Saturday, September 22, 2012

Duriyada Dir waxaan wadda og nahay dhamaanteen in 30 odaydhaqmeed ee duriyada dir u qeybsaden . DORASHADA DOWLADA 2012 AGOOSTO


Xildhibanada Duriyada Dir iyo Sida La Filaya In Ay Noqdaan Bisha Agoosta 2012.

Font size: Decrease font Enlarge font
image


Sida aan wada og nahay dhamaanteen in xakkuumada faderalka ee soomaliya in ay ku eg tahay bisha agoosta waxaana laga rajeenaya in ay soo xullaan ilaa 225 xildhibaan oo ay ku wadajiran dhamaan beelaha somaliyeed oo dhan .
Si kastaba ha ahaato marka waxaan sameeynay cilmi baaris ku saleesan qaabka ay wax u socdaan iyo xisaabta qursoon oo ay dad badani ogeen in kastoo beel walba ay gaar u tahay xasaab gooni u ah lakiin halkan waxaan soo bandhigi doona Xisaab siyaasadeed oo aad iyo aad u quseysa Duriyada Dir oo laga doonaya in ay yeeshan bisha agoosta 50 xildhibaan su.aashu waxey tahay Sidee bay u kala qeeyb sanayaan ?
Waxaa muhiim ah in marka horeba dib loo eeggo qaabka loo qeysadey oday dhaqmeeydayada ee Duriyada Dir waxaan wadda og nahay dhamaanteen in 30 odaydhaqmeed ee duriyada dir u qeybsaden .
Waxaa la yirri sidan u qeybsada dir waqooyi waxey qaaten 22 odaydhaqmeed waxaana ku dhufata 2 jawaabta kuu soo baxda waa xildhibanaada Mustaqabalka ee Bisha Agoosta
Halka dir koofured ay ka qaadatay 7 odaydhaqmeed lakiin Dir/koonfur waxaa ay ka duwan yahiin oo waxaa lagu dhufanaya 1 sidoo kale jawabta ku soo baxdo waa xildhibanada mustaqabalka ee Bisha Agoosta.
Tusaale Ahaan
Beeesha samaroon=waxey qaaten 4 odaydhaqmeed (4x2)=8
Beesha ciiise waxey qaaten 4 odaydhaqmeed ( 4x2)=8
Beesha Isaaq waxey qaaten 14 odaydhaqmeed (14x2)=28
Beesha Biimaal waxey qaaten 3 odaydhaqmeed (3x1)=3
Beesha Surre waxey qaaten 2 odaydhaqmeed (2x1)=2
Beesha Bajamaal waxey qaaten 1odaydhaqmeed (1x1)=1
Beesha madaxweyne Dir waxey qaaten 1 odaydhameed (1x1)-1
Tirada Guud Ahaan Ee Xildhibanada Waa 50 Ee Bisha Agoosta 2012

Ugu
dabeentii ma dooneyno inan ku dheerano balse waxaa ku soo koobeyna dhoor suaaladood.
1_Sida ay duriyada dir wax u qeybsadeed maxey kula tahay arin sax miyaa ?
2_Markii sidan wax loo qeybineyey maxaa helay siyaasiinta surre xildhibanada odaydhaqmeedka eek u sugnaa madasha wax lagu xisaabinayey ?
3 Arinkan xal ma leeyahay ?
Aflagada way ka reeban tahay lakiin waxaa muqadas ah in aad cabirto misanka siyaasadeed iyo dareenka

Comments (9 posted):

dalmar xaaji cali on 22 May, 2012 02:25:12
avatar
asc marka bahda webka camaara salaan kadib hadii aan usii gudbo barnaamijka dir kuunfur ha ahaado biimaal ama surre waa la dhacay xilalkooda waxaana u sawab ah siyaasiintooda cidkale yeysan eedin CIISE oo aanba somalia meel ka joogin inta uu qaatay ayaan ka yaabanahay isagoo joogaa wadankiisa jabuuti ayaa waxaaba ka dad badan biimaal marka biimaal iyo surre iyaga waa in ay tashadaan danahooda wadankoodana ay xureestaan maanta waa dadka kaliya is ka war qabo dhalashadooda aysan muran ku jirin cadaawada aan meel loo raaco aan laheyna meel in ay iska dhigaan dirta ay la xisaabtamaan ayaan dhihi lahaa
cammaara on 22 May, 2012 07:15:20
avatar
Xasan Mircood_Asc dhamaan arkun waa mid Iga Yaabiyay waa maxay sida wax loo wadaagay oo yaa ka dabeeyay arinkun war hayaay .

