Sunday, August 26, 2012

Magacyada Xildhibaanada la diiday iyo Beelaha ay kasoo jeedaan (Daawo)

 


Guddiga Farsamadda soo xulida golaha Baarlamanka iyo khubaradda bulshada caalamka dib u celiyey liis ay ku qoran yihiin 55 xubnood 17-kii bishan Agoosto 2012-da ka dib markii ay beelahooda u soo xuleen iney ka mid noqdaan xildhibaanada cusub.
Xubnaha dib loo celiyey liisaska magacyadooda ayaa waxay iskugu jireen madax sare hogaamiye kooxeedyo hore, saraakiil ka tirsan ciidamada, aqoonyahano, wadaado ka tirsanaa midowgii maxkamadaha ee la midoobay DKMG ah iyo rag kale oo xilal ka soo qabtay dowlada.
Inkastoo markii dambe wax laga bedelay hadana Liiska xubnaha dib loo celiyey ee loo diiday xildhibaanimada ayaa markii hore wuxuu u qornaa sidatan:-
Sheikh Sharif Sheikh Ahmed (Hawiye: Abgal)
Sharif Hassan Sheikh Adan (Digil & Mirifle: Asharaaf)
Dr. Abdiweli Ali Mohamed “Gas: (Darod: Majirteen)
Abdirashid Sharmake (Darod: Majirteen)
Mohamed Abdullahi Mohamed “Farmajo” (Darod: Marehan)
Hassan Abshir Farah (Darod: Majirteen)
Mohamed Mohamud Gacma-Dhere (Hawiye: Habar-Gidir)
Osman Ali Ato (Hawiye: Habar-Gidir)
Barre Adan Shire “Barre Hirale” (Darod: Marehan)
Mohamed Sayid Adan (Darod: Marehan)
Ahmed Omar Jes (Darod: Ogaden)
Hussein Mohamed Farah “Aideed” (Hawiye: Habar-Gidir)
Ahmed Du’alle Haf (Hawiye: Habar-Gidir)
Mohamed Jama Furuh (Hawiye: Habar-Gidir)
Mohamed Qanyare Afrah (Hawiye: Murursade)
Salad Ali Jelle (Hawiye: Abgal)
Muse Sudi Yalow (Hawiye: Abgal)
Omar Mohamed “Omar Finish” (Hawiye: Abgal)
Ismail Mohamed Buubaa (Dir: Isaaq)
Mohamed Hassan Hayir “Mareeye” (Dir: Isaaq)
Mohamed Abdullahi Omar (Dir: Isaaq)
Abdullaahi Sheikh Ismail (Dir: Biyo-Maal)
Prof. Abdirahman Adan Ibrahim “Ibi” (Dir: Biyo-Maal)
Abdiasis Sheikh Yusuf Dired (Dir: Fiqi Mohamed)
Ing. Munye Said Omar (Digili & Mirifle: Tuni
Sheikh Adan Madobe (Digili & Mirifle: Hadamo)
Col. Hassan Mohamed Nur “Shati-gud” (Digili & Mirifle: Harin)
Mohamed Ibrahim Habsade (Digili & Mirifle: Lisan)
Ibrahim Adan Kiish Bur (Digili & Mirifle: Lisan)
Prof. Mohamed Omar Dalha (Beesha Shanaad: Jarer-weyn)
Prof. Ali Khalif Galeyr (Darod: Dhulbahante)
Abdikarim Jama (Darod: Dhulbahante)
Prof. Abdi Ismail Samatar (Dir: Gadabursi)
Prof. Ahmed Ismail Samatar (Dir: Gadabursi)
Sakariye Haji Mohamed (Darod: Leelkase)
Hussein Arab Isse (Dir: Isaaq)
Prof. Ali Mohamed Gedi (Hawiye: Abgal)
Prof. Abdirasak Osman Hassan Jurile (Darod: Majirteen)
