Sunday, September 16, 2018

Beelaha Dirka ee Erithrean ee Asawarta iyo Gaaso oo ay ku Jiraan Gadabuursiga iyo Surrah ( Fiqi Cumar, Fiqi Ahmed iyo Fiqi Abuukar



Beesha Saaho Ee Dagan Eritrea waxaa ku jira dad Direed oo Fara badan oo ay ka mid yihiin Beel weynta Gadabuursi iyo Surre.


1) 1915 Waxaa Xamar yimid dhowr kun oo ciidamo Eritherean oo Talyaanigu keenay Xamar si ay ula dagaalaman ciidamadii Biyomaalka ee la dagaalamayay Talyaaniga xafada xamar ee la dhihi jiray Caambo Amxaaro ( Amhaaro Camp) ayaa waxaa ku jiray ciidamo Kristana oo Eritrea laga keenay oo qabaailka Masiixiga ee ( Seera, Akal Guzai, iyo Hamaasin). Cidamaada Talyanigu keenay waxaa la socday dad Saaho ah oo ay ka mid yihiin beesha Muslimka oo Saaho Cassa-Awurta oo ay ku jireen dad ka dhashay Faki Diik ( Fiqi Diiq) iyo Faqi Harka oo la kulmay Ciidamadii Somalida ee guumeysatah Talyaaniga oo uu ku jiray nin Askari ah oo Qubeys ka soo jeeda oo ay u sheegeen beesha Fiqi Diiq iyo beelaha Fiqi Cumar iyo Fiqi Ahmed iyo Abuukar in ay ka soo jeedaan Beelah Surre ( Qubeys iyo Cabdalla) 

2) Sidoo kale waxaa ku jira Sahoda beesha Gadaafuur ee Gadabuuriga ah .



2. Assa-Awurta (Asaworta)
  • Fokroti Are
  • Lelish Are
  • Assa- Kare
  • Asa-Lesan
  • Sarma Are
  • Faqih Dik ( SURRE)
  • Urus Abusa
3. Gaaso Arabic قعسو
  • Shum Abdalla Gaisha
  • Yofish Gaisha
  • Shum Ahmad Gaisha
  • Hassan Gaisha
  • Silyan Gaisha
  • Asa-Ushmaal
  • Oni - Maal
  • Salmunta
  • Gadafur(said to have Somali origins, from the Gadabursi clan)[7]
4. Dasamo
  • Abdallah Harak
  • Naefie Harak
  • Mosat Harak
  • Subakum Are
  • Daili Are
  • Kundes
  • Illaishe
  • Asa Bora
5. Faqat Harak  (Surre)
  • Faqih Abubakar
  • Faqih Omar
  • Faqih Ahmad




2. Assa-Awurta (Asaworta)

  • Fokroti Are
  • Lelish Are
  • Assa- Kare
  • Asa-Lesan
  • Sarma Are
  • Faqih Dik
  • Urus Abusa

3. Gaaso Arabic قعسو

  • Shum Abdalla Gaisha
  • Yofish Gaisha
  • Shum Ahmad Gaisha
  • Hassan Gaisha
  • Silyan Gaisha
  • Asa-Ushmaal
  • Oni - Maal
  • Salmunta
  • Gadafur(said to have Somali origins, from the Gadabursi clan)[7]

4. Dasamo

  • Abdallah Harak
  • Naefie Harak
  • Mosat Harak
  • Subakum Are
  • Daili Are
  • Kundes
  • Illaishe
  • Asa Bora

5. Faqat Harak

  • Faqih Abubakar
  • Faqih Omar
  • Faqih Ahmad





Talyaaniga ayaa waxa ay kexeeysteen nin Qubeeysa Surre ah oo la dhihi jiray ( Burhaan Diirye Ashkir ) oo ahaa cidamada Talyaaniga isla markaan ahaa mechanic baaruta ah isagoo talyaaniga kala soo shaqeeyay Messawa, Kerin iyo Asmara. Burhaan waxa uu ku soo arkay dad Dir ah oo ka soo jeeda Fiqi Cumar oo isgu uu ka soo jeeday. Dadkaas Saahoda ah ee Surrah ah waxaa ka mid ah jilibyada Fiqi Diiq iyo ( Fiqi Cumar, Fiqi Ahmed iyo Fiqi Abuukar). Mudadii uu xagaas joogay Buraah Diiriye waxaa uu soo bartay dad ka soo jeeda Dir oo Saahada iyo Cafart.




Beesha Surre Sidaan ogsoonahay waxa ay leeyihin lafaha iyo Jilibyada ay ka mid yihiin :

Fiqi Khayr, Fiqi Yaxye, Fiqi Axmed, Fiqi Walaal, Fiqi Cumar, Axmed Fiqi .


