Saturday, September 8, 2018

Qubeys Dir Surre- Axmed Faarax Xarardheere

Buugga ku qoran xigashada ee hoos ku qoran waxaan kaxumahay beesha ugu badan beelaha dagan miyiga iyo magaalaba in marna marti ka noqotay magaalada marna magaceeda looqoray si qaldan beesha ;( ahmed faarah) qubeys ; waa beel inta taariikhda kuqorn ilaa 775 sano daganayd xarardheer waxayna kamid tahay beelaha ugu badan deegaan ahaan dhinca deexda waxay ubdan yihiin xoola dhaqato sida adhiga iyo loda sido kale waa kaluumaysato waxay leeyihiin nabadoono iyo ugaasyo siyaasi yiin aana halkaan lagu soo koobi karin tusaalu ahaan sida nabadoo (xasan wehelye rooble ') (: xasan mataan:: oo ilaa 1930 1960ki nabadoon ka. Ahaa dadka isku yiraa reer banaan oo dhan iyo kuwa kalee o farabadan waana buug wax badan kaqoray habkii ay isu xakumi jireen soomaalidu qarniyadii dhexe.
Degmadaan oo ah meel Ilaahey ku manneystay qeyraadka sida baddii, xoolihii, beerihii intaba. Waxaa kale oo degmada ku teedsan tuulooyin dhowr ah sida. Dhalwo, Dumaaye, Dabagalo, degmada Jowle, Burjirriqo, Gaan, Keynaan, Caad, Cagacadde, Ilbir, Bur-sebriye iyo Deegaan.

Qubeys Dir Surre-  Axmed Faarax
Shiikhaal Loobage
Saruur (Habargidir)
(Jaaji)

 Harardhere (Somali: Xarardheere, is a historic town in the Mudug province of Somalia. It is situated in the autonomous Galmudug state and serves as the capital of the Harardhere District. Harardhere's name comes from tall trees called "Xarar", the name means "The place with the tall Xarar or Harar trees". 
 Harardhere, had a population of around 65,543 inhabitants. As with most of Galmudug, it is primarily inhabited by Somalis from the Hiraab sub-clan of the Hawiye, particularly The Habar Gidir clan, specifically the Cayr, Suruur and Saleeban sub-clans of Habar Gidir. Other clans who have presence there include the Abgaal, Surre and Sheekhaal clans.[1]. [2]

https://en.wikipedia.org/wiki/Harardhere

2 comments:

Anonymous said...

Hooyadaa wase ahmed farax qubey abtiris baa u galo ee waa surre

Anonymous said...

Yaa u qoray magaceda si qaldan? Sideese loo qoray? Besha miyen odayal dhaqan lahen mise nin xanunsan oo rerkoda ah ba u qoray oo aad rabtan in aad dib u saxdan? Mise qolo kale ba jirtay oo qabiilada magacyo u bixisa?
nonsense mesha kala tag shuba ku dhashaye

Blog Archive