Sunday, January 3, 2010

The Surre Dir : Qubeys and Cabdalle Beesha Surre









The Surre Dir Clan : Cabdalla and Qubeys
SUURE:CABDALLE IYO QUBEYS




Suure waa beesha Direed ee ugu badan Goballad Dhexe siiba gobalka Mudug, Galgaduud iyo Hiiraan. Sidoo kale Suure waxa ay dagaan Galbeedka Hawd sida Shaygoosh, Qabri Dahare, iyo Gobalada Doolo Cado, Jarati, iyo Jubbada Hoose sida Jammam iyo deeganada kale ee Dirka Koonfurta daga.



Dadka koonfurta dagan waxa ay Dir u yaqaanan oo maskaxdooda ku soo dhaca markii magacaa la soo hadal qaado beesha Suure. Beeshana waxa ay Isticmaalan Magaca Direed oo Kaliya iyo Juffada hoose iyaago inta badan ka booda magacooda dhexe Suure. Somalida dagta Goballada dhexena waxa ay ugu yeeraan magacas Dir, Kaliya oo waxaa dhacda marar badan in ay yartahay qof Surre yaqaan, hadanna waxa ay qabiilada dagan goballada dhexe magacaabi karaan tobaneeyo juffo ama lafood oo Surre ah sida Fiqi Muxummed, Nacadoor, Agoon, ama Reer Dabac. Qoraalada reer galbeedkan magacaan lagumaba qoro inta badan intaan ka aheyn qoraaladii hore ee Talyaniga sida kuwii Cerrulica.




SUURE MAHE DIR
Suure waxaa dhalay Maahe Dir oo ka mid ah afarta uu Odeyga Direed dhalay ( sedexda kale waa Madoobe Dir, Madaxweyn, iyo mandaluug.


Maahe Dir wuxuu dhalay Maxammed Xiniftire oo sii dhalay : Biyomaal, Gadsan, Bajimaal, Isaaq (Habar Awal, Habar Jeclo, Habar Yonis iyo Arap), iyo Dabruube oo Biyomaal Adeer u ahaa. Maxammed Xiniftire waxa uu dhalay kadib: Quraanyoow Maxammed (Furkisho iyo Kali) ama beesha Garre qaybta Quranyooga.

Suure Kassaale Ciredaye Guutaale Cabdalle ayaa wuxuu sii dhalay:
Habar Deel (Maxammed Guutaalle) oo Afarta Adeer u ah:Maxammuud Naalleeye iyo Samater Naalleeye
Afarta Cabdalle

1)Maxammed Cabdalle (Nacadoor) (Curadka)
  • Qotonsay
  • Xareen
  • Guulled
  • Giir
  • Kaahin
  • Ciise

2)Saleebeen Cabdalle
  • Maxamuud Saleebaan (Fiqi Khayre)
  • 9 ka Muuse Faarax
9 ka Muuse Farax waa:
  • Illma Samater Muuse ( Reer Agoon, Dabac, Iyo Bayr)
  • Cumar Muuse (Lafijogsatay iyo Dari)
  • Siyaad Muuse
  • Haruun Muuse
  • Cabaas Muuse
  • Fodcade Muuse
3)Cabdi Cabdalle
  • Fiqi Muxummed Barri- (Cumar Fiqi , Maxammed Fiqi iy0 Muuse Fiqi) Galgaduud region
  • Fiqi Muxummed Bay- 10 Jilib -Reer Aw Muumin, Reer Fiqi Axmed, Reer Macalin Faarax, Reer Aw Caddow
  • Laxmar
  • iyo Hogar Cabdi ( Oo Saleeban Cabdalle lagan)

4)Goorad Cabdalle
  • Raadsame ( Gooradka inta Badan Fiqi Maxammed Bay ayay Itoobya la dagaan Raadsame mooyee)
Qubeys Lafagaab Suure Waa Cabdalle Walalkii
  1. Qubeys Tolweyn (Fiqi Cumar)
  2. Qubeys Midkasse
  3. Qubeys Reertoonle
  4. Qubeys Axadow
  5. Qubeys Yabadhaale

    Suure Maxaa Fiqi ugu Badan Yahay

    Faqih- title many Surre Dir subclan names carry like Fiqi Muxummed, Fiqi Walaal, Fiqi Yaxye, or Fiqi Khayre signifies the clan founders as Islamic scholars. Faqih in Arabic means knowledge and in this case Islaamic jurisprudence, the science of religious law in Islam which the Suure produced in great Islamic scholars who are well know all over Somalia. Another, term which I.M Lewis used to describe the Suure that was widely used in British Somaliland in the Colonial period was Heer. And he used this name to describe the Suure.