@Bal Amurtan eega inta sida ay yahiin beelaha dir weligood guul ma garayan oo waxay hoos fadhin beelaha wayo dadku walalaha ahi way in ay isku tanasulaan qaasatan kuwa degga soomaliland way inay muujiyan xigmad intan ka balaaran
cabdalle on 22 May, 2012 09:33:51
avatar
asc anigu waxaan islahaa hadii ay beesha surre siyaan 10 inay yartahay sidaan lakiin waamid aan madaxa galikarin isaaq lagaray lakiin ciise iyo gadobiirsi dad ahaan nagama badna iyo degaan ahaan rabinaa yastur waa ceebwayn
C/RAXMAN on 22 May, 2012 06:12:18
avatar
waxan filayaa nin aamusay hooyadiina wey hilmaamtaa marka waan aragnay qolyaha dowlada inoogu jira iyo xaalkooda marka waxaan ku talinayaa siyaasiyiin iyo oday dhaqameedka beesha in ay muujiyaan sida wax u socdaan in aysan ku qanacsanayn oo aynaan sina ku aqbalikarin waayo hadaanan cabashadaada iyo hamigaaga dibada soo dhigin oo aadan kala cadayn wax kuu cuntamaya iyo waxa aan kuu cuntamaynin cidna kuu qaraabi mayso waligeena ashuun unbaan ku adimaynaa
Surre on 23 May, 2012 03:25:44
avatar
Saaxiib lax waliba shilalkey is dhigtaa lagu qalaa,nin tiisii meel marsaday waxba ha eedin ee adiga kuwa magacaaga wata ee quraacda iyo qadada kugu doorsada iska dhici.
Iidle on 23 May, 2012 08:54:54
avatar
Saaxiibayaal waxaan u malaynayaa in beeshu seexatay WWII
Maanta beelihii soomaaliyeed nin walbe beeshiisa ayuu wax u raadsanayaa si uu ugu soo dhiciyo marka nin walboow u xusulduub sidaad wax ku soo dhicin lahayd
cabdalle on 23 May, 2012 09:22:04
avatar
asc maanta somaliya qabiilka kaliya oo aan waxaba ka aheen waa dir hadii ay tahay xag siyaasedeed ama wax wada qabsi, presedent kama nahi , prime minister iyo speaker of the parliment midnaba mahaysano taas waxay kuu xaqii jinaysaa in ay beesha dir ay tahay dad aan dana hooda aqoon , hadii aan usoo laabto beesha surre anaga ayaa u liidana haydii ay noqoto dir taasi waxay na tusaysaa inaan nahay dad ka uliita somaliya maanta
faqi maxamed on 24 May, 2012 09:28:00
avatar
Ugu horeeyn wan salmayan dhamaan tan xigta 2 arimood waa muhiim iney ka tashadaan surre iyo bimaal waa tan ciise iyo isaaq tan ciise waa mida ugu muhimsan iyago somaliya aan degin kana tirsan dal kale jabuti la qeybsada mamulkasna wax kawada iney manta wax la qeybsadan dir waa qalad weyn tan 2aad isaaq inu asigo weli somalinimada ogoleyn iney tiro intaas le eg qataana waa wax lalayabo iyadana marka surre iyo bimaal waxan leyahay wa iney go an cad ka qataan arintaan iskuna dayan iney wax ka badalaan hadey kale weligood minority ayey ahanayan magacoodana dad kale aya wax ku cuni donaan
wiil_ cabaas Muuse on 25 May, 2012 09:13:44
avatar
ANiga wax fikir ahaaan qaba meesha inu ka dhacay dulmi aad ubalaran waxaas odhana wax nokenay raga kaqayb galay oo sure 2xubnood ka qatay waa arin loga xumaado waxna ku bararujin lahaa dhamaaan wax garadka beesha sure inay arintaaa ka kacaan aadna waa idin wada salamayaa

No comments:

Blog Archive