Gen. Abdi Hassan Awale “Qayb-Did” (Hawiye: Habar-Gidir)
Col. Mohamed Ahmed Alin (Hawiye: Habar-Gidir)
Prof. Mohamed Abdi Gaandi (Darod: Ogaden)
Abdirahman Abdishakur (Hawiye: Habar-Gidir)
Yusuf Garad Omar (Hawiye: Habar-Gidir)
Ahmed Mo’allim Fiqi, the Current Director of the NSS (Hawiye: Habar-Gidir)
AVV. Aydid Iko-Hanaf (Dir: Isaaq)
Gen. Jama Ali Jama, Former Puntland President (Darod: Majirteen)
General Ade Muse Boqor, Former Puntland President (Darod: Majirteen)
Jamac Jangale (Darod: Dhulbahante)
Ali Ismail Abdi-Giir (Darod: Leelkase)
Maslah Mohamed Siyad (Darod: Marehan)
Abdullahi Ahmed Adow (Hawiye: Habar-Gidir)
Gen. Mohamed Darwish (Darod: Majirteen)
Gen. Mohamed Shiekh Hassan the Former Director of the NSS (Hawiye: Abgal)
Abdilaahi Mohamed Omarr, Minister of Foreign Affairs(Dir: Isaq)
Yusuf M.Deg, Former, Minister of Foreign Affairs (Dir: Isaq).
Liiskan oo aanu ka helnay xubno ka tirsan guddiga farsamada soo xulista xildhibaanada cusub ayaa waxaa markii dambe laga saaray rag faar badan oo ay ka yihiin C/weli Maxamed Cali Gaas, Shariif Xasan Shiikh Aadan, Xasan Abshir Faarax, Xuseen Carab Ciise iyo qaar kale oo ka dhex muuqday in ka badan 200 xildhibaan oo shalay loo dhaariyey baarlamanka cusub.
Lama oga ilaa hadda sababta xubnihii la diiday qaarna loo soo celiyey kuwii kalena looga tegay, waxaana kuwa laga tegay u badnaa beelaha hawiye halka kuwa lagu daray xildhibaanadana ay ka mid yihiin beelaha kale ee Soomaaliyed.
Madaxweynaha dowlada KMG ah ayaa dhowr jeer isku dayey inuu hos istaago isku dayga lagu soo celiyey xildhibaanada la diiday oo ay ku jiraan qaar ka mid ah taageeraayaashiisa iyo hogaamiye kooxeedyo isaga ku beel ah hase ahaatee ilaa hadda kuma guuleysan wuxuuna u muuqdaa in talo ay farahiisa ka baxday oo uusan waxba ka qaban Karin arintan.
Mahiga ayaa ka balan qaaday madaxweynaha inuu ku dedaalo doono in raga la diiday la qaato hase ahaatee waxaa wararklu sheegayaan in isaga laftiisa uu ku fashilmay isku daygaas ka dib markii cadaadis ba’an uu kala kulmay wakiilo ka socda beesha caalamka oo gadaal ka hagaya howsha socota.
“Waxaa la yaabanahay waxaa la diiday rag aqoonyahano ah oo weligood aan qori qaadin, laguna aqoon, waxaana la qaatay rag hormuud ka ahaa qaskii siyaasadeed hareeyey ee dowladihii KMG ahaa oo uu ka mid yahay Shariif Xasan kuna jira dadka ugu daran ee lagu eedeeyey musuq maasuqa dhaqaalaha Somalia” sidaa waxaa yiri mid ka mid ah aqoonyayanada Soomaaliyeed.