    Actually, there is a Somali Isaaq poet who describes the wars between the Isaaq and Ogadeen. And he boasts that clans that the Idagalle raided include Heer and Gadsan in Qabri Dahare area the other clans are the Ogaden subclans:

    Gabeygii Ismaaciil Xayd Aflow: Xeer wuxuu ula jeedaa beelah Suure ee Haud ilaa Qabri Dahare iyo Sheygoosh daga iyo Gadsan Dir oo iyaguna dagan xagaa:

    Cabdi Dhariyo kolkaan Sheeikhash Cirigii eryaayey
    Kolkii Cabuudwaaq iyo Xer iyo Gadsan la cantuugay
    Ee inna Caruus iyo la dilay Calinkii Dunida

    he continues how he punished this enemies Cali and Reer Haruun and Reer Dalal. Read the entire Gabey at the botton of that page following the link below.

    http://doollo.com/mainpage/Maqaalada/dhurwaale.htm
Beesha cumar muuse waxa ay dagtaa daganada:

Gobalka bari


• Casimad gobalka bosaaso iyo tuloyinka hosyimada


• Dagmada qandla iyo tuloyinka hosyimada


• Dagmada iskushuban iyo tuloyinka hosyimada


• Dagmada caluula iyo tuloyinka hosyimada


• Tulaada Xafuun



Beesha Cabaas Muuse Iyo beesha Magadle waxa ay dagta



Gobolka sanaaag


• Casimada Gobalka cerigaabo iyo tuloyinka hosyimada


• Dagmada Laaasqoray iyo tuloyinka hosyimada


• Degmada baran iyo tuloyinka hosyimada


• Tuulada Mushxaleed


• Tuulada Xabashawacle


• Tuulada Hadaftimo



• Tuulada Yuube



Beesha Haruun Huuse waxa ay dagta



*Gobalka Nugaal



• Casimada gobalka garoowe iyo tuloyinka hosyimada



• Dagmada Eyl iyo tuloyinka hosyimada



• Degmada Rabaable iyo tuloyinka hosyimada



Beesha Samtar Muuse iyo Nacadoor cabdale and siyaad muuse Food Cade Muuse iyo Damal muuse



• Casimada gobalka galkacayo iyo tuloyinka hosyimada



• Degmada Xarar dheere. iyo tuloyinka hosyimada



• Degmada Hobyo iyo tuloyinka hosyimada



• Dagmada Jariiban iyo tuloyinka hosyimada


Sidoo kale goboladda Mudug, Galgaduud iyo Hiiraan oo ay dagaan Beesha Qubays (Tolweyne iyo Yabadhaale), Cabdalle (Fiqi Muhumad iyo reer Agoon)


• Cammaara


• Bacadweyne


• Jiic-dheere


• Baraag Ciise


• Qayacad


• Ceel-God


• Qeydarre


• Miir-Jiicley


• Dhanbayl


• Afbarwaaqo


• Budbud


• Sabacad


• Balley


• Towfiiq



• Golol


• Xeraale


• Galhagoog


• Boholgaras


• Kabxanleey


• Deefoow


• Qooneey


• Koolo


• Dhaah


• Salagle


• Jamaame


• Banderjadiid


• Golweyn


• Xarardheere

• Iyo xaafado ka tirsan Gobolka banaadir (Dharkeynleey, Kaaraan,Cabdicasiis,suuqa xoolaha)



The Suure Dir Political Movements
On, 17th May, 1956 Cabdullahi Isse Names 5 cabinate Ministers which included a Surre, Qubeys , the young Minster named Mr. Maxammed Cabdi Nuur Juuje- Minister of Public works


Cabdullahi Ciise was Prime Minister (Sacad)
Maxammed Cabdi Nuur Juuje Minister of Public Works (Suure Dir)
Xaji Muuse Boqor Minister of Interior (Mejerteen)
Salaad Cabdi Muxummed Minister of Finance
Cali Jimcaale Buraale( Xawaadle) Minister of Social Works
Farax Ali Cumar Minister of Economics

The Suure Dir also created one of the first organizations to advocate for Dir interests which was the Dir Youth Association 1953 and the earliest political organization created for Dir interests was the "Associzione Gioventu Dir" 1948 and was claimed by the Somali conference as a member.
The Suurre Dir always insisted on the use of the name of Dir and always named any political movements they created as Dir movements, they used the name Dir themselves and sincerly believed that the Dir should unite under banner of Dir name and a common league or party that was named Dir.

Under the guidence of Associzione Gioventu Dir and the Dir Youth Association emerged Honorable Maxammed Cabdi Nuur Juuje.

The Biimaal Dir of Merka and Banadir also created several political movements and were very active। The following Dir parties existed in the early 1950s competing in the Southern Capital Mogadisho। A strong centralized rule of Dir elders, like the Sultan Awad Mohammed of the Surre, and the late Sultan Hussien Guurey, existed in Iskuraran District of Mogodisho, in the early 1940s.

And the Sultan of Merka was active in mobilizing the Bimaal Dir in their political efforts . The Bimaal Union was formed July, 1947, this organization had 3000 members, according to the British Administration, day it was founded which was unequaled by any Somali Party in the South.

