Friday, September 9, 2011

Beesha Jarso Madaxweyne Dir iyo blog cusub http://jaarsocommunity.blog.com/about-jaarso/

Suure Dir

Beesha Jarso maaha markii ugu horeysay ee Dir lagu sheego waan sax waa Dir qaar ka mida, laakin waa dad ay Oromadu la wareegeen hadan anagu hadii aan Dir Suure nahay kama soo saari karno Oromo iyaga un ayaa ka soo Bixi kara qoraalada Reer Galbeedku qoraan sida qoraalkan hoose ayaa sheegaya habka ay Jarso ugu biirtay Oromo. Marka Soo dhawaada laakin anigu ma Aminsani nin baa nin maskaxda ka badalikaraa. War iska daaya laba taargoole nimada oo luguhiina ku istaaga oo "raaciyad qashin ha u noqon"

Being and becoming Oromo: historical and anthropological enquiries By Paul Trevor William Baxter, Jan Hultin, Alessandro Triulzi

Mogaasa- Oromo name-giving or adoption ceremony in where forigne groups (like Somali Jarso) who were conquered were made into gosa (lineage or tribe) of the Oromo and became assimilated into oromo Society. Magaase Ceremony included prayers, and taking a binding oath and one becaming a child of Gossa or lineage and hence Ilmaan Oromo

**Class, State and Power in Africa: a case study of the Kingdom of Shäwa ... By Svein Ege


Wara Jarso is one of the 180 woredas in the Oromia Region of Ethiopia.
The Barley-Oat Farming Systems of Grar Jarso. Major elders Abba Jarsa or Jarsa Biyya

Gerar Jarso is one of the 180 woredas in the Oromia Region of Ethiopia. Part of the Semien Shewa Zone, Gerar Jarso is bordered on the south by Yaya Gulelena Debre Liban, on the west by Degem, and on the east by the Amhara Region. The major town in Gerar Jarso is Fiche.

Hawecha: a woman for all time - Page 35

================================================================================


http://jaarsocommunity.blog.com/about-jaarso/



Website Cusub oo ay Soo Saareen dhalin Jarso ah oo ka Hadlaya Beesha Jarso Madaxweyne Dir, nasiib daro Madaxweyn Dir waxaad moodaa iyagoo curadka ah in ay si wacan iskula shaqeen, yaryahayna in ay isku dayaan in ay ka dhex muuqdaan bulsha weynta Oromo ee ay ka guursadan, dariskana la yihiin. Hadaba ba aqri qoraalkaan jarso...

http://jaarsocommunity.blog.com/about-jaarso/

Jaarso waa qabiil soomaaliyeed kana mid ah bahwaynta Direed , qabiilka jaarso wuxuu ka mid yahay beelaha soomaaliyeed ee ku nool Ethiopia kuwa ugu badan dad ahaan iyo dhul ahaanba.

Umada Jaarso waa umad taariikh wayn ku leh Geeska Afrika waana qabiilkii soomaaliyeed ee ugu hor yeeshay boqortooyo maamuli jirtay in badan oo ka mid ah wadanka Ethiopian Waxaana la odhan jiray JAASRO SULTANATE boqortooyadani waxay kulmin jirtay oo hoos imaan jiray iyaguna dhawr boqortooyo oo caanka ah Geeska Afrika ilaa hadana taariikhdooda lagu barto kuliyadaha,jaamacadaha iyo schoolada wadanka Ethiopia waxaana ka mid ahayd boqortooyadii waynayd ee la odhan jiray SULTANATE OF DAWARO ( Dawaro waa jilib ka mid ah Beel waynta Jaarso ).

waxyaalaha in la xuso ubaahan ama ay ku faanaan umada Jaarso waxaa ka midka ah oo taariikhda u gashay beesha jaarso ay ahayd qabiilkii soomaaliyeed ee ugu horeeyay kaasoo dagaal fool ka fool ah la galay dawlad ay xabashi lee tahay, Beesha Jaarso waxaa kale oo ay lee tahay misena ay ku faani kartaa xeer soo jireen misena caan ah kaas oo ay isku maamulaan, xeerkaas oo la yidhaahdo Xeerka Jaarso kaasoo lagu aas aasay Tuulada Tuli Cagaagane.