 

Maxaa ka Taqaanaa Xubnaha Lagu sheegay Qaswadayaasha Siyaasadda Soomaaliya iyo Qabiilada ay kasoo jeedaan

Guddiga Farsamadda soo xulida golaha Baarlamanka iyo khubaradda bulshada caalamka dib u celiyey liis ay ku qoran yihiin 53 xubnood 17-kii bishan Agoosto 2012-da ka dib markii ay beelahooda u soo xuleen iney ka mid noqdaan xildhibaanada cusub Waxaana lagu shegay Xubnahaan in ay Yihiin qaswadayaasha Dalka Soomaaliya Waxaana Jeclaanay in aan Idiin soo Bandhigno Xubnaha la shegay in ay Yihiin Qadwadayaasha Siyaasadda Soomaaliya
Liiskan oo aanu ka helnay xubno ka tirsan guddiga farsamada soo xulista xildhibaanada cusub ayaa waxaa markii dambe laga saaray rag faar badan oo ay ka yihiin C/weli Maxamed Cali Gaas, Shariif Xasan Shiikh Aadan, Xasan Abshir Faarax, Xuseen Carab Ciise iyo qaar kale oo ka dhex muuqday in ka badan 212 xildhibaan oo shalay loo dhaariyey baarlamanka cusub.
1. Sheikh Sharif Sheikh Ahmed (Hawiye: Abgal)
2. Sharif Hassan Sheikh Adan (Digil & Mirifle: Asharaaf)
3. Dr. Abdiweli Ali Mohamed “Gas: (Darod: Majirteen)
4. Omar Abdirashid Ali Sharmake (Darod: Majirteen)
5. Gen. Mohamed Shiekh Hassan the Former Director of the NSS (Hawiye: Abgal)
6. Hassan Abshir Farah (Darod: Majirteen)
7. Mohamed Mohamud Gacma-Dhere (Hawiye: Habar-Gidir)
8. Osman Ali Ato (Hawiye: Habar-Gidir)
9. Barre Adan Shire “Barre Hirale” (Darod: Marehan)
10. Mohamed Sayid Adan (Darod: Marehan)
11. Ahmed Omar Jes (Darod: Ogaden) 12. Hussein Mohamed Farah “Aideed” (Hawiye: Habar-Gidir) 13. Ahmed Du’alle Haf (Hawiye: Habar-Gidir) 14. Mohamed Jama Furuh (Hawiye: Habar-Gidir) 15. Mohamed Qanyare Afrah (Hawiye: Murursade) 16. Salad Ali Jelle (Hawiye: Abgal) 17. Muse Sudi Yalow (Hawiye: Abgal) 18. Omar Mohamed “Omar Finish” (Hawiye: Abgal) 19. Ismail Mohamed Buubaa (Dir: Isaaq) 20. Mohamed Hassan Hayir “Mareeye” (Dir: Isaaq) 21. Mohamed Abdullahi Omar (Dir: Isaaq) 22. Abdullaahi Sheikh Ismail (Dir: Biyo-Maal) 23. Prof. Abdirahman Adan Ibrahim “Ibi” (Dir: Biyo-Maal) 24. Abdiasis Sheikh Yusuf Dired (Dir: Fiqi Mohamed) 25. Ing. Munye Said Omar (Digili & Mirifle: Tuni 26. Sheikh Adan Madobe (Digili & Mirifle: Hadamo) 27. Xasan Macalin Maxamuud (Hawiye,Murusade) 28. Mohamed Ibrahim Habsade (Digili & Mirifle: Lisan) 29. Ibrahim Adan Kiish Bur (Digili & Mirifle: Lisan) 30. Prof. Mohamed Omar Dalha (Beesha