Associzione Gioventu Dir (Suure Dir)

Dir Youth Association (Suure Dir)
Somali National League Biyomaal & Mareehan
The Biyomaal Patriotic Union 1947
The Bimaal League
Somali Patriotic Union Dir (Gadabursi and Issa)
The United Nations and the Italian colonies p-6 1950

Dowladdii Madaxweyne Cabdirashiid Cali Sharmarke iyo Ra’iisu


http://www.jiimonet.com/April07/dowladii_cigaal_april1407.htm


1967-1969 Dowladdii Madaxweyne Cabdirashiid Cali Sharmarke iyo Ra’iisulwasaare Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal Golihiisii Wasiirada Magacyadooda iyo Beelaha ay ka soo jeedeen.

Maxamed Xaji Bile Jamac-W/K. Gaadiidka ; Isgaarsiinta Dir Reer Agoon uly 23/1967

 
Maxamud Cabdi Nuur (Juuje) Wasiirka Arimaha Bulshada Dir Qubeys Baay

Cabdullahi Insaaniya Wasiirka Taclinta

Sagaalka Saleeban Cabdalle
Saleeban Cabdalle Live East of Galkacayo by the Indian Ocean Coast and are called: Reer Deexeed People of the Coast and they can be found in these areas:

Toofiiq
Ballibusle
Dhiimoowd
Galhagoog
Garacad
Jariiban
Ceeldhanaane

Cabbas Muse Farax of Las Qorey - Baran

Deganka beesha Cabbas Muse waa Buurah Calmadow, Las Qorey, Baran, Hadaftimo, Yube, ilaa Las Qorey.

 


Cabbas Muse

  1. Maxammed Cabbas

  2. Yusuf Cabbas

  3. CabdiKarim Cabbas
Yusuf Cabbas wuxuu dhalay (6)
  1. Axmed

  2. Barre

  3. Abokar

  4. Ugaadh

  5. Hasgim

  6. Maxammed
Barre Yusuf ayaa sii dhalay
  1. Farax

  2. Fatax
Barre Farax (3)
  1. Maxammed
  2. Fahiye
  3. Axmed
Fatax Barre (4)

Sharmarke Fatax Bah Adan Yaquub
Cali (Bah Jibriil Saciid)
Samater (Bah Adan Yaquub)
Fatax (Bah Adan Yaquub)


A website of Awdal Region and about Gadabuursi Dir
http://awdalmovement.wordpress.com/sooyaal/
The Suure and first hijira AQIIL IBNU ABI TAALIB ? SAMAALE DIR HAWIYE IYO RAXAN WEYN ABTIRSINYO Magacaasi waa odeyga la yiraahdo Hiil, kaas oo aanan la haynin wax magaciisa dhaafsiisan, markii laga reebo laba wiil ee uu dhalay oo lakala yiraahdo Sab iyo Samaale, kuwaas oo waalid u noqday dadka soomaalida ah intooda badan. Waxaa la sheegaa in Hiil uu yahay nin ka soo farcamay Cuqayl binu Abii Taalib oo ahaa suubanihii Maxamad ahaa (s. c. w.) ina adeerkiis. Xiriirka abtirsiinyo ee ka dhaxeeya Hiil iyo Cuqayl lama hayo, markiise sawir laga bixiyo silsiladda faceed oo ay leeyihiin durriyaddii Hiil waa sidatan : Hiil wuxu dhalay Sab iyo Samaale Sab wuxuu dhalay 1. Digil : (Jiiddo, Tunni, Gelledi, Dabarre Garre) 2. Mirifle : Siyeed (Elaay. Leysaan, Eemid, Diisow, Maallan, Wiin) iyo Sagaal (Luwey, Gellidle, Yantaar, Jilible, Hbeer). Samaale wuxuu dhaley Irir Irir wuxuu dhalay : 1. Hawiye. 2. Aji. 3. Mayle (Xawaadle). 4. Yaabur (Gaaljecel iyo Dagoodiye). 5. Maqaarre. 6. Gariire. 7. Xamarre. 8. Xariire. Hawiye wuxuu dhalay : Karanle (Murursade), Gorgaate (hiraab), Gugundhabe (Baadi-cadde). Jambeelle (Ajuraan). Aji wuxuu dhalay :Dir, Dangolo. Dir wuxuu dhalay : Madaxweyne (Akishe), Mandaluug (Gadabiirsay), Madoobe (Ciise), Mahe (Isaaq, Biyamaal iyo Surre). The Dir Suure clans claim Dir was the Son of Aji Aqiil ibnu Abi Taalib The Suure Dir who have well respected Fiqis Islamic jurisprudence scholars and who have been instrumental in religious studies in many part of Somalia claim descent from Aqiil Ibnu abi Taalib and the claim in the first Hijra many Ashaab well know figures like : 84 males and children and women including-- Uthman ibnu Affan 3rd Caliph and SAW's son in law Ruquyya daughter SAW Abdul Rahman Bin Awf Zubeyr Bin Al awwam and Gafar Bin Abi Talib(read suratal Maryam 19 and his wife sahla Amar and khalid sons of said bin al As Abu Hudayfa b Uthman mazum his wife sahla wife Umm Salama bint Abi Umaayya all three amoung ten who were promised heaven. The Suure claim this is in the: biographer Ibnu Hisham .while others claim only 33 come. The Afar or Dankalis of Djibouti and Eritrea The ruling house of the Afar Assayo Marre and their king Ali Mirre claim the Madoobe Dir Issas are cousins to Afar because the Afar claim direct descent from One Harmalis Jacfar ibnu Abi Taalib a cousin of the Samaale clans claimed ancestor Aqiil ibnu abi Taalib Posted by DIRSAME at 1:20 AM Labels: THE ISAAQ DIR CLAN OF SOMALIA: WHY ISSAQ


