Thursday, October 25, 2018

Mamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa wuxuu magacabay 22 Wasiir-Laba Wasiir oo Beesha Dir Surre ayaa ku jiray oo kala ahaa:




Mamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa wuxuu magacabay 22 Wasiir oo isugu Kuwa cusub iyo kuwa horey xilal uga hayey wasiiradii madaxweynihii hore ee Cabdikariin Xuseen Guuleed.
August 22, 2017
Laba Wasiir oo Beesha Dir Surre ayaa ku jiray oo kala ahaa:

1. Maxamed Cabdi Maxamed - Wasiirka Wasaarada Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka, Dir- Surre


2. Maxamed Xuseen Maxamed- Wasiirka Wasaaradda Bey'adda, Dhirta iyo Daaqa - Dir  Surre Qubeys

https://www.warqaad.info/akhriso-magacyada-iyo-beelaha-wasiirada-galmudug-ee-la-magacaabay/


Madaxweynaha MaImage result for wasiirada galmudug 2018amulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa shalay magacaabay wasiiro ka kooban ilaa 22 wasiir oo isugu jiray kuwa cusub iyo kuwa horey xilal uga hayey wasiiradii madaxweynihii hore ee Cabdikariin Xuseen Guuleed.

Haddaba waxaan waqti badan kubixinay  sidii aynu u heli laheyn beelaha ay kasoo kala jeedaan Wasiiradii uu Magacaabay Xaaf.

Halkaan hoose ka akhriso wasiirada, Beelaha ay kasoo kala jeedadan sida ay Qabiilada u qeybsadeen xilalka
1- Maxamed Cabdi Maxamed , Wasiirka Wasaaradad Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka, Dir.
2- Maxamed Xayir Nuur, Wasiirka Wasaaradad Arrimaha Gudaha iyo dowladaha Hoose, Mareexaan.
3- Saciid Siyaad Shirwac, Wasiirka wasaaradda Maaliyadda iyo horumarinta Dhaqaalaha, Habargidir Saleebaan.
4- Cismaan Ciise Nuur, Wasiirka Wasaaradad Amniga Gudaha, Habargidir, Ceyr
5- Mursal Cabdiraxmaan Axmed, Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta, Dir, Fiqi Maxamuud
6- Xasan Maxamed Warsame, Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda, Mareexaan
7- Daahir Xasan Xuseen, Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska, Murusade
8- Cabdulqaadir Cabdullaahi Warsame, Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha, Mareexaan
9- Maxamuud Aadan Cusmaan, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo dhaqanka, Abgaal, Waceysle.
10- Cabdullaahi Cali Maxamed, Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka, Habargidir, Saruur
11- Ibraahim Xasan Guureeye, Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Mareexaan.
12- Axmed Dubad Cali, Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta, Murusade Sabti
13- Axmed Dhiblaawe Casir, Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo xanaanada Xoolaha, Abgaal, Waceysle.
14- Maxamed Xuseen Maxamed, Wasiirka Wasaaradda Bey’adda, Dhirta iyo Daaqa, Dir, Qubeys
15- Naciimo Maxamed Maxamuud, Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Shiiqaale/ Caagane
16- Hodan Cabdullaahi Shire, Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo horumarinta Xuquuqda Aadanaha, Habargidir Sacad.
17- Axmed Mire Cali, Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha, Habargidir Ceyr
18- Cali Yuusuf Xuseen, Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga, Habargidir Saruur .
19- Cawil Xirsi Xasan , Wasiirka Wasaaradda Biyaha iyo Korontada, Duduble/ Awdareen.
20- Maxamed Aadan Qalabxoor, Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gadiidka Badda, Habargidir, Sacad
21- Sahro Colaad Cabdi, Wasiirka Wasaaradda Qurba-joogta iyo dhiiragelinta Maalgashiga.
22- Shire Xirsi Maxamed, Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Bini’aadanimada iyo daryeelka Naafada, Habargidir, Saruur.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com


3 comments:

Anonymous said...

Surre Dir ha ogaadaan in Puntland waxba u eheen oo ay Galmudug laga jecelyahay war mexey kuu ogol yihiin Darood iyo Majeerteen. Donbir Donbir iyo been maahee xitaa hal wasir ama Xildhiban Puntland waa kuu diiday. Down Puntland viva Galmudug

Anonymous said...

Liiska wasiiro kale oo la magacaabay

https://goobjooge.net/xaaf-oo-ku-magacaabay-gole-wasiiro-cusub-akhriso-liiska-golaha-wasiirada-cusub-ee-galmudug/

Anonymous said...

Maxay ku heshiiyeen Galmudug iyo Ahlu sunna?
https://www.bbc.com/somali/war-42256587

Blog Archive