June 14, 2014 
Arinta micnaha weyn sameyneyso ayaa ah in saraakiisha aan 
magacyadooda idiin soo gudbineyno ay ku dagaalamayaan hubka iyo 
gaadiidka loogu deeqay Somalia si hubkaasi dalka cadow looga difaaco. 
Sidoo kale Saraakishan iyo ciidamada ay madaxa u yihiin waxay mushaar 
ahaan u qaataan lacago deeq ahaan loo siiyey Somalia. Waa kuwan 
magacyada Saraakiisha iyo Guutooyinka ku lugta leh dagaalada Sh/hoose:
 
Guutada 5aad: Guutadan waxaa taliye u ah Xasan Dheere, waxaa hoos 
yimaado taliyeyaal urur oo dagaalada si toos uga qayb qaadanayey, waxay 
kala yihiin taliyeyaashaasi:
1- Axmed Cabdulle Absuge, waa taliye Abgaal/Hawiye, wuxuu ka howl galaa aagga Jannaale ilaa Qoryooley.
2- C/laahi Hurdaaye, Waa taliye u dhashay Abgaal/Hawiye, wuu ka howl galaa Afgooye, Awdheegle  ilaa tuulada Muuri.
3- C/qaadir Nuur Xasan, Waa taliye u dhashay Xawaadle/Hawiye, 
maleeshiyaadka uu taliyaha u yahay si toos ayey uga qayb qaateen 
dagaalka.
Guutada 3aad : Guutadan waxaa taliye u ah GOOBAALE oo ka soo jeedo 
Habargidir, ma la yaqaano meelaha ay ka howlgasho, waa mooryaan  
isbaarooley ah, waxaa hoos yimaado horjoogeyaal fara badan una howl gala
 sida taliyeyaal urur,  waxaana ka xusi karnaa:
1- Liibaan Madaxey – waa Habargidir
2- Nuur Jiido – waa Habargidir
3- Bashiir Madoobe – waa Habargidir
Ciidamada deegaanka hal sano gudaheeda waxay dhowr jeer dharbaaxsho 
kulul ku dhufteen mooryaanta guutada 3aad ee uu GOOBAALE hogaamiyo, 
kadib markii uu soo noqnoqday jabka soo gaarayo maleeshiyaadka 
Habargidir ee ku mideysan guutada 3aad ayaa waxaa dagaalka ku soo biiray
 guutada 5aad si ay u caawiyaan maleeshiyaadka Habargidir oo ay ka 
dhexeyso haybta Hawiye iyo dhulbalaarsi.
Waxaa xusid mudan in dhammaan guutooyinka 3aad iyo 5aad ay hoos 
tagaan taliska qaybta 12aad ee uu taliye qayb u yahay Maxamuud Qaafow oo
 isagana Abgaal ah.
info@markacadey.com
info@markacadey.com
Source Markacadey.com
THE HISTORY OF SOMALI DIR CLAN: TAARIKHDA BEESHA DIREED DIR
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Blog Archive
- ► 2012 (418)
- 
        ▼ 
      
2018
(250)
- 
        ▼ 
      
June
(58)
- 
        ▼ 
      
Jun 01
(9)
- Akhriso: Magacyada Saraakiisha iyo Guutooyinka Xas...
- Ugaaska beesha Gariire oo beeniyay arrinta been ab...
- Beesha gare ee direed ayaa goaanku gaaray xoraynta...
- DHAGEYSO:-Taariikhda Dahabiga ah ee ay Beesha Biya...
- Taariikhda Dahabiga Ah Ee Ay Beesha Biyamaal Ku Le...
- (Sawiro): Jaaliyada Beesha Biimaal ee Sa’udi Arabi...
- Gurra Dir Clan in Ethiopia’s Somali Region
- PERMANENT AGRICULTURAL SETTLEMENTS ALONG THE WEBI ...
- FEBRUARY 2018 SUBMITTED TO THE RESEARCH AND EVIDEN...
 
 
- 
        ▼ 
      
Jun 01
(9)
 
- 
        ▼ 
      
June
(58)
 
 
No comments:
Post a Comment