Abtiriska Beesha Qubeys Iyo Inta Uu U,dhashay Aanu Baranno




February 22, 2011
Filed under: Suugaanta,Wararka Somalia
Posted by: admin Aanu Ka baranno walaalkeen xasan Xuseen Abtirka beesha qubeys iyo inta ay ukala baxaan iyo cidda ay dad isku xigaan









1)qubeysWuxuu U Dhashay Tolweyne iyo yebadhaal



(A) yibidhaal waa madkase qubeys iyo wayaagle qubeys



wayaagle waa 1.reer baani



2.in badan oo kamid ah Qubeys dhaah



midkase wuxuu udhashay 1. idiris, 2. cisman afey 3.iyo cufaa









(B) Tolwayne wuxuu U Dhashay



Axadoowe iyo Reertoonle (A)Axadoowe wuxuu U dhashay 1.cabdale diidshe



Iyo cisman diidshe



cabdale diidshe wuxuu Udhashay Sedex Jufo









1.sharmaake mohamed Waa (reer khayre Afrax)



2.sabriye mohomed Waa[reer waanbe ,reer Qoobweyne iyo Reer Shirwac Gabeyre]



3.faarax mohamed Waa {reer weheliye iyo Reer Mohamed Ahmed reer lugay}









Osman diidshe wuxuu U dhashay



1.mataandheere{rer gadiid nuur}



2.yaraandhere(xassan dheere)



3. aadem mahad_alle(rer geedi guuraaye)



4.Ebiikar mahad_alle



5.ali mahad_alle



ok ali mahad_alle waa



!.jibriil ali {reer fiqi}



2.xuseen ali [reer barkhadle iyo reer muumin ali]




Intaas Waa Axadoowe Haddana Aanu Baranno Reertoole




(B) Reertoonle Wuxuu U dhashay



1.mohamed abtiudug(ajalaay) 2.waqantiile abtiudug.



waqantiile waa



1.khalaf xuseen(fiqi yaxye) 2.fiqicumar xuseen



fiqi cumar waa 1.xasan fiqi cumar(reer aw macalin)



2.yabarcade fiqi cumar 3.reer aw heeraar.yabarcade waa



1.caalin yabarcade(reer aw aamin) 2.mahad_alle yabarcade.mahad_alle waa



1.waaqow adeer mahad_alle(reer aw osman)



2.fiqi walaal adeer.ilma fiqi walal waa (abiikar,samafale,muxumudyare,cabdi,cumar,aw caalin,muxumudwayne,xaaji cabdale).wixii aan khaldo ama aan ka tago halaga raali ahaado.




2.yabarcade fiqicumar












Tuesday, December 29, 2009

THE MADAXWEYN DIR OF ETHIOPIA: MUSIC OF BAXSAN, FAYNUS, ABDI MUXUMMED AMIN

SAYNAB CALI BAXSAN






Font size







Heesta kowad waxaa ku luuqeyneysa Saynab Cali BAXSAN: Guleysta iyo Geeri . Sadexda danbena Faynuus Sheikh Dahi. Labadan fanaan ayaa ka soo jeeda Galbeedka Somalia, oon u kala dhashay Obo Akihso iyo Reer Aw Saciid oo Madaxweyne Dir ka soojeeda.
Wareysi Dheer oo aan Layeelanay Mudane Warsame oo Dalka Itobiya ku xeel dheer.
Su'aal Dirsame : Bal dhalinta reer konfurta Direed een kala aqoon reer tolkood wax uga sheeg Madaxweyn Dirka Galbeedka Somalia. Dhamaan Dirka dagan konfurta markii ay maqlaan Madaxweyne wexey la soo boodaan inta badan laba hobol oo Wabari ku jiray, sida Baxsan iyo Cabdi Muxummed Amiin Gabyaga, heesaga, wadaniga weyn. Dhalinta waxa kale eey yaqaanan atirisho Faynus Sheikh Dahir, siiba kuwa majajilada ruwayadaha daawada. Laakin dalkas Somali Galbeed iyo deeganada ma yaqaanan dhalinyarada reer Xamarka ah sideyda, bal waxa nooga sheeg, Madaxweyn Dir itaad Ka aragtay ?
Sida ay u kala baxaan noo sheeg horta ?
Mudane Warsame Jawaab: Marxaba anigoo hadalka soo koobi doona. Saad ogsontahay Dir wuxuu dhalay 4 wiil oo kala ha:
1)Madaxweyn
2)Maahe Dir-Isaaq;Biimaal;gadsan; dabruube iyo Bajimaal
3)Madoobe Dir-waa Ciise iyo beelo soo raaca oo isaga ladhashay lana dagan
4)Dir-Mandalluuga koonfurta dagan (sida Makahiilka, Nuure, Buufow, Reer Majuun, Reer xasan) iyo Gadabuursi (beel weynta Samaroon Saciid)
Horta Madaxweyn uma dhalan anigu (waxaan Ka soo Jeedaa Surre Dir). Laakin aad iyo aad ayaan u baaray, oo ku darsay beeshan balaaran ee Madaxweyne Direed. Dhowr safar oon Somalia, Kenya iyo Etioobiya meelaha ay dagaan ayaan ku soo maray, kadibna waxaan baaray oo yara raad raacay buugagta ay qoreen reer galbeedka. Marka, waxad odhan kartaa wax woogan ogahay, laakin cudurdaar, hadii aan wax is dhaf dhafiyo ha la ii dulqaato, hana la i saxo hadoow, oo foorumku waa furan yahay iyo comments kuba.

