wasiirada Beesha Dir. -Arrimaha Dibedda, Prof. C/llaahi Sh.Ismaaciil. (Dir/Biyimaal) -Caafimaadka Dr. C/Casiis Sh.Yuusuf. (Dir/Surre) -Xannaanadda Xoolaha, Md. Xuseen Ceelaabe. (Dir/Gudubirsi) -Iskaashiga Goballadda. Md. Ismaaciil Buubaa. (Dir/Isaaq) -Dhallinyaradda & sport-ga, Md. Maxamed Wasame (Dir/Isaaq) Wasiirada Beesha Shanaad -Warfaafinta Md. Cali Maxamed Fiqi (Baajuun) -Deegaanka, Md. Maxamed M.Xayd (Muuse-dherri). ____________________________________________________ Magacyada wasiirada Wasaaradaha C/laahi Sheekh Ismaaciil arimaha dibada Cumar Maxamed Maxamuud (filish) Oowqaafta iyo diinta Yuusuf axmed maxamed Batroolka iyo tamarta Xasan maxamed nuur(shaati guduud) beeraha Cali Axmed jaamac jengali Boostada iyo isgaarsiinta C/casiis sheekh yuusuf caafimaadka Maxamed maxamuud xeyd Dalxiiska iyo ilaalinta deegaanka C/lle deeroow isaaq Dastuurka iyo arimaha federalka Maxamuud warsame cali Sportiga iyo dhalinyarada Bare aadan shire (hiiraale Dib u dhiska iyo dib u dejinta C/raxmaan Maxamuud Cali gaashaandhiga Cali Ismaaciil Cabdi Gaadiidka circa yo dhulka Muuse Suudi Yalaxoow ganacsiga Sh. Aadan maxamed Nuur Madoobe garsoorka Cismaan Xasan Cali Caato Howlaha guud iyo guryenta Xuseen Maxamuud sheekh Hidaha iyo tacliinta sare Fowsiyo Maxamed Sheekh Horumarinta haweenka iyo daryeelka cqoyska Xuseen Ceelaabe Faahiye Xanaanada xoolaha Maxamed Xuseen Bootaan Dhaqan celinta iyo tababarada maleeshiyooyinka Ismaaciil hurre buubaa Iskaashiga iyo gobolada Xasan Abshir faarax Kaluumeysiga iyo qeyraadka badda Saalim Caliyoow Ibroow Maaliyadda C/risaaq Cusmaan Xasan Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga Ibraahim aadan Xasan Shaqada iyo Shaqaalaha Cali fiqi Warfaafinta Cabdi Maxamed Tarax Warshadaha Cali C/laahi Cosoble Waxbarashada WQ. Nuradin Abokor Axmed “Diiini Wasaarada Arimaha Dibada C/laahi Sh Ismaaciil (Dir-Biyamaal) 2- Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta Cumar Maxamuud Cumar Finish (hawiye-Abgaal) 3- Wasaarada Batroolka iyo Tamarta Yusuf Axmed Maxamed (Darod-Awrtable) 4- Wasaarada Beeraha Xasan Maxamed Nuur Shaati Guduud (Raxanwayn_Hariin) 5- Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta Axmed Jaamac Jingali (Darod-Dhulbahante) 6- Wasaarada Dalxiiska iyo Ilaalinta Deegaanka Axmed Maxamed (Muuse Dhari) 7- Wasaarada Tastuurka iyo Arimaha Federaalka C/lla Deeroow Isaaq (Raxanwayn-Jilible) 8- Wasaarada Dhalinyarada iyo Isbooritiga Maxamed Warsame Cali (DIRisaaq-Habar Awal) 9- Wasaarada Dib u dhiska iyo Dib udajinta Bare Adan Shire (Darod-Marexan) 10- Wasaarada Gaashaandhiga Cabdiraxmaan Maxamuud (Daarood-Warsangali) 11- Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Cali Ismaaciil Cabdi Giir (Darod-Leelkase) 12- Wasaarada Ganacsiga Al Xaaj Muuse Suudi Yalaxow (Hawiye-Abgaal) 13- Wasaarada Garsoorka Sh Adan Madoobe (Raxanwayn-Hadamo) 14- Wasaarada Hoowlaha Guud iyo Guryanta Cusmaan Xasan Cali Cato (Hawiye -H/Gidir) 15- Wasaarada Hidaha iyo Tacliinta Sare Xuseen Maxamuud Sh Xuseen (Raxan wayn-Dabare) 16- Wasiirka Horumarinta iyo Daryeelka Qoska Foowsiyo Maxamed Shiikh (Digil iyo mirifle Eelaay) 17- Wasaarada Xanaanada iyo Xoolaha Xuseen Ceelaabe Faahiye (Dir-Gudabiirse) 18- Wasaarada Dhaqan Celinta maleeshiyooyinka Maxamed Bootaan (Hawiye Duduble) 19- Wasaarada IskaAshiga Gobolka Ismaaciil Maxamed Hure Buubaa ( DIR Isaaq-Garjaxis) 20- Wasarada Kaluumaysiga iyo khayraadka Bada Xasan Abshir Faarax (daarod-majeerten) 21- Wasaarada Maaliyada Saalim Cali Yabaroow Raxan wayn-jiido 22- Wasaarada Qorsheenta iyo Iskaashiga Caalamiga C/risaaq Cusmaan Xasan Daarood-Dashiishe 23- wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha Ibraahin Adam Xasan (digil iyo Mirifle-leysaan) 24- Wasaarada Warfaafinta Cali Fiqi (baraawe) 25- Wasaarada Warshadaha Cabdi Maxamed Tarax (Darod-Ogaden) 26- Wasaarada Waxbarashada Cali Cabdulaahi Cosoble (hawiye -Xawadle) 27- Wasaarada Caafimaadka C/Casiis Sh Yuusuf (Dir-