Beesha jaarso waxay ku fadhidaa dhul aad u balaadhan oo ka mid ah dalka Ethiopia, waxayna ku xoogan yihiin Ismaamulka Somalida Ethiopia iyo Kan Oromada, Umada Jaarso waa umad ku hadasho laba af oo kala ah Afka Somaliga iyo Afka Oromada, markaan lee nahay afka oromada inta ku hadasha waxaa lagu qiyaasaa inay dhan yihiin 45% inta ku hadasha afka somaligana waxaa lagu qiyaasaa inay dhan yihiin 55% , beesha jaarso waa beel nabad jecel isla markaana aad u ixtiraamta umada ay wada degaan taasina waa dabeecadaha ay ku caanka yihiin.

Beesha Jaarso deegaanada ay ku nool yihiin waxaa ka mid ah :

1. Degmada Jigjiga
2. Degmada Jinacsani
3. Degmada Ajasa Koora
4. Degmada Baabili
5. Degmada Gursum
6. Degmada Hawaday
7. Harar,Haramaya,Diridawa,Naserat,Baali,Dhangago
8. Degmada Tuli Guuled
9. Waxay Kale oo Ay Ku Nool Yihin Qaybo Badan Oo Ka Mid Ah Kililka Oromada
10. Gobolka Liibaan

Hadaan usoo noqono beeshu waxay ka kooban tahay lix (6) jilib oo waa wayn waxayna kala Yihiin:

1. Wara dhaqo ( Reer Dhaqo )

2. Wara sayo ( Reer Sayo)

3. Walaabi

4. Wara Oogo (Reer Oogo)

5. Dawaro

6. Oroma

Erayga Waro waa eray oromo ah wuxuuna la mid yahay Reer

1. Wara Dhaqo iyaduna waxay usii kala baxdaa Tobadaba (7) Jilib.

Wara Yan’a
Wara Yaanyo Igo
Wara Maxamed
Wara Yaanyo Guyo
Wara Akaako
Wara Areelo
2. Wara Sayo iyaduna waxay ukala baxdaa sadex (3) jilib oo waa Wayn
Wara Buuko
Abiye
Oroma
3. Walaabi waxay ukala baxdaa sadex (3) jilib oo waa Wayn
Wara Cusmaan
Wara Cumar
Baalcad
4. Dawaro
5. Wara Oogo
6. Orama

F.G. Fadlan wixii Talo iyo Tusaaleba Ah ama Sixid Aad Iga Saxaysid Wixii Ka Qaldan Qoraalkan iigu Soo Hagaaji Ciwaankan jaarsocommunity@hotmail.com
9 Comments
jaraqaato boy 20. May, 2011 #
walakaay waa dadasheen hanbalyo nii leeyahay dhamantiin meelkastoo jogtanba aniogoo aad uu xiseeynaya websitkan thnx dhaman all jaarso meelkasteey joganba walalahaay …ku waada haa ka dalina walalayaal waa mahadsantihiin thnx all thnx

Reply
jaraqaato boy 20. May, 2011 #
sxb waa mahadsantihin dhaam tiin thnx thnx jaarso haa nolaato melkasteey aduunka ka jooganba thnx

Reply
weedhsame 21. May, 2011 #
sxb aad baad ugu mahadsan tahay sida wanaagsan ee aad noogu bayaamisay tanina waa wax loo baahnaa sababtoo ah waxaa jira dad u dhashay beesha misena aanan aqoon inta ay ukala baxdo beeshu iyo dhulka ay deegaan ahaan ka soo jeedaan, waxaan kugula talin lahaa inaad noo soo gudbisid halyeeyadii jaarso ee magaca ku dhex lahaa umada taariikhdooda

mahad sanid

cali faarax (cali dheere)