Madaxweyn wuxuu Dhalay:

  1. Maxamed
  2. Ali
  3. Yaxye
  4. Hordare

  1. Maxammed iyo Ali madaxweyn ayyeenu inta badan aan maqalnaa oo kala ah:
  • Gurgure (maxammed)
  • Akisho
  • Gariire
  • Guure
  • Waro Waro
  • Obo
  • Reer Aw saciid
  • Layiile
  • Madigaan
  • Iyo Barsuug
  • Reer Dayo ( Wardaay)
  • Jiido Geedle Cali Madaxweyn ( Wajis iyo Sifir)-Qoryoolley area.
2. Hordare waa sadex (Etiyoobiya iyo jubada Hoose)
  • Alaabweyn
  • Ijaaje
  • Khayre



3. Yaxye waa reer zona Jubbada Hoose North of Kismayo & wamo
  • Dheere Madaxweyn
Waxa kale oo Jira beelah oo Waqooyi Galbeed iyo Itobia dagan:
  • Dalbis
  • Leyiille
  • Dayle
  • Guurejenno
Su'aal Dirsame :Deegaanada Bal noo kala sheeg, Mudane DIRSAME?
Horta madaxweyn Dirku waxaa uu deegan ahaan, asasiyan uga yimaadaa Galbeedka Somaliyada Itoobiyo Guumeysato siiba laga bilaabo Erer, Harrar, Shiniile, ilaa Qabri Bayax. Laakin laga bilaabo 1600 ilaa 1890 kii ,xiligii gumeystiihii Menelik, boqorkii Itobiya uu qabsaday Harrar ilaa maanta waxaa ku dhacay Madaxweyn Dir kala daadsanaan iyo xoogaha jah wareer oo ay u kala guureen konfurta Itoobiya ilaa Afdeer, oo Doloow Ado u dhaw, ilaa Bay iyo dooxooyinka wabiyada Jubba iyo Shabeelle.
Tusaale, Guuraha oo 180,000 ruux gaaraya, ilaa Afdheer ilaa Guure Dhaamoole oo Jarati iyo Gooblka Liiban ayaay usoo qaxeen, itooda badan waxa aa u burburiyay Menelik boqorkii Itoobiya 1890kii oo gibir ama canshuur baad ah ku qoray. Beesha Guure iyo Mandalluug waxa ay barigaa ka tageen intooda badan Tog Faafan oon ka fogeeyn Jigjiga iyo Harrar.
Qeybo kala oo Madaxweyne Dir ah qarnigii 1500, markii Mujaahid Axmed Ibraahim Qaazi (Axmed Guurey) la jabiyay ayaa waxaa jiidhay Oromo fara badan oo qabsatay, Harrar iyo nawaxigeeda.
Waagaas waxaa Galbeedka ka qaxay dadka ay ka mid yihiin, Quraanyow Maxamed Xiniftire Mahe Dir ama qaybta Garre ee Dirka ah oo deegan ahaan dagay Bay, Awdheegle, ilaa Nageele. Qurac oo Mahe Dir Xiniftire ah waxa ay dageen Magalo tuulo dalka Aruusada Oromoda ah ku taal, sidoo kale Guurah oo dagay dhankaas xuduudna la leh Aruusada. Jiido Ali sidoo kale qarnigii 1600 ayay soo dageen Bay iiyo Jubo/Shabeelle Valley.
Sidoo kale, beelah Biyomaal, Bajimaal, iyo Dabruub ayaa ka mida beelah Mahe Dir ee ay Madaxweyn Dir iska soo raaceen dhankaan Harrar iyagoo soo raacaya wabiga Shabeelle ama Wabiga Jubba. Qaar Iimey iyo dhankaas ayay aadeen, Qaar shabeelle ayay soo raaceen oo waxa ay dageen Bay, Jubbada hoose iyo shabeelle. Marka, beello boqollal sanno ka hor daganaa konfurta iyo qaar dawaan ka daba yimid ayaa jira.
Beelaha dhawan ka yimid Galbeedka waxaa ka mid ah Gadsanka, Mandaluuga iyo beesha reer Aw Saciid ee fananada aad jeceshahay, Dirsame eey ka dhalatay, Marow Faynuus Sheekh Dahir.
Dirsame Su'aal :Mexeey u kala baxaan Aw Saciidka ?
Beesha Reer Aw Saciid waxa ay u kala baxaan Abkeey Xaaji oo Adeer ah iyo Farah, Abikar, Sacdi , Nuur, Ali, Cismaan, Xuseen, iyo Cumar.