Shanaad: Jarer-weyn) 31. Prof. Ali Khalif Galeyr (Darod: Dhulbahante) 32. Abdikarim Jama (Darod: Dhulbahante) 33. Prof. Abdi Ismail Samatar (Dir: Gadabursi) 34. Prof. Ahmed Ismail Samatar (Dir: Gadabursi) 35. Sakariye Haji Mohamed (Darod: Leelkase) 36. Hussein Arab Isse (Dir: Isaaq) 37. Prof. Ali Mohamed Gedi (Hawiye: Abgal) 38. Prof. Abdirasak Osman Hassan Jurile (Darod: Majirteen) 39. Gen. Abdi Hassan Awale “Qayb-Did” (Hawiye: Habar-Gidir) 40. Col. Mohamed Ahmed Alin (Hawiye: Habar-Gidir) 41. Prof. Mohamed Abdi Gaandi (Darod: Ogaden) 42. Abdirahman Abdishakur (Hawiye: Habar-Gidir) 43. Yusuf Garad Omar (Hawiye: Habar-Gidir) 44. Ahmed Mo’allim Fiqi, the Current Director of the NSS (Hawiye: Habar-Gidir) 45. AVV. Aydid Iko-Hanaf (Dir: Isaaq) 46. Gen. Jama Ali Jama, Former Puntland President (Darod: Majirteen) 47. General Ade Muse Boqor, Former Puntland President (Darod: Majirteen) 48. Jamac Jangale (Darod: Dhulbahante) 49. Ali Ismail Abdi-Giir (Darod: Leelkase) 50. Maslah Mohamed Siyad (Darod: Marehan) 51. Abdullahi Ahmed Adow (Hawiye: Habar-Gidir) 52. Gen. Mohamed Darwish (Darod: Majirteen)
Lama oga ilaa hadda sababta xubnihii la diiday qaarna loo soo celiyey kuwii kalena looga tegay, waxaana kuwa laga tegay u badnaa beelaha hawiye halka kuwa lagu daray xildhibaanadana ay ka mid yihiin beelaha kale ee Soomaaliyed.
Madaxweynaha dowlada KMG ah ayaa dhowr jeer isku dayey inuu hos istaago isku dayga lagu soo celiyey xildhibaanada la diiday oo ay ku jiraan qaar ka mid ah taageeraayaashiisa iyo hogaamiye kooxeedyo isaga ku beel ah hase ahaatee ilaa hadda kuma guuleysan wuxuuna u muuqdaa in talo ay farahiisa ka baxday oo uusan waxba ka qaban Karin arintan.
Mahiga ayaa ka balan qaaday madaxweynaha inuu ku dedaalo doono in raga la diiday la qaato hase ahaatee waxaa wararklu sheegayaan in isaga laftiisa uu ku fashilmay isku daygaas ka dib markii cadaadis ba’an uu kala kulmay wakiilo ka socda beesha caalamka oo gadaal ka hagaya howsha socota.
“Waxaa la yaabanahay waxaa la diiday rag aqoonyahano ah oo weligood aan qori qaadin, laguna aqoon, waxaana la qaatay rag hormuud ka ahaa qaskii siyaasadeed hareeyey ee dowladihii KMG ahaa oo uu ka mid yahay Shariif Xasan kuna jira dadka ugu daran ee lagu eedeeyey musuq maasuqa dhaqaalaha Somalia” sidaa waxaa yiri mid ka mid ah aqoonyayanada Soomaaliyeed.

