Sunday, November 11, 2012

Beesha Suure Cabaas Muuse Dir iyo Magaadle Dir- Buuraha Calmadow





Marka hore waa salamayaa dhamaan asxaabta fromkan cawslfil salaan kadib anoo halkan idinku so bandhigi dona BeelWeynta cabaas muuse oo kamid ah beesha saleeban cabadle run ahaanti beesha cabaas muuse waxa ay dagtaa dagaano aad ubalaraan oo kamid Gobalka sanaag Hadaaan xooga idinkala baro cabaas muuse waxa ay ukala baxdaa intaano jilib oo midkasta dagaano ugara ka amar tagleeyo oo awood buxdana ku leeyahay Gobalka sanaag hadad gobalka sanaag tagtid wax arkaysaa daganada beesha cabaas muuse run ahaanti beelihina dir konfureed ina mar daganada nala so aragtaan weyaan dagaanadaso ku fican dhul daqsimeedka hadaba Cabaas Muuse wuxu ukala baxaa intaanu jilib ee aan hoos ku xusi doono
abtirsiinyaha cabaas muuse
1:cabaas muuse wuxuu dhalay
maxamed cabaas
2:maxamed cabaas wuxuu dhalay
cabdikariim maxamed
3:cabdikariim maxamed wuxu dhalay
yuusuf cabdikarim wuxu dhalay
4:yuusuf cadakariim wuxu dhalay6
1.maxamed yuusuf
2.hashim yuusuf
3.abakor yuusuf
4.axmed yuusuf
5.ugaadh yuusuf
6.bare yuusuf
7:bareyuusuf wuxu dhalay 2
1. fataax bare
2.faarax bare
farax bare wuxu dhalay 1
cigaal faarax
cigaal farax wuxu dhalay3
1.maxamed cigaal
]2.faahiye cigaal
3.axmed cigaal
farax bare wuxu dhalay 4
1.sharmaake farax (bah adaan yacquub)
2.faatax farax(bah adan yacquub)
3.samatar faarax (bah adan yacquub)
4.cali farax (bah jibriil siciid
Markaaa sidaa ula socda iyo barashada cabaas muuse Belweynta saleeban cabdle ima taqaan oo waa kala dagaan markaa ina la isbarto waa muhiim
Waabilaahi towfiiq[/size][/b]

Sida halka  ku xusan waa sida ay  u kala degan yahiin  beelaha suleybaan
cabdalle  ee gobolka  putland  qoralka   waxaan shabakada cammaara waxey u soo
banaan dhigtay  cidaan aan  aqoon u  laheen deeganadas inay ka bartaan.
Beesha cumar muuse waxa ay dagtaa daganada
Gobalka bari
* Casimad gobalka bosaaso iyo tuloyinka hosyimada
* Dagmada qandla iyo tuloyinka hosyimada
* Dagmada iskushuban iyo tuloyinka hosyimada
* Dagmada caluula iyo tuloyinka hosyimada
* Tulaada Xafuun
Beesha cabaas Muuse Iyo beesha Magadle waxa ay dagta
Gobolka sanaaag
* Casimada Gobalka cerigaabo iyo tuloyinka hosyimada
* Dagmada Laaasqoray iyo tuloyinka hosyimada
* Degmada baran iyo tuloyinka hosyimada
* Tuulada Mushxaleed
* Tuulada xabashawacle
* Tuulada hadaftimo
* Tuulada yuube
Beesha haruun muuse waxa ay dagta
Gobalka Nugaal
* Casimada gobalka garoowe iyo tuloyinka hosyimada
* Dagmada Eyl iyo tuloyinka hosyimada
* Degmada Rabaable iyo tuloyinka hosyimada
Beesha Samtar Muuse iyo Nacadoor cabdale and siyaad muuse Food cadeMuuse iyo
damal muuse
* Casimada gobalka galkacayo iyo tuloyinka hosyimada
* Degmada Xarar dheere. iyo tuloyinka hosyimada
* Degmada Hobyo iyo tuloyinka hosyimada  * dagmada jariiban iyo tuloyinka
hosyimada

1 comment:

Anonymous said...