Reply
maame 23. May, 2011 #
sxb aadbaad u mahadsan tahay ee kun jeer 10q wxaan ku dhihi lahaa shaqa wanagsan ayaad haysa ee halkaas kaga wad

Reply

jaraqaato boy 24. May, 2011 #
geesiigi weeynaa ilaahayba weeyne waaxa laa oraan jiraay gureey fiido oo jigjiga ladagaltami jiiraaay ciidanki wiil waal aay iskuu haaysteen jigjiga wixii kalaana waa niila soo socodsinaaynaa ishalaaah

Reply
SHARMARKE 20. Jun, 2011 #
a/s/c walaalayaal waxan halkan uga mahadnaqayaa dhaman akhyaarta wada sidii ay beeshooda kor ugu qaadi lahaa yeen wanad ku mahad san tihiin sidaad noo barteen wixii naga maqnaa
by sharmarke xasan sharmarke

Reply
xasannuur 19. Jul, 2011 #
asalaamu calay kum walaal aad baan kuugu mahadinayaa sida wa
naag san eed wax walba ucadaysay waxaan lee hay inta
badan iyaynan idinqaadin cadhadu oo aad ku soo dartaan
wan aa dan uhay nin daliil cad walaal aad baan usalaamaya qoraaga soo diyaariyaya qoraalkan wuuna mahad sanyahay

Reply
Codka beesha direed 23. Jul, 2011 #
Jaarso waa ninman Madaxweyn Direed ah lana dhashay Gurgure, Akhisho Guure iyo
Gariire. Reer Aw saciid Layiile, Dheera Ali madaxweyne iyo qaarkali sida Ijaaja, Hordare, Alaabweyn iyo Goorejano. Inkastoo dadkan Direed ay siaada ugu dhexlumeen Oromada 1550 laga bilaabo ilaa hada

Reply
Darwiish 24. Jul, 2011 #
Walaal waa runtaa waana sida aad u dhigtay hadalka, beesha jaarsana waa niman Madaxwayne Dir ah waadna ku mahadsan tahay sida wanaagsan ee aad u cadaysay, mida labaad waa runaa walaalihii direed waxay ku dhex milmeen Qowmiyada Oromada taasina waa nasiib daro maanta inay ilaaween dadkaasi asal ahaan meeshii ay ka soo jeedeen qaarkood waxaanan dhihi karnaa waxaa ugu wacan waa wacyi galin la’aanta haysatay dadkan walaalaha ah insha allah hada ka dibna waa inaynu ka shaqaynaa sidii aynu u soo celin lahayn dadkan walaalaha ah ee ku milmay Qowmiyadaha kale hadii ay noqon lahayd wacyi galin iyo hadii kaleba



Taariikh Kooban Oo Ku Saabsan Beel Waynta JAARSO






















Jaarso waa qabiil soomaaliyeed kana mid ah bahwaynta Direed , qabiilka jaarso wuxuu ka mid yahay beelaha soomaaliyeed ee ku nool Ethiopia kuwa ugu badan dad ahaan iyo dhul ahaanba



.



Umada Jaarso waa umad taariikh wayn ku leh Geeska Afrika waana qabiilkii soomaaliyeed ee ugu hor yeeshay boqortooyo maamuli jirtay in badan oo ka mid ah wadanka Ethiopian Waxaana la odhan jiray JAASRO SULTANATE, boqortooyadani waxay kulmin jirtay oo hoos imaan jiray iyaguna dhawr boqortooyo oo caanka ah Geeska Afrika ilaa hadana taariikhdooda lagu barto kuliyadaha,jaamacadaha iyo schoolada wadanka Ethiopia waxaana ka mid ahayd boqortooyadii waynayd ee la odhan jiray SULTANATE OF DAWARO ( Dawaro Waa Jilib ka mid beesha Jaarsi ).



waxyaalaha in la xuso ubaahan ama ay ku faanaan umada Jaarso waxaa ka midka ah oo taariikhda u gashay beesha jaarso ay ahayd qabiilkii soomaaliyeed ee ugu horeeyay kaasoo dagaal fool ka fool ah la galay dawlad ay xabashi lee tahay, Beesha Jaarso waxaa kale oo ay lee tahay misena ay ku faani kartaa xeer soo jireen misena caan ah kaas oo ay isku maamulaan, xeerkaas oo la yidhaahdo Xeerka Jaarso kaasoo lagu aas aasay Tuulada Tuli Cagaagane.





