Tuesday, May 17, 2011

GURGURE IYO MAJEERTEEN MAXAA ISKU KEENAY ISKU DHAC

Magaalada Erer Gooto ee Gurguruhu dagaan ayaa waxaa yimid oday safara oo Majeerten ah. Sida Majeertenka cadadoodu tahay, wuxuu is yiri inta ay ku weydiin Gurguruhu waxad tahay Handad. Majeertenkii safarka ahaa biyo ayuu weydistay reer Gurgure. Markaasuu u booteeyay war Gurgure yuu galaa? Gabdhii gurgure ayaa ku tidhi arla Gurgure yuu yahay Majoognee adigu maxaad eheyd? Ninkii Majerteen baa yidhi" Majerteen baan ahay" Odeygii iyo gabartiisi qosol ilkahaa ka daadan garay madaama weligood maqal majeerten. Markey halkaa mareyso ayuu kii majerteen yidhi nin Harti ah ayaan ahay. Markaas ayaa waxa ay gabadhii Gurgure tiri Hartigaab hadaad tahay koob ad biyaha ku cabto ma sidataa. Gabadhii aabeheed baa qayliyay oo yiri AAbo sii biyaha, Illahey baa Harti ka dhigaye isagu iskamuu dhigine . (Harti Gaab waxa la yirah daa reer yar oo Gurguruh magan u ah oo asalkoodu Harti ah)ninkii Majeerteen cagaha ayuu wax ka dayay isagoo gabartii gurgure koobkii biyah ay kala daba cararyeso oo ay ledahay qaado. Walahay cadiim waa sheeko dhaba. Marka Somali isma taqaano
Back to top

Guest







PostPosted: Thu Dec 06, 2007 7:58 am Post subject: Ha Ha Haa Waa run Gurgure waxa ka mid ah Harti Gaab Reply with quote
SXB

horta ma xuma sheekadani

Harti gaab waa reer Harti darood ah oo ka mid ah beelah Ali madaxweyn siiba lafta Gurgure ee loo yaqaan Kuundhuuble.

La garanayo meesha ay ka soo raaceen beeshan gurgure iyo goor ay soo dhex dageen, laakin waa run madaama ay beel yar yihiin kuna tiirsan yihiin beeshaan direed dadka qaar baa isku daya in ay yasaan, laakin waa laga guursadaa, waxaayna is dhaldhalaan Ciise iyo Gurgure-- xaabada ayay keenan iyo caano ayaa lagu dacayadeeya.
Back to top

No comments:

Blog Archive