Halkaan Ka daawada Sawirada iyo Bilicda Casimada Labaad ee Gurgure Dir ,Hurso: http://www.hurso.com/Photos/Index.html
Markaa waa beel aad u balaaran oo kala dagta: Ijaara, wajaale, Arabsiyo W.G Somali land ilaa Qabri bayax, Diraa dhabe, Fayanbiiro, Gura Dhaamoole, Diraa Dhabe, Jigjiga, Hadana u sii fiday Maiso, Awash,Hurso,Erer goota, Harar, Kismaayo, Buaale, Luuq ilaa NFD Garseen Lake Tana area iyo Doolow Nageele xageeda. Marka dad badan oo aan lasoo koobi karin oo Malyuun Kor u dhaaf aya weeye.
Akisho
Bil Matalan, Akisho waxa ay ku leeyihiin magaaloyin ka Waqooyi Galbeed ka xiga Hargeysa beero sida beerah ku yaal Odjiid agagaarkeeda oo ay isla dagaan is na dhalaan beesha Yoonis Jibriilka. Ingiriiskii ayaa waxa ka qoray ganacsatada iyo beeraleyda beeshan, siiba Warre Kiyo Reer Carre Cumar Bullalle iyo lafahooda sida Addo Carre iyo Reer Daud Carre ( Caddale Daud iyo lafta Geelle Daud)
Mudane Dirsame maxay ku dhacdaa ama loo moodaa in Ogadeenku ugu badan yihiin Gobolka Somali Galbeed ama dhulkan Xabishidu guumeysato ee Region 5, hadii arinku saad shegeysid yahay ?
Ogadeen boqolkiiba 30 % xitaa ma gaadhan dad ahaan dadka ku nool Gobolka Somali galbeed. Qiyaastii beesha Ciise xitaa ayaa uga badan. Dirka dalkaa dagana waa Gurgure, Gadabuursi, Beelweynta Isaaq, Gadsan, Guure, Gariire, Surre oo leh Fiqi Muxummed, Nacdoor, Fiqi Khayre, Fiqi Yaxye, Mandaluug, Akisho, Obo, Bajimaal Quraanyow Maxammed Garre iyo Dabruube. Marka waa wax saxafadaha reer galbeedka (western media) laga dhaadiciyay. Dirka waxaa weheliya Karanle Hawiye, Murille, Hiraab. Waxa agaakan dagan Shiikhaal, beelo Raxanweyn ah iyo Garre Marre, Duubo, iyo Digoodi ba. Marka waa iska probaganda raqiis ah oo hir gashay.
Tuusaale ahaan:
  • Iimey Dir ayaa ugu badan, waa run Ogaden Reer Amadin iyo beesha Duubo waa dagan yihiin.
  • Jarati iyo Liiban: Dir ayaa majority ah ilaa Waladayo, Doolo, Guure Dhamoole.
  • Godey: Iimey West iyo East iyo Booley
  • Gashaamo: Sida Nusdariiq, Kabtinuur, Qabri Dahare
  • Kalaafo Ilaa Mustaxiil. Bajimaalku waxa ay dagan yihiin iyo Dir kaleba magaalooyinka Gumar, D'are, Niman, Mayko, Qodi dudul, Burdhinle, Mustahiil
  • Baalle, nageele, dhanka kale Fayaanbiiro, Hara Maayo, Maiso, Gobolka Shiniille oo dhan Fiiq.
Ma lasoo koobi karo adeer. Hada ka hor ayaa shirkii Kenya lagu qabtay ayaa odayaal Darood iyo Hawiye ah oo Dir la yaaban ayaa waydiiyay wiil yar oo Surre Dir ah, " Waryaa Dir badatee, meeqa Gobol ayaa dagtaan?
Wiilkii Surre isagoo isku kalsoon ayuu yiri, " War adeerayaal Darood iyo Hawiyow idinkaa fudud ee is xisaabiya, wixii soo haran anaa leh, hadii aan dhaho carro Dir aan xisabinaa, waagaa baryi oo hadana baryi, marka idinkaa fudude, oo koobane lana xisaabin karaa deegankiine dee sheegta halkaad dagtaan, halkaan dagana waa dagaa anigoo Diree.