i

Hadaba, daraasaddan silsiladda taxa taran ee beesha Maxamud Harti (Moorasaante) oo iyaga laftoodu loo sii kala qaaday Jilibyo, Jifiyo ,iyo weliba bah wadaago, waxa ay leedahay nidaam ismaamul oo uu hogaan kayahay Isim maratabadiisu tahay SALDANADA (MAX’UD HARTI).Saldanadaas oo ka soo bilaabatayGaraad dhidhiin Kooge (C/laahi) ilaa Suldaan Saciid Suldaan C/salaam oo dhan (26 ) lix iyo labaatan fac.beesha Maxamud harti (Moorasaante),Ogeyslabe ,Cabaas Muuse (dir),waxa jira qabaa’il kale oo mandiqadda deggan ay ka mid yihiin Reerlo’aad (Caanadiid) ,abokor Calai ,maxamud Dubays, Gurgure,Ashraaf iyo Maraare

Muhiimadda qoristeeda keentay waxa ugu weynaa: -

1. Waxaa silsiladda taxa taran laga samayn karaa daraasad guud ee tira-koobka beelaha, taas oo ka caawin karta marka la gaaro (hal qof iyo doorasho)
2. Iyada oo aan horay loo samayn la haynna tixraac qoraal ah
3. Burburkii ka dhaca Soomaaliya oo sababay in dhalinyaro fara badan debadda u yaaceen, qaar kalenay ay ku dhasheen oo ay halis tahay in ay ka lunto dhaqankii iyo hiddihii iyo faa’iidooyinkii kale ee ay lahayd taxa taran oo ay daraasaddani u noqoto majrac
4. Iyada oo isku dayo fara badan oo la sameeyay haba u battaan dad anjebi ah, kuwa ay sameeyeen way u suurto geli wayday in ay si qoto-dheer oo gudub iyo hoosba ah u dhammaystiraan waxayna ku koobeen dul ka xaadin fahamkeeda adkaan karo, waloow ay dadaaleen. Waxaa ka mid ahaa dadka dadaalka weyn sameeyay qoraaga weyn ee I.M. Lewis buugiisa “People of the Horn of Africa – Somali, Afar and Saho). Halka kuwo kale dadaalkoodu nuqsaan ku noqon karaan qaladaad aasaasi ah sida (Human rights Development report 1998 “Appendix C Clans of Somalia”) oo aan ku tilmaami karo meeshuu ku yiri “The Darood includes smaller clans such as Awrtable, Dishishe and Leelkase” inkastoo Dishishe yahay Daarood haddana lama sinna labada uu ku lammaaneeyay ee waxa uu so raacayaa taxa Kablalax – Harti – Mooracase – Dishishe. Sidaas darteed, waxa qoraha taxa taran culays weyn saaray qabyo tirka Fir iyo Farac si uu u waaro.

ii
5. Daraasadda kale ee aanu xiganay waxaa ka mid ah:The Somali Clan System, An Introduction of Somali Socieity and History – By GUID AMBROSO – where sub office – JIGJIGA ETHOPIA.ii
Ururinta iyo isku dubaridka daraasaddaani ka sokow, muddada dheer ee ay qaadatay, waxaa ku baxday dhaqaale fara badan, waxa uu qorahu la kulmay in ka badan boqol iyo konton qof isaga oo mar walba hubinayey suugaanta Silsiladda.
Waxaa dhib weyn ahayd sii yaraanta duqaydii lagu aqoon jiray xafidsanaanta abtirsiga. Qoraha oo isticmaalay farsamooyin muuqaal oo fududeeya fahamka daraasaddan.

RAAD RAACA AAN XIGANAY WAXAA KA MID AH

1. Diiwaan ku ururinta qabaa’ilka ee Khaalid Garaad Maxamud Cali Shire.
2. Hunt Report (Hunt J.A. 1951, A geological survey of the Somaliland).
3. M.I.Lewis Protectorati, 1944 – 1950 London, Crown Agents 203 pg.
4. Genealogical Tables of Somali tribes “Boutrus Boutrus Chali”
5. Human rights development report 1998 Appendix C Clans of Somalia.
6. The Somali Clans system – An introduction to Somali Socieity and Histroy by “Guido Ambroso” UNHCR sub office – JIGJIGA/ETHOPIA March 1994.


Blog Archive