Friday, November 23, 2012

Hormarka degmooyinka Bohol-garas iyo Qooney gobolka Gedo oo lasiiyaadiyay mashaarric xooglehna ay kabilaawdeen. Beesha Surre Dir



October 20, 2012
Filed under: Wararka Somalia,Xeraale
Posted by: daahmacaane



Waxaa halkaan Idiinkugu Soo Gudneynaa In Walaalaha Beesha Fiqi Mahamed ee kala Joogo wadanka gudihiisa iyo dibadiisa Ay u istageen in ay wax ka qabtaan dhulkaas oo aan kor ku soo sheegney dadkii isku howliyayna ay ahaayeen dad ka soo jeeda degaankaas oo kala ah



1-Ing Abdullahi Arab (Somalia)



2-suldaan mahamed khaliif ( Kenya)



3-Ugaas gaarane aden (soamlia boholgarasle)



2-xildhibaan Abdinasir gaarane (somalia)



3-Ganacsade mahamed ahmed sahal (kenya)



4- Danjire Abdullahi Abdiaziz Hassan ( USA)



5-Abdirizaq Ali yare ( Canada)



6-Dahir Muhumed Omar Duqow ( Somalia boholgarasle)



Dadkaan oo u istaagey beeshooda si ay wax weyn ugu qabtaan kuna guuleystey in ay hirgeliyaan ceelal laga kala qodayo degmooyinkaas oo ay hadda howsheedii gacanta lagu hayo, waxaa kaloo jira xurumo caafimaad , iskuulo iyo golayaal xafiisyo ah oo ay ka hirgeliyeen degmada bohol garasle, waxaa kaloo oo qorshaha soo socda ugu jira marka ay ka soo dhamaadaan in degmada madhawey ay ka hirgeliyaan dhul beereed aad u weyn dhinaca ka saaran wabiga























waxaa kaloo Mahad u celinayaa hayadii nagala qeeb qaadatey ee uu Masuulka dibada uga yahay Ing Abdirahmaan huseen ( Almanhal)

wa mahad alle qofkii dad masaakiin ah wax u qabto in uu ka helayo ajar iyo xasanaad dadkaas aan kor ku soo xusnayna kheer alaaha ka sii yo howsha aad dadka u qabataana khey alaha diinka siiyo





Leave a Reply

No comments:

Blog Archive