Sunday, November 11, 2012

Video Wasiirada cusub-Akhri qabiilada 10-ka Wasiir ee lasoo magacaabay




http://www.warkii.com Wasiirada ee dowlada Soomaaliya ayaa noqonaya tiradii ugu yarayd ee loo soo dhiso dowlada Soomaaliya.

Hadaba warkii.com ayaa idiin soo gudbinaysa magacyada Wasiirada Cusub, xilalkooda iyo qabiilada ay kasoo jeedaan.

Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan Ra'iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibada (Beesha Dir/isaaq)

C/llaahi Abyan Nuur Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha diinta iyo awqaafta(Beesha Dir/Biyo maal)

C/xakiin Xaaji Maxamuud Xaaji Fiqi Wasiirka Gaashaandhiga (Beesha Raxwayn/Digil)

Axmed Maxamuud Xasan Wasiirka Wasaarada Qanacsiga iyo Warshadaha iyo Maalgeshiga(Beesha Raxanweyn /Mirifle)

C/risaaq Cumar Maxamed Wasiirka Wasaarada Kheyraadka Badda(Beesha Hawiye/Xawaadle)

C/kariin Xuseen Guuleed Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka(Beesha Hawiye/H/gidir)

Maxamuud Xasan Suleymaan Cawil Wasiirka Maaliyada iyo Qorsheynta Qaranka(Daarood/Majeerteen)

C/llaahi Ciilmooge Xirsi Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Isgaarsiinta(Beesha Daarood,Ogaadeen)

Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy Wasiirka Howlaha guud iyo dib u dhiska(Beesha Shanaad / Jareerweyne)

Maryan Qaasim Wasiirkii Hormarinta adeega bulshada(Beesha Shanaad/Banaadiri)

No comments:

Blog Archive