Thursday, August 16, 2018

Jigjiga iyo Soo dhawenta Ugaaska Gadabuurs Diri oo dhan- oo ay Soo dhaweeyeen Ugaasyada Gurre / Akisho/ Garri iyo Cuqaal Kale



Ugaaska Beesha Gadabuursi oo ay Soo dhaweyeen Ugaasyo iyo Salaadin kale oo  ay Ka mid yihiin Ugaaska Beesha Gurre iyo Ugaas Odawaa Beesha Akisho iyo Ugaaska beesha Garri.


Waa Farxad in Ugaasyada Beesha Gurre iyo Akisho ay Is xilqaameen oo ay soo daweyeen Ugaaska Madanluug Dir Gadabuursi waana ii Faraxad  anigoo ka Soo jeeda beel weyn Dir Koonfur in aad arko kal gacalka iyo lashaqeeynta ay Dir Cowslafil ka muujinayaan Jigjiga.




No comments:

Blog Archive