Mahadsanid Mudane Dirsame. Waxaan rajeyneynaa in aad nagala hadashid tarikhaha aad uruurisay, anaguna waa dabic doonaa.
Wareeysigu waa socon doona, kolba markii aan E-mail ka helno


Glossary
Gurra -a group of Dir living between wabi Gastro and Dumale. Gurra Dhaamole, Afdeer, lands of the Guure Madax weyn Dir, group very related to Akisho and Gurgure numbering over 260,000.
Gurra- top
Gurro- ear
Gurratti- Black
Qurac- Mahe Dir Group living in Magalo, Bale.


JARSO MADAXWEYN DIR

Beesha Jaarso deegaanada ay ku nool yihiin waxaa ka mid ah :

1. Degmada Jigjiga
2. Degmada Jinacsani
3. Degmada Ajasa Koora
4. Degmada Baabili
5. Degmada Gursum
6. Degmada Hawaday
7. Harar,Haramaya,Diridawa,Naserat,Baali,Dhangago
8. Degmada Tuli Guuled
9. Waxay Kale oo Ay Ku Nool Yihin Qaybo Badan Oo Ka Mid Ah Kililka Oromada
10. Gobolka Liibaan



F.G. Fadlan wixii Talo iyo Tusaaleba Ah ama Sixid Aad Iga Saxaysid Wixii Ka Qaldan Qoraalkan iigu Soo Hagaaji Ciwaankan jaarsocommunity@hotmail.com



WAXAAN LEEHAY AXMED GUREY CIDUU AHAA YAANEY SHIKI IDINKA GALIN WAXA UU AHAA HALGAMAA SOOMALIYEED OO HALGAN ADAG SOO GALAY WAXAANA KA MID AHAA AWOWGAY CIIDAMADIISII FADHIYI JIREY TULIGUULEED IYO TUURCAANOOD WAXA UUNA KA SOO JEEDAY AXMED GUREY BEESHA DIREED EE JAARSO GAAR AHAAN WARADHANQO SIIBA JILIBKA WARA YAAYO LOO YAQAANO ISAGA OO KA SOO JEEDEY TUULADA TUUR CAANOOD OO CAANHA KU CABIJIREY MARKA UU NASANAYANA KU NASAN JIREY TAASUNA MID AAD IS WEYDIIN KARTAAN MAAHA WAXAA NOOL TAFIIRTII AXMED GUREY OO JOOGTA TULIGUULEED WAA NAD LASOO KULMI KARTAAN IMAAM AHMED GUREY YAANA LAGU SHEEGIN CI UUNAN AHAYN WAANIN JAARSO AH OO DIR AH BY C\LAHI KHALIF CALI




.....

THE SOMALI ISSA DIR DJIBOUTI: Beesha Ciise Madoobe Dir






ISSAS OF DIR CLAN IN SOMALIA, DJIBOUTI, AND ETHIOPIA
The Issas are the sons of Madoobe Dir Aji. There are over 400,000 Issas in Ethiopia. Another 370,000 live in Djibouti where the Issa Madoobe Dir and their related brothers the Gadabursi Samaroon Mandaluug Dir live. There are also about 120,000 Issas in Somali's Zaila district around the vicinities of Loyacade, Siliil and Abdulqadir.


In North Eastern Somalia still lives a small group of Madoobe Dir (Elleeye),Minsaanle Dir, Cabbas Muuse (Surre) and the Magaaldle Dir, in Ceerigabo district along the Dir, Muuse Carre, Habar Issaq. According to the Dir of North Eastern Somalia the common ancestor of the Issas Madoobe Dir is buried in Eerigaabo District, not far from where the Gadabuuris Samaroon Saciid is buried, Gudmo Biyeys.
There are small groups of Madoobe Dir amoungst the Surre Mahe Dir futher South and in Western region 5 areas of Doollo and Luuq areas were the Suure call them simply Madoobe Dir.


The Issas live in the same regions that the Gurgure Madaxweyn Dir of Ethiopia Dira Dhawe area.The name of this location means were the "Dir Hit" Meeshii Dir Dhabah in referrence to 1500 battles between the Gallas or Oromos who entered after the Awadal and Ifit Dir sultants collapsed.
Ugaas of Issas
The traditional Ugaas comes from the smallest Issa clan, Wardiiq and rules from his settlement Waruf located 180 Km south of Djibouti, west of the Harrar road. One of their Ugaas's was Ugaas Hassan Xirsi Ugaas.
Somali National Hero Mahamuud Harbi
Mahamuud Harbi is a national hero of Djibouti and Somalia where several schools were named after him. In the 1958 referrendum when the French controlled puppet parliment voted Djibouti to remain with France instead of unity with Greater Somalia, Mahamuud Harbi fled to Somalia and his political career ended in October, 1958 when he was killed in an air crush (mysteriously) while on his way back to Mogadisho from a visit to the Peoples Republic of China. Many believe he was killed and his death remains shrouded in a mystery.