Waxaa aan Jeclaan lahaa wixii tolka ah ee Eritrea jooga haddi ay nala soo xiriiri karaan si loo la xariiro dadkaa Gadabuursiga ( Gadaafurka) iyo Fiqi yada ba leh. 

Dir ilaahey ha isku soo Celiyo waayo kuwii somaaliya joogay ayaa kala daadsan oo aan is aqoon side hada loo baadi goobi karaa dad Eritrea jooga oo Saaho- Bilan iyo Cafar ku dhex lunsan. Shaki Kuma jirto in Cafarta iyo Saahada ay ku jiraan beelo kale sida la wada ogyahay Cafarta Ciise iyo Gurgure ku lumay waa la sheega iyo Beesha Shiikhasha .


Waa nasiib daro: Kuwii Somalia Joogay ee Dirka ahaa baa laeysku keeni kari la'ya'hay . Gadabuursigii  iyo Mandaluug koonfur ayaa xitaa is aqoon iyo beelihii kale ee Dir ee isku dhawaa maxaaba Caaswurta iyo Saahoba la hadal hayn.


Ilaahow adaa Dir tusbax go'ay ka dhigee isku keen, quluubahoodana mideey. Kuwa meelaha fog jirana Masago kal iyo Mooye ku dhex waarta ka yeel..


Mid waa cadahay: Surre in ay Raadshaan Dadkaas Surre ee Faqiyada ah waa xaq. Surrena shaki Kuma jirto in ay baaraan ninkan Burhaan Diirshe Ashkir iyo wixii macluumada ee uu ka tagay.

Fadlan haddii aad Somali tahay ood joogto Eritrea nala soo xirir: haddi xildhbaanadi Dirka ee tagay waagii Asmarana aad tahay ood wax ogtahay soo sheeg.
Based on research done by the Eritrean author 'Abdulkader Saleh Mohammad' in his book 'The Saho of Eritrea, the Gadafur Saho is said to have Somali origins from the Gadabuursi.[12]



  1. Mohammad, Abdulkader Saleh (2013-01-01). The Saho of Eritrea: Ethnic Identity and National Consciousness. LIT Verlag Münster. ISBN 9783643903327.

    Cadooyinka ka hadlaya tarikhihii hore ee Surre beesha Direed u sheegeyso Odey Cali ama Cafarta iyo tarikhdoodi hore.
    The Dir Suure clans claim Dir was the Son of Aji Aqiil ibnu Abi Taalib




    The Suure Dir who have well respected Fiqis Islamic jurisprudence scholars and who have been instrumental in religious studies in many part of Somalia claim descent from Aqiil Ibnu abi Taalib and the claim in the first Hijra many Ashaab well know figures like :



    84 males and children and women including-- Uthman ibnu Affan 3rd Caliph and SAW's son in law Ruquyya daughter SAW Abdul Rahman Bin Awf Zubeyr Bin Al awwam and Gafar Bin Abi Talib(read suratal Maryam 19 and his wife sahla Amar and khalid sons of said bin al As Abu Hudayfa b Uthman mazum his wife sahla wife Umm Salama bint Abi Umaayya all three amoung ten who were promised heaven.



    The Suure claim this is in the: biographer Ibnu Hisham .while others claim only 33 come.



    The Afar or Dankalis of Djibouti and Eritrea



    The ruling house of the Afar Assayo Marre and their king Ali Mirre claim the Madoobe Dir Issas are cousins to Afar because the Afar claim direct descent from One Harmalis Jacfar ibnu Abi Taalib a cousin of the Samaale clans claimed ancestor Aqiil ibnu abi Taalib





1 comment:

Anonymous said...

Talyaaniga ayaa waxa ay kexeeysteen nin Qubeeysa Surre ah oo la dhihi jiray ( Burhaan Diirye Ashkir ) oo ahaa cidamada Talyaaniga isla markaan ahaa mechanic baaruta ah isagoo talyaaniga kala soo shaqeeyay Messawa, Kerin iyo Asmara. Burhaan waxa uu ku soo arkay dad Dir ah oo ka soo jeeda Fiqi Cumar oo isgu uu ka soo jeeday. Dadkaas Saahoda ah ee Surrah ah waxaa ka mid ah jilibyada Fiqi Diiq iyo ( Fiqi Cumar, Fiqi Ahmed iyo Fiqi Abuukar). Mudadii uu xagaas joogay Buraah Diiriye waxaa uu soo bartay dad ka soo jeeda Dir oo Saahada iyo Cafart.

Blog Archive