 
 
Sheikh Sharif Sheikh Ahmed (Hawiye: Abgal)
Sharif Hassan Sheikh Adan (Digil & Mirifle: Asharaaf)
Dr. Abdiweli Ali Mohamed “Gas: (Darod: Majirteen)
Abdirashid Sharmake (Darod: Majirteen)
Mohamed Abdullahi Mohamed “Farmajo” (Darod: Marehan)
Hassan Abshir Farah (Darod: Majirteen)
Mohamed Mohamud Gacma-Dhere (Hawiye: Habar-Gidir)
Osman Ali Ato (Hawiye: Habar-Gidir)
Barre Adan Shire “Barre Hirale” (Darod: Marehan)
Mohamed Sayid Adan (Darod: Marehan)
Ahmed Omar Jes (Darod: Ogaden)
Hussein Mohamed Farah “Aideed” (Hawiye: Habar-Gidir)
Ahmed Du'alle Haf (Hawiye: Habar-Gidir)
Mohamed Jama Furuh (Hawiye: Habar-Gidir)
Mohamed Qanyare Afrah (Hawiye: Murursade)
Salad Ali Jelle (Hawiye: Abgal)
Muse Sudi Yalow (Hawiye: Abgal)
Omar Mohamed “Omar Finish” (Hawiye: Abgal)
Ismail Mohamed Buubaa (Dir: Isaaq)
Mohamed Hassan Hayir “Mareeye” (Dir: Isaaq)
Mohamed Abdullahi Omar (Dir: Isaaq)
Abdullaahi Sheikh Ismail (Dir: Biyo-Maal)
Prof. Abdirahman Adan Ibrahim “Ibi” (Dir: Biyo-Maal)
Abdiasis Sheikh Yusuf Dired (Dir: Fiqi Mohamed)
Ing. Munye Said Omar (Digili & Mirifle: Tuni

Sheikh Adan Madobe (Digili & Mirifle: Hadamo)
Col. Hassan Mohamed Nur “Shati-gud” (Digili & Mirifle: Harin)
Mohamed Ibrahim Habsade (Digili & Mirifle: Lisan)
Ibrahim Adan Kiish Bur (Digili & Mirifle: Lisan)
Prof. Mohamed Omar Dalha (Beesha Shanaad: Jarer-weyn)
Prof. Ali Khalif Galeyr (Darod: Dhulbahante)
Abdikarim Jama (Darod: Dhulbahante)
Prof. Abdi Ismail Samatar (Dir: Gadabursi)
Prof. Ahmed Ismail Samatar (Dir: Gadabursi)
Sakariye Haji Mohamed (Darod: Leelkase)
Hussein Arab Isse (Dir: Isaaq)
Prof. Ali Mohamed Gedi (Hawiye: Abgal)
Prof. Abdirasak Osman Hassan Jurile (Darod: Majirteen)
Gen. Abdi Hassan Awale “Qayb-Did” (Hawiye: Habar-Gidir)
Col. Mohamed Ahmed Alin (Hawiye: Habar-Gidir)
Prof. Mohamed Abdi Gaandi (Darod: Ogaden)
Abdirahman Abdishakur (Hawiye: Habar-Gidir)
Yusuf Garad Omar (Hawiye: Habar-Gidir)
Ahmed Mo'allim Fiqi, the Current Director of the NSS (Hawiye: Habar-Gidir)
AVV. Aydid Iko-Hanaf (Dir: Isaaq)
Gen. Jama Ali Jama, Former Puntland President (Darod: Majirteen)
General Ade Muse Boqor, Former Puntland President (Darod: Majirteen)
Jamac Jangale (Darod: Dhulbahante)
Ali Ismail Abdi-Giir (Darod: Leelkase)
Maslah Mohamed Siyad (Darod: Marehan)
Abdullahi Ahmed Adow (Hawiye: Habar-Gidir)
Gen. Mohamed Darwish (Darod: Majirteen)
Gen. Mohamed Shiekh Hassan the Former Director of the NSS (Hawiye: Abgal)
Abdilaahi Mohamed Omarr, Minister of Foreign Affairs(Dir: Isaq)
Yusuf M.Deg, Former, Minister of Foreign Affairs (Dir: Isaq).
Liiskan oo aanu ka helnay xubno ka tirsan guddiga farsamada soo xulista xildhibaanada cusub ayaa waxaa markii dambe laga saaray rag faar badan oo ay ka yihiin C/weli Maxamed Cali Gaas, Shariif Xasan Shiikh Aadan, Xasan Abshir Faarax, Xuseen Carab Ciise iyo qaar kale oo ka dhex muuqday in ka badan 200 xildhibaan oo shalay loo dhaariyey baarlamanka cusub.

 

No comments:

Blog Archive