Thursday, August 16, 2018

Odey Reer Ciise Madoobe declaring they are Dir- Odey Ciisa ah oo Carab nimo Diidan oo Gadabuursi sheegaya in Walaakood yahay


Odey Ciisa ah oo beenenaya sheek been ahayd oo bari Habar Awal iyo Ciisa Sameyeen oo ay Gadabuursiga kula dagaalamyeen. Odeyga Ciise wuxuu sheegayaa in uu Madoobe Dir yahay oo Gadbuursi yaraankiis yahay beesha Mandaluug Dir

No comments:

Blog Archive