Bacad weyne waa Degmo ka´tirsan gobolka Mudug, waana magaalo 
facweyn oo ku caan ah barashada diinta islaamka sidoo kale waa magaalo 
ganacsi oo waxay caan ku tahay cusbada iyadoo loo iib geeyo dhamaan 
gobolada kale ee dalka soomaaliya iyo waliba Ethiopia. Waa degmo caan ku
 ah biyaha iyo daaqa. (GREEN ZONE) sidoo kale waa Degmo caan ku ah wax 
soo saaraka dalaga beeraha iyo dhaqashada xoolaha sida geela ariga iyo 
Lo'da. Xoolaha degmadaan waxaa loo iib geeyaa dhamaan gobolada kale ee 
dalka iyo waliba dalka Saudi Arabia. Waxaa xiriir ganacsi oo aad u 
facweyn la leh degmadaan shirkada dhoofinta xoolaha ee indho deero oo ah
 shirkada kaliya ee heysata ogolaanshaha dhoofinta xoolaha ee 
deegaankan. 
waxa kaloo taga dad fara badan oo kayimaada dalal kala duwan 
Degmadaan waxaa daga beesha (sacad saciid iyo Qubeys ee Surre, Dir) 
THE HISTORY OF SOMALI DIR CLAN: TAARIKHDA BEESHA DIREED DIR
Thursday, November 22, 2018
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Blog Archive
- ► 2012 (418)
 
 
No comments:
Post a Comment