Image
Taariikhda Ugaasyada Gadabuursigu, Waa Taariikhda Ummadda Gadabuursiga
Magacyada Ugaasyada beesha Gadabuursi / Samaroon
Courtesy of Saylac.com:-Sida ku cad buuga tariikhda qadiimka ee Adal lagu qoray waxa markii ugu horeysay tariikhda loo soo saarey wakhtigii iyo magacyadii Ugaasyada Beelaha Samaroon iyo goobtii lagu caleemo saarey ee dhulka la odhan jiray Adal waxayna kala yihiin sidatan hoos ku qoran:
Tiradii Ugaasyada Beelaha Samaroon ayaa lagu sheegay 60 Ugaas waxaana ugu magacyo weynaa 16 Ugaas ee hoos ku qoran ( Tariikhda boqortooyada Adal) found by Saylac Media at Harar Old Museum .
Magaca Ugaaska Tariikhda caleemo Saarka Goobta lagu Caleemo Saarey
Ugaas Cali 1639 kii Saylac
Ugaas Cabdi Ugaas 1639 kii Saylac
Ugaas Xuseen Ugaas Cabdi 1664. Saylac
Ugaas Cabdile Ugaas Cabdi 1665. Saylac
Ugaas Nuur Ugaas Cabdi 1698 Saylac
Ugaas Hiraab 1733 Saylac
Ugaas shirdoon 1750. Saylac
Ugaas samatar 1772 Saylac
Ugaas Guuleed. 1812. Saylac
Ugaas Rooble 1871. Harawo
Ugaas Nuur Ugaas Rooble 1835. Saylac
Ugaas Rooble ugaas nuur .1888. Saylac
Ugaas Cilmi warfaa 1898 Harawo
Ugaas Cabdi Ugaas rooble. 1938. Harawo
Ugaas Doodi 1948 Harawo
Ugaas Rooble Ugaas Doodi 1952. Harawo
Ugaas Jaamac Muxumed 1960 Harawo
Ugaas C/rashiid Ugaas Rooble. 1985- Hada waa Ugaas Borama
About these ads Share this: Share
Facebook1TwitterGoogle +1PrintEmailLinkedIn
THE HISTORY OF SOMALI DIR CLAN: TAARIKHDA BEESHA DIREED DIR
Monday, November 26, 2012
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Blog Archive
-
▼
2012
(418)
-
▼
November
(39)
-
▼
Nov 26
(7)
- October 17, 2005 - 13:20 Axmed Maxamed Qaybe - ...
- Somali Gaal Xambaarsan Gumeyste ah Sawir
- Taarikhda Beesha Biimaal Maxamed Xiniftire Mahe Dir
- Magaalada Marka oo ay isbaarooyin soo dhigteen cii...
- Xildhibaanada Beesha Isaaq iyo siyaasiintooda Harg...
- Ugaasyadaii soomaray Beesha Gadabuursi: Mandaluug ...
- Taariikhdii iyo fankii Xasan Sheekh Muumin
-
▼
Nov 26
(7)
-
▼
November
(39)
No comments:
Post a Comment