Magacyada Wasiirada DFKMG
![]() 27 ka mid ah golaha wasiirada DFKMG, maalintii magcaabida Dec 1, 2004 | Xarunta KICC ee Nairobi, Kenya | ISHA SAWIRADA: China Daily News |
|
![]() Madaxweynaha Dawladda Federaalka ee Kumeelgaarka ah ee Soomaaliya, Abdullahi Yusuf Ahmed, oo ka hadlayeye xafladii magcaabida golaha wasiirada: Dec 1, 2004 | Nairobi Kenya |
![]() Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Ali Mohammed Ghedi, oo ka hadlayey xafladii magcaabida 27 kamid ah 31da xubnood ee golaha wasiirada. Goobta: Nairobi, Kenya | Dec 1, 2004 |
| Magaca Wasaarada | Magaca Wasiirka | Qabiil | |
| WASIIRADA | |||
| 1- | Wasaarada Arimaha Gudaha | Eng. Xusseen Maxamed Faarax Caydiid | Hawiye-Habargidir-Sacad. |
| 2- | Wasaarada Amniga Qaranka | Maxamed Qanyare Afrax | Hawiye-Murusade |
| 3- | Wasaarada Hantida Qaranka&Qalabaynta | Maxamuud Sayid Adan | Daarood Mareexaan |
| 4- | Wasaarada Dib uheshii siinta iyo Xiriirka Jaaliyadaha Dibada | Maxamed Ibraahin Xaabsade | Digil iyo mirifle Liisaan |
| 5- | Wasaarada Dekedaha& Gaadiidka Bada | Maxamuud Cabdulaahi Jaamac(Sifir) | Dir-Isaaq- Habar Jeclo |
| 6- | Wasaarada Macdanta iyo Biyaha | Maxamuud Salaad Nuur | Hawiye-Ceyr |
| 7- | Wasaarada
Hormarinta Reer Miyiga iyo Daaqa | Maxamed Maxamuud Guulleed (Gacmodheere) | Hawiye- habargidir-Sulaymaan. |
| 8- | Wasaarada Arimaha Dibada | C/laahi Sh Ismaaciil | (Dir-Biyamaal) |
| 9- | Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta | Cumar Maxamuud Cumar Finish | (hawiye-Abgaal) |
| 10- | Wasaarada Batroolka iyo Tamarta | Yusuf Axmed Maxamed | (Darod-Awrtable) |
| 11- | Wasaarada Beeraha | Xasan Maxamed Nuur Shaati Guduud | (Raxanwayn_Hariin) |
| 12- | Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta | Axmed Jaamac Jingali | (Darod-Dhulbahante) |
| 13- | Wasaarada Dalxiiska iyo Ilaalinta Deegaanka | Axmed Maxamed | (Muuse Dhari) |
| 14- | Wasaarada Tastuurka iyo Arimaha Federaalka | C/lla Deeroow Isaaq | (Raxanwayn-Jilible) |
| 15- | Wasaarada Dhalinyarada iyo Isbooritiga | Maxamed Warsame Cali | (isaaq-Habar Awal) |
| 16- | Wasaarada Dib u dhiska iyo Dib udajinta | Bare Adan Shire | (Darod-Marexan) |
| 17- | Wasaarada Gaashaandhiga | Cabdiraxmaan Maxamuud | (Daarood-Warsangali) |
| 18- | Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka | Cali Ismaaciil Cabdi Giir | (Darod-Leelkase) |
| 19- | Wasaarada Ganacsiga | Al Xaaj Muuse Suudi Yalaxow | (Hawiye-Abgaal) |
| 20- | Wasaarada Garsoorka | Sh Adan Madoobe | (Raxanwayn-Hadamo) |
| 21- | Wasaarada Hoowlaha Guud iyo Guryanta | Cusmaan Xasan Cali Cato | (Hawiye -H/Gidir) |
| 22- | Wasaarada Hidaha iyo Tacliinta Sare | Xuseen Maxamuud Sh Xuseen | (Raxan wayn-Dabare) |
| 23- | Wasiirka Horumarinta iyo Daryeelka Qoska | Foowsiyo Maxamed Shiikh | (Digil iyo mirifle Eelaay) |
| 24- | Wasaarada Xanaanada iyo Xoolaha | Xuseen Ceelaabe Faahiye | (Dir-Gudabiirse) |
| 25- | Wasaarada Dhaqan Celinta maleeshiyooyinka | Maxamed Bootaan | (Hawiye Duduble) |
| 26- | Wasaarada IskaAshiga Gobolka | Ismaaciil Maxamed Hure Buubaa | (Isaaq-Garjaxis) |
| 27- | Wasarada Kaluumaysiga iyo khayraadka Bada | Xasan Abshir Faarax | (daarod-majeerten) |
| 28- | Wasaarada Maaliyada | Saalim Cali Yabaroow | Raxan wayn-jiido |
| 29- | Wasaarada Qorsheenta iyo Iskaashiga Caalamiga | C/risaaq Cusmaan Xasan | Daarood-Dashiishe |
| 30- | wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha | Ibraahin Adam Xasan | (digil iyo Mirifle-leysaan) |
| 31- | Wasaarada Warfaafinta | Cali Fiqi | (baraawe) |
