Saturday, October 13, 2012

SOMGAS COMPANY SOMALI GAS










Bosaso Media


Garoowe: oo lagu Soo Bandhigay Qalab Casri ah oo cuna karint

waxaa manta munaasabad lagu qabatay xarunta gobolka nugaal ee magaalda garoowe lagu furay shirkada somgas oo ah shirkad gada haamaha gaas ee cunda lagu karsado
shirkadaan ayaa waxaa xarunteeda laga furay magaalda garoowe waxaan shirkadan munaasabdii lagu furaayay kasoo qayab galya gudoomiyah baarlamaanka,wasiirda haweenka ,gudoomiyah goblka nugaal iyo masuuliyiin kaloo badan,
xafladaan ayaa masuuliyiinta shirkada ganacsiga ee somgas ay ku soo bandhigeen agabyada ay keenee iyo qaabka loo isticmaalo haamahan gaas ka ah ee cunda lagu karsdao iyadoo shirkadu sheegaty in faa ido badan ay uleeyihiin gaaska deegaanka oo uu xaalufka looga hortagi karo
masuuliyiintii kasoo qayab gashay munaasabdan ayaa siwayan ugu mahad celiyay agabkaan hormarka leh ay kusoo bandhigatay shirkad somgas islamrkaan ay shirkad looga baahanyah in ay agbkaan noqdaan mid si joogto looga helaayo deegaank puntland
sikastab ahtee xarumha shirkad somgas ayaa ku yaal dhamaan deeganda puntland waxaan ay sheegeen masuuliyiinta shirkads in ay xarunta ugu wayan ee kafureen magaalda garoowe

No comments:

Blog Archive