Wednesday, October 24, 2018

Xiligii Axmed Gurey 1540 kii Beesha Mareexan wexey Ka Mid Aheyd Beesha Dir Habar Awal Maxamed Xiniftrire- Marrhan Clan Was A Dir Clan 1540 Accouringing to Fatuh Al Habash


I. M. Lewis states:[23]
The Marrehan and the Habar Magadle [Magādi] also play a very prominent role (...) The text refers to two Ahmads's with the nickname 'Left-handed'. One is regularly presented as 'Ahmad Guray, the Somali' (...) identified as Ahmad Guray Xuseyn, chief of the Habar Magadle. Another reference, however, appears to link the Habar Magadle with the Marrehan. The other Ahmad is simply referred to as 'Imam Ahmad' or simply the 'Imam'.This Ahmad is not qualified by the adjective Somali (...) The two Ahmad's have been conflated into one figure, the heroic Ahmed Guray (...)
The first of the tribes to reach Imam Ahmad ibn Ibrahim al-Ghazi were Habar Magādle of the Isaaq clan with their chieftain Ahmad Gurey Bin Hussain Al-Somali,[24] the Somali commander was noted to be one of Imam Ahmad ibn Ibrahim al-Ghazi's "strongest and most able generals".[25] The Habar Magādle clan were highly appreciated and praised by the leader Ahmad ibn Ibrahim al-Ghazi for their bravery and loyalty.[26]
Xiligii Axmed Gurey 1540 kii Beesha Mareexan wexey Ka Mid Aheyd Beesha Dir Habar Awal Maxamed Xiniftrire- Marrhan Clan Was A Dir Clan 1540 Accouringing to Fatuh Al Habash

1) Xiligii Dawlada Siyad Barre waxaa ay Mareexanka isku dayeen in ay sheegtaan Axmed Gurrey oo shaki ku jirin in uu Dir Yahay.

2) Daroodka sida ay taarikhdooda beenta ah ku sheegan Darood Ismaiil Jabarti wuxuu ka yimid Zaibida, Yeman oo uu ku Aasan yahay Ismaail Jabarti oo dhintay 1645 tii.

3) Axmed Gurey Darood marnaba ma noqon karo waayo Odeygii dhalay Darood Ismail Jabarti wuxuu dhintay oo lagu aasay Zabaida, Yeman 1645kii. Axmed Gurey wuxuu dhintay ilaahey ha u naxariistee 100 dhalashadii Ismaail Jabarti kadib. Marka Taarikhada Darood sax maah, Axmed Gurey ma noqon karo Darood ee waa Dir.


4) 1980 kii  beesha Mareexan xiligii  Siyaad Barre Dowladii Mareexanka waxa ay isku dayeen in ay Turjumaan Fatuh Al Xabash oo uu Siyaad Barre Af Somali u turjumay. 1983 dii Siyaad Barre ayaa joojiyay in Fatuuha Al Habash lagu qoro Af Somaali buugii la turjumayna waa la gubay. Sababta keentayna waxaa cadaatay buuga Fatuux Al Xabash inuu Darood ku sheego Axmed Gurey iska daa e in uu Mareexanka sheegay in ay ka soo jeedaan beesha Maxamed Xiniftire Dir ee Habar Awal. Arimo badan oo tariikhda Darood aqabad ku noqonaya oo ku tilmaamaya in Mareexan iyo Beelo kale oo Darood ay ka soo jeedaan Dir in ay buuga ku qoran yihiin.

Taarikho badan oo quracan oo ka mid ah Xarla waa Daarood iyo in qabiilka Darood oo dhan gabigiisu uu Dir iyo Hawiye noqdaan looga baqay ayaa joojisay in Fatuux Al Xabash la joojiyo.




1 comment:

Anonymous said...

Mareexaanka iyagii baa hada laysku haystaa in Dir Habar Magadle yihiin. Hada ayay cadaatay sababta loga baqo in Fatuh Al Habash la turjumo. Daroodku waa dad faan badan hadii Fatux Al Habash ku qoron tahay wax cadeyn kara in uu Axmed Gurey yahay Darod bari hore ayay turjumi lahaayeen.


Daroodka waa Fascist Taarikhdii suubaneyd ee Biyamaal Maxamed kula dagaalamay 25 sano
Talyaaniga wey di(ideen in lagu qoro Buugagta tariikhda ee dugsiyada Somalia lagu dhigo xiligii kacaanka waxayn isku dayeen in ay ka masaxaan buugagta tarikhda. Sayid Maxamed Cabdule Xasana Taalo weyninkii ka badatay oo Bir ka Sameysan. Taaladii Dagax tuurna nin Qaawan oo bilaa dacas ah ayay ka dhigeen. Nasiib daro Dir kameysan hadal.


Ilaa mantana Dowladahan dibad laga soo magacaabo tariikhdii Bimaal wali cagta hoosteeda ayay ku hayaan oo manta waxa loogu daray Bimaal xitaa in laga dhaxal wareejiyo dhulkoodi iyo beerohoodi

Blog Archive