| 32- | Wasaarada Warshadaha | Cabdi Maxamed Tarax | (Darod-Ogaden) |
| 33- | Wasaarada Waxbarashada | Cali Cabdulaahi Cosoble | (hawiye -Xawadle) |
| 34- | Wasaarada Caafimaadka | C/Casiis Sh Yuusuf | (Dir-Sure) |
| WASIIRU DOWLAYAASHA | |||
| Wasaarada Beeraha | Moowliid Macaane Maxamud | Beesha Shanaad-Jareer-weyn | |
| Xafiiska
raysul wasaaraha | Maxamed C/laahi Kaamil | Dir | |
| Xafiiska Madaxwaynaha | Khalid Cumar Cali | Digil Iyo Mirifle | |
| Xafiiska Xukuumada & Baarlamaanka | Axmed C/laahi
Daakir | Dir-Isaaq | |
| Arimaha Dibada | Ibraaim Sh Cali Jeebo | Hawiye/Abgaal Waceysle | |
| Amniga Qaranka | Axmed Sh Axmed | ----- | |
| Warfaafinta | Salaad Cali Jeele | Hawiy-Abgaal-Harti | |
| Qorshaynta&Iskashiga Caalamiga | Ibraahim Maxamed Isaaq | --- | |
| WASIIR KU XIGEENADA | |||
| Wasaarada
Arimaha Dibada | Xasan Axmed Jaamac | Darod- Majerten | |
| Wasaarada Awqaafta&Arimaha Diinta | Cali Sh Maxamed Nuur | --- | |
| Wasaarada Batroolka&Tamarta | Axmed Cumar Gaagaale | --- | |
| Wasaarada Beeraha | Xirsi Adan Rooble | Hawiye-Saruuur | |
| Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta | C/kaafi Macalin Xasan | Digil iyo Mirifle -Garre | |
| Wasaarada Caafimaadka | Cismaan Maxamuud Dufle | Hawiye-Awdaajeen | |
| Wasarada Dalxiiska iyo Duurjoogta | Muqataar MUUNYE Bishaar | --- | |
| Wasaarada Deegaanka & Ka hotaga Aafooyinka | Cali Xareed | --- | |
| Wasaarada Dastuurka & Arimaha Federaalka | Maxamed Axmed Kulan | Darod-Majerteen | |
| Wasaarada Dhalinyarada iyo Isboortiga | Bashiir Maxamed Adan | Hawiye-Sheekhaal | |
| Wasaarada Dib udhiska iyo dib u dajinta C/kariin | Cige Guuleed | Dir-GidiBiirsay | |
| Wasaarada Gashaandhiga | Saalax Cali Faarax | Hawiye-Gaaljecel | |
| Wasaarada Gaadiidka Cirka & Dhulka | Yuusuf Maxamed Qayr | Dir | |
| Wasaarada Ganacsiga | Aamiin Maxamed Shiikh | Digil Iyo Mirifle | |
| Wasaarada Garsoorka | C/rashiid Maxamed Xidig | Daarod-Ogaden | |
| Wasaarada Hoowlaha & Guryeenta | Maxamed Cali Bilaal | --- | |
| Wasaarada Hidaha iyo Tacliinta Sare | Cabdalla Boss Axmed | Dir-Isaaq | |
| Wasaarada Horumarinta Haweenka& Daryeelka Qoyska | Khadiijo
Maxamed Diiriye | Beesha Shanaad-Yaxar | |
| Wasaarada Xaanaanada Xoolaha Cabdi Axmed | Dhuxuloow (dhagdheer) | Hawiye-Murusade | |
| Wasaarada Dhaqan Celinta Maleeshiyooyinka Tababarada | Xasan Isaaq Yacquub | ----Dir Madaxweyne Dir | |
| Wasaarada Iskaashiga Goboleedka | Axmed Maxamed Goonle | Darod-Dhulbahante | |
| Wasaarada Kaluumaysiga iyo Khayraadka Bada | Maxamed Jaamac Furux | Hawiye-Saleymaan | |
| Wasaarada
Maaliyada | Maxamed Xasan Ibraahin | Hawiye-Xawaadle | |
| Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha | Maxamed Cismaan Maye | Beesha shanaad- Banaadiri | |
| Wasaarada Warfaafinta | Cabdalla Xaaji Cali | Dir-Isaaq | |
| Wasaarada Qorsheynta & iskaashiga caalamiga ah | Ciise Wehliye Maalin | Hawiye- Murusade | |
| Wasaarada
Arimaha Gudaha | Yuusuf Maxamed | C/qaadir Darod-Mareexaan | |
| Wasaarada Dekedaha &Gaadiidka Bada | Mire Xaaji Faarax | Darod-Majerten | |
| Wasaarada
Hantida Qaranka & Qalabeenta | Maxamed Cabdi Xasan Beegos | Digil Iyo Mirifle | |
| Wasaarada Dib udhiska & Xiriirka Jaaliyada | C/laahi Axmed Cabdulle | --- | |
| Wasaarada Waxbarashada | Xuseen Maxamuud Muus | Dir | |
| Wasaarada Horumarinta Miyag & Daaqa | Saciid Xasan Shire | --- | |
| Wasaarada Macdanta iyo Biyaha X | useen Cusmaan Xuseen | Digil Iyo Mirifle | |



No comments:
Post a Comment