Beesha jaarso waxay ku fadhidaa dhul aad u balaadhan oo ka mid ah dalka Ethiopia, waxayna ku xoogan yihiin Ismaamulka Somalida Ethiopia iyo Kan Oromada, Umada Jaarso waa umad ku hadasho laba af oo kala ah Afka Somaliga iyo Afka Oromada, markaan lee nahay afka oromada inta ku hadasha waxaa lagu qiyaasaa inay dhan yihiin 45% inta ku hadasha afka somaligana waxaa lagu qiyaasaa inay dhan yihiin 55% , beesha jaarso waa beel nabad jecel isla markaana aad u ixtiraamta umada ay wada degaan taasina waa dabeecadaha ay ku caanka yihiin.



Beesha Jaarso deegaanada ay ku nool yihiin waxaa ka mid ah :

1. Degmada Jigjiga

2. Degmada Jinacsani

3. Degmada Ajasa Koora

4. Degmada Baabili

5. Degmada Gursum

6. Degmada Hawaday

7. Harar,Haramaya,Diridawa,Naserat,Baali,Dhangago

8. Degmada Tuli Guuled

9. Waxay Kale oo Ay Ku Nool Yihin Qaybo Badan Oo Ka Mid Ah Kililka Oromada

10. Gobolka Liibaan

Hadaan usoo noqono beeshu waxay ka kooban tahay lix (6) jilib oo waa wayn waxayna kala Yihiin:

1. Wara dhaqo ( Reer Dhaqo )

2. Wara sayo ( Reer Sayo)

3. Walaabi

4. Wara Oogo (Reer Oogo)

5. Dawaro

6. Oroma

Erayga Waro waa eray oromo ah wuxuuna la mid yahay Reer

1. Wara Dhaqo iyaduna waxay usii kala baxdaa Tobadaba (7) Jilib.



Wara Yan’a

Wara Yaanyo Igo

Wara Maxamed

Wara Yaanyo Guyo

Wara Akaako

Wara Areelo

2. Wara Sayo iyaduna waxay ukala baxdaa sadex (3) jilib oo waa Wayn

Wara Buuko

Abiye

Oroma

3. Walaabi waxay ukala baxdaa sadex (3) jilib oo waa Wayn

Wara Cusmaan

Wara Cumar

Baalcad

4. Dawaro

5. Wara Oogo

6. Orama





F.G. Fadlan wixii Talo iyo Tusaaleba Ah ama Sixid Aad Iga Saxaysid Wixii Ka Qaldan Qoraalkan iigu Soo Hagaaji Ciwaankan jaarsocommunity@hotmail.com

9 comments:

Weedhsame said...

walaal waxaan ku dhihi lahaa hadaladaada u fiirso, wuxuu hadalkaagu iila muuqdaa sida ay u hadlaan dadka cadawga ku ah beesha jaarso ee markasta ka shaqeeya sidii ay beesha ukala saar saari lahaayeen, taasina waxaa cadaynaya hadalkaaga oo aad ku tidhi ( Beesha Jarso maaha markii ugu horeysay ee Dir lagu sheego waan sax waa Dir qaar ka mida ),..... hadal kaagani wuxuu u muuqtaa inaad ku kala qaybinaysid beesha jaarso oo aah lee tahay qayb ka mid ah waa DIR qaybna waa ORomo, kolay jaarso waxay tahay way tahay, laakiin adigoo ku hadlaya magaciii walaalaha direed inaad sidaa u hadasho ma ahayn,

mida kale waxaad ku sheegtay hadalkaaga inay jaarso ka guursato oromada taasina waa hadal aan waxba ka jirin, waxaana ii muuqata inaad tahay nin aanan waxba ka aqoonin beesha jaarso.