Madoobe Dir has six sons:
Issa Madoobe
  1. Howlqaade
  • Makahiil
  • Iidleh
  • Mahamuud
Three brothers are known as Walaaldon
2.Hoolleh
  • Mahadleh
  • Saxiib
The two are known as Forlabbe
3.Eelleye
  • Mamasan
  • Muuse ( Yoonis Muuse and Sacad Muuse)
The Above three are collectivelly know as the Abdaal (Abgaal) and form a moiet or branch of Issa Madoobe Dir Aji. The Following three brother are called the Dalool branch.
4. Uurweyne
  • Fiqi ( Hussen and Muuse)
  • Abdallah ( Bur, Ahmed, Koron, Ali)
5. Wardiiq ( Waaqtishiil and Raamwaaq)
6. Hooroone
  • Habar Walaala- Geelaleh
  • Geel Walaal-Cabdalleh and Adan
Political Organizations Of Issas
  • Democratic Action League DAL early political movement of Issas in Ethiopia was led by Mohammed Sheikh Ibrahim
  • Issa Gurgure Libration Front IGLF led by Riyaal Ahmed uniting two powerful Dir clans until the Gurgure split in 1991, IGLF name continued even though a Gurgure by the name Abdul Aziz formed the independent Gurgure Libration Front which worked with their next door cousins.
Somali: Taarikhda Ciise Madoobe
Beelweynta Ciise Madoobe Dir Aji sida kor ku xusan waxa ay u kala baxdaa lix jilib oo loo kala yaqaan Dalool iyo Abdaal. Iilaa 400,000 kun ayay gaareysaa tirada beesha ee dagan dhanka Itoobiya. Dalka Jabuutina waxaa ku nool 370,000 ama ka badan boqolkiiba 55 %, halkaas oo ay kula nool yihiin Gadabuursi Mandaluug Dir, Isaaq Maxamed Xiniftire Dir, iyo Somali kale. Qowmiyada Canfarta ayaa dalkaas la wadagta Ciisaha iyo Somalida halkaas ku nool.
Waxaa Ciisaha u ah Ugaas Beesha Wardiiq oo ah beel ay doorteen sanadkii 1600 xiligii ay beesha Ciise samaysatay Xeer Ciisaha oo lagu sameyay tuulada Ayshia oo odayga Ciise ku aasan yahay. Ugaasku wuxuu dagan yahay tuulada Wurufo loo yaqaan oo Djabuti koonfur galbeed 180 Km u jirta una dhaw Harar dariiqeeda.
Waxaa jirta sheeko raqiis ah oo ay galaada wax qorta kaga fidiyaan Ciisah oo leh Ciise wuxuu u kala baxaa Sadex Ciise iyo Sadex Soo Raaca ama Ciise wuxuu dhalay lixda Ciise sadex kaliya. Arintaan oo lagu doonayo beel weynta Ciisa in lagu bur buriyo sal iyo raad malaha. Ciise iyo Sadexda uu adeerka u yahay waxaa dhalay Madoobe Dir. Marka beel weynta waxaa u hir galay magaca Ciise waxayna ka kooban tahay dhashii Madoobe Direed kaliya.
Waxa qoraaga weyn ee Ingiriiska ah, I M Lewis, Nomadic Democracy, uu had iyo goor isku dayaa in uu Dirka kala qayb qaybiyo. Isagoo fafiyay beenta ah: Isaaq waa Carab anagoo og iyo isaga, I M lewis qudiisho og in ay yihiin Isaaq Maxamed (Axmed) Xiniftire Mahe Dir dhashiisi oo uu xitaa I M Lewis ku qoro (Footnotes) ka ama xaga hoose. Tusaale ahaan Gabeyga weyn ee Guba ee Daroodku iyo Isaaqu isku xifaaleynayn ee Ogaadenku Dhulbahantah leeyahay:
" Isaaq waa Dir, dunji Habar Magaadle ee yaa la da'ah." Waxaa, uu ninka Isaaq ee Habar Yonis ku jawaabayaa," Isaaq Dir haduu duulan soo qaado (Iidoor waa dunji habar magaadle) waxaanu Daroodka leeyahay muxuu yahay Dalka lagaa qaaday soo anigu dalka ma lihi oo Donbiro Direed na anigu kuma siin, geedna kaa soo dajin, dalka oo dhan anaa leh.
Meelo fara badan oo Gadabuurisi ay ku xumeeyaan, been ka fafiyaan Ciise, ama Akisho ayaa jira nimankan Gaalada ah ee Somalia wax ka qora, oo uu I M Lewis ugu horeeyo.
Marka, su'aasha meesha taala wexey tahay magacan Direed yaa baas oo difaaca. Maxay uga hadli waayeen Ciisaha iyo Gadabuursiga iyo Isaaq beenaha qalinka lagu faafiyo ee buugagta la fidinayo ?
Ma beesha Surre ee Konfurta Somalia dagta (Qubeys ama Cabdalle Surre) un baa loo dayay magacan Direed ?

See and visit this Gurgure websit http//www.hurso.com/

Blog Archive