Tuesday, May 17, 2011

Gudiga gurmadka beesha Gurgure Back to GURGURALINK.COM

http://www.facebook.com/topic.php?uid=27401033833&topic=15092&post=67111


udiga gurmadka beesha Gurgure
Back to GURGURALINK.COM


Gudiga gurmaadka badbaadinta beesha Gurgure

Shir lagu qabtay magalaada Diridhabe ayaa lagu soo doortay gudiyo cusub sida ay sheegeen waxaaay matalayaan golaha Odayaasha Ugaaska. oo xagga lagu doortay shan iyo toban qof oo ku guulestay gudoomiyanimada Mr Abdiwahab,,,Gurgura ougazate council,,,Golaha odaayasha Gurguraha

Natiijada ka soo baxday ayaa u muuqata inaay dadka wax u qaaban Karan gudiga la doortay:

qorshaha ugu weyn ee shirka loo qabtay in ummada Somaliyeed ee Gurgure wax la qabto sida beeraha laga qaatay in lasoo celiyo iyo bahiida guud in la daboolo iyo isku keenista bulshada.

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in maanta dadka Gurgure u wada kacsanyihiin horumarka dalkooda iyo dadkooda

Dawlada Itoobiya oo laftigeeda qorshaha shirkaan kaga war haysaa talaabo deg deg ah oo horumar ah loo bahanyahay,
Tani waxay keentay inay bulshada gurgure meel walbay joogan ay kor u kacan. anigo matalaya Maamulka shabakaada gurgurelink.com waxaan idin leeyahay mudanayaal iyo marwooyin ka qeyb qaata abaabulka mustqbalka reerka walaalayaal meel walbon joogno waxaan u bahanay inaan tageero u fiidino gudiga cusub.,,,,, fadlan sidii aad warbixinta reerka lagugu soo gudbiyo soo qor emailkaaga oo saxsan mahadsanid kusoo gudbi walaal emalkaaga abdinasir_omar@hotmail.com ?, walaalayaal waxaa kalo jiirta inaan isbuuc walba ku shirno amase fikir is dhaafsano meesha loo yaqaano paltalka . magaciisu yahay Gurgure link fadlan cidii nagu iman karta kuusoodhawaada gacmo furan waad u jeedan dadka kale sida ay wax u dhistan wax walba haddii ay noqon lahaydba balse anaaga maxaa naga hor tagan taas ? ma dadka ayaan wax yar nahay ? waa suaal meesha taala

No comments:

Blog Archive