Tuesday, May 17, 2011

Qarnigii 1300 boqortoyada Ifat, Moora iyo Aduli MADAXWEYN DIR

Qarnigii 1300 boqortoyada Ifat, Moora iyo Adulis waxaa asasay Gurgure Ali oo dhamaan axmed Guray,Axmed nuur,iyo Gidaarka harar ku wareegsan dhisay. Magalada Dira Dhabe waxa loogu bixiyay "Dir baa Dhabay" ama meeshi uu Dir waranka ka Taagay kolkii ay Gurguraha ka kacsheen Gaaloda. Generalka Gurgure Axmed Ibrahim waaqoyiga Somalia markii uu cidan ka soo doontay 1434 tii isaga oo ay hogaminayaan Garad Sacid Somaroone oo garadka Gadabuursi ah waxa ay u yimaadeen Isaqa oo barigaa ahaa Magadle Dir. Wadanka qebihiisa koonfurta iyo waqooyigaba dadkii Gurgure ee xukumi jiray xiligaa wali dirta koonfur iyo kuwa waqooyiba wa laga helaa hatan. Nabidoorka iyo Baciidad Gurgure oo dalka Habar Jeclo xukumi jiray asasayna wali magacyadaa ayaa loo yaqaana. Koonfurta Reer aw sacid, Layiile, Sure, Gure,Gariire, dhamaan waxay ka soo jeedan dhankaa. Suldaanka Ali madax weeyne waxaa ku Abtirsada oo kale Xawad laha iyo Qabiilka Jiidad ee Qoryooley dagan. Afarta sheekh ee Waqooyiga somaliya keenay Awbare,Sh. Yusuf Kawnin, iyo Aw Buube waxa lagu sheega in ay Harar ka soo tageen 1300 oo ay dinta ku fafsheen ilaa Gobalka Bale ilaa hada Abe xuseenka Bale reerka Guure oo Gurgure/Akisho la dhashay oo Gure dhammole nageele agteed daga ayaa sheegta sheikh Xuseen. Nasiib daro tariikh badan ayaa la aasay manta. Barsuuga dir, Madigaan, Magadle(ceerigaabo), Boqortoyada Biyamaal of Talyaniga baabiyay, Bajimaal, Suure Cadalle iyo Qubeys(Mudug), Jiido, Guure,Gariire,Gadsan,iyo dhamaan intayada waqooyi galbeed( Isaaq,Ciise iyo Gadabuursi) isku ab baan nahay. Dir Aji ! Madaxweyn Dir(1) Gurgure, Guure, Akisho, Jiido,Gariire, Layiile,Aw sacid I.W.M Madoobe (2)ciise (wardiiq,howgati) Mahe (Biyamaal,Gadsan,suure,dabruube, Barsuuq,magadle, Quranyow-Gare iwm) Mandaluug dir(Gadabuuris iyo Mandaluug sure la daga) Qaldho dir( Noole iyo qar kale Afrata qol)
Back to top

No comments:

Blog Archive