1)Xil . Drs. Qamar Aadan Ali W/ Wasaaradda Caafimaadka {Dir/Surre}


2)Xil. Ismaaciil Axmed Nuur W/ Wasaaradda Gaashaandhigga {Dir/Gaadsan}

3). Xil. Caasha Cabdullahi Ciise W/ku. Wasaaradda Haweenka & Horumarinta Qoyska {Dir/Beejamaal}

4). Xil. Xassan Buraale Maxamed W/ku. Wasaaradda Garsoorka {Dir/Madaluug}


Maxaa ku soo kordhay, Dirka konfureed maxaase ku lumay qaybiskan labaad ee Cabdulahi dowladiis u u qeybshay wasiirad ?

Marka hore, Cabdulahi Sheikh Ismail waxaa lagu badalay nin cusub oo Gadsan ah lana siiyay jago culus Wasarada Gashandiga.

Waxaa kale oo Surre helay jagadii hore ee wasarada Cafimadka oo ay hore u haysteen, bar ahaan Surre waa laqadiyay oo beeshii Surre ugu weyned uguna kuluulayed Qubeys waxaba lama siin.

Laba beelood oo horey aan waxaba loo siin oo kala ah Bajimaal iyo Mandaluug ayaa iyagana waxaa la siiyay labo jago oo kala ah --Xil. Caasha Cabdullahi Ciise W/ku. Wasaaradda Haweenka & Horumarinta Qoyska {Dir/Beejamaal iyo Xil. Xassan Buraale Maxamed W/ku. Wasaaradda Garsoorka {Dir/Madaluug}.

Dirka konfureed

Isku dardar, Iskuna soo lifaaq Dirka konfureed wali waxaad moodaa in ay qatan yihiin inkastoo ay helen laba wasaradood oo culus kalana ah Difaaca iyo cafimadka. Meesha uu X. Buraale oo Mandaluuga ah ka helay jagada ku xigeen Wasarada Garsoorka oo ah jago culus.

No comments:

Blog Archive