Sunday, August 6, 2017

Daawo;-Salaadiinta Iyo Waxgaradka Beesha madigaan Ee Gobolka Gabiley Oo ...

5 comments:

Anonymous said...

Beeshaan Mar waxaa ay la dhaqan iyo deegan yihiin Madaxweyne Dir. Xaqiiqdiina waa niman Mahe Direed ah sida ay sheegaan Mahe siiba beesha Dabruube Mahe Direed.


Videogaan Ansaar ayay sheegayaan Madigaanku cajaladaan. Beesha Madigaan waxaa la sheegaa in ay ka dhasheen beesha Harti Gaab oo iyaguna sheegta HARTI. SAAXIIB BAL II FUDUDEEYA NIMAANKAAN MAR SARANSOOR HAWIYE LAGU SHEEGAAYO, MAR DIR MADAXWEYNE LAGU SHEEGAYO MARNA WAX KALE SHEEGANAYAA.


ANIGA DIRAAN AHAY CAWO IYO MAALIN BARWAAQO AMA ABAAR- SAAXIIB NAGA DAAYA DADKAAN AAN AAD U ADKEEN OO KOLBA GEES U CARARAAYA

Anonymous said...

Waaaa maxa triπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

Anonymous said...

Waaaa maxa triπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

Anonymous said...

War ani ii maqal waxba kama karaneyside madigaan, horta tariikh haday noqoto waa reerka ugu tarikhda weyn somalida oo gobolka sanag oo awowyasha ku asanyihine ragii casimadisa ceerigavo asasay ayay ahayeen ee ila hada qasurtii ayay dhisteen ay ku tallo marka waxa kala qeybiyey dagaladii iyo xanunadii geeska africa ka dhacay oo reerba qabiil ku daray oo asal ahaan waxay kasoo jeedaan ansaartii uu qarqaartay nabiga scw oo waxba hada been modeyside baadh oo internetka kaa ee maxa yeelay bug dhan ayaa laga qoran ansaarta iyo wadamada ayay kukala nolyihiin

Anonymous said...

Anuu wanku dawakhay tolkay ilaahow ii sahal nin aqoon ule beesha madigaan 😭🀲🀲

Blog Archive