kolay waala yaqaanaa beesha jaarso waxay tahay oo maanta waxaaba farxad u ah beesha jaarso in ay tahay beesha ganacsiga iyo dhismayaasha ugu bilicda san leh ku leh magaalada jigjiga ee caasimada kililka 5aad, oromadan aad sheegaysana waa runtaa waxaana naga dhaxaysa xaduud aad u balaadhan laakiin nagama guursadaan anaguna kama guursano taasna maanka ku haay.

waxan kugula talin lahaa hadii aad tahay nin ka shaqaynaya midnimada walaalaha direed inaad ka shaqayso soona ururiso macluumad sax ah oo ku saabsan beel kasta waadna mahadsan tahay

DIRSAME said...

BISMILAAHI RAXMAANI RAXIM
GAF HADAAN GALAY OO AAN KA GALAY JARSO WAAN KA NOQDAY, RAALINA AHOW.

XAQ HADAAN KU HADLONA WAA XAQ. RUNTII BEESHA JARSO OO LAAN DHEERE AH KUNA ABTIRSATA MADAXWEYNE DIR WAA LA YAQAANAA, LAAKIN OGOOW HADII AAN KU SHEEGO QAAR "LABA TAARGOOLAYAAL AH" OO KOLNA OROMO SHEEGTA,KOLNA WAXKALE SHEEGTA ANIGU WAXAAN WEERARAYAY KUWAA JAH WAREERSAN EE JARSO MAAN U GAFIN MEELNA KAGAMAAN DHICAN WAA TOLKEEY. ANIGU NIN DIR AH OO MAGACA JECEL AYAAN AHAY HEERYADII CUNE MA AHI.

MARLABAAD NINKII DIR WAA DIR. NIN HADII AAN ARKO LUQADIISA IYO DAD NIMADIISA DAFIRSAN WAA CAAYAA ISAGOO LAAN DHEERE AHANA JAHWAREERSAN OO DAD KA LIITA AY DUUFSADAN. JARSO WAA II JARSO WAA CURADKEYGI WAXA MAANGAABKA EE JARSADO QEYBIYAAN CAYAY.

RAALI AHOW HADII AAD DHIBSATAY HADALKEEYGA WAXAA IGA KEENTAY DIRNIMO JECEYL IYO KUWA CURADKEEYGI DUUFSADAY

Anonymous said...

Beesha jarso xaal ha qadato. Xalna ha u raadiso kala qeybsananta dhexdeena ka jirta. Dir waa Dir,Jarsona waa Madaxweyne Dir .

Anonymous said...

Asc Walaal @DIRSAME waxaad ogaata in aan la raacsanahay commentka ugu horeeyo. Haddaad dadkaadi Dirta run'ahaan u jeceshahay waxaan si aad u wanaagsan ku weydaysanlahaa in aad bedeshid qortaalkaaga. Inaan hal nahay waad garranaysa, waxaan kaa codsanaaya inaad na kala bixinin oo hal inoo aragtid. Jazakallahu khairun

Unknown said...

Jarzo is my clan aanku faano wara maxamadna ahay

Anonymous said...

Jaarso waa niman Dir ah afsomalina ku hadla

Anonymous said...

Jaarso somali wi ka baxeen hada oromo noqdeen kkkk

Anonymous said...

Some of them claim oromo which is confusing. You can't just claim something else lol

Anonymous said...

Jaarso inay jinsiyadedu moran gasho iyada ayaa sabab uha waxaana wax laga waydiyaa wax garada jaarso ama Aqoonyanka jaarso waayo 19sano kahor jaarso waxay Ahayd ayay mantana Tahay Dir Ali maxadwayne

Blog Archive