THE HISTORY OF SOMALI DIR CLAN: TAARIKHDA BEESHA DIREED DIR
Thursday, November 22, 2018
Bandarjadiid
Magaalada bandarjadid waxa ay ku talaa Gobolka Jubada Hoose waxa ayna u jirta magalada jammaame 7km bandarjadid waxaa magaalo loo aqoonsaday 1780 boqortoyadi beesha surre Ee ka talin jirtay koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya magalada waxaa ku nool qiyaasti ugu danbeysay 2009
 dad gaaraya 13kun oo qof magalada waxaa degaan ahaan u leh Beelaha 
surre gaar ahaan Qubeys inkasto ay jiraan bela kale oo somaliyed 
hogaamiyasha caanka ah ee magalada soo maray waxaa ka mid ah Sh.maxamed 
daahir xaaji cali ahaana qaadigi ugu horeyay ee diinta islaamka wax ku 
kala xukumay gobolka jubada hoose sido kale waxa magalada ka soo jeedo 
SIID ABDIQADIR XAAJI CALI oo mudo ka talinayay GOBOLKa liibaan ILAA 
MAGALADA BAYDHABO 
masuuliyin badan ayaa ka soo jeeday magalada bandarjadid xaga militry 
waxaa isna ka soo jeeda CORNEL BARRE XAAJI CUMAR , BASHIIR SH.NADIR 
CABDALA CABDU CUUD IYO RAG BADAN OO ISU BAD BADALAY
HALGANKI WADANKA LAGU XOREYAY WAXA DOOR MUHIIM AH KA SOO CAYAARAY 
mujaahid Aadan axmed dhibe (aadan kareeto) Allah unaxariistee.
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Blog Archive
- ► 2012 (418)
 
 
No comments:
Post a Comment