Monday, September 10, 2018

Beesha Hinjinle Cabdalle Aadan oo Ka Soo jeeda Beelweynta Akisho oo Buhoodle iyo Bay iyo Bakool- Dhulbahante maaha .




1999 baabuur qaadka qaada ayaa ku rogmaday magaalada Qabri Bayax agteed waxaana saarnaa in Cabdalle Adan Hinjile ah oo ku dhawacmay. Mudo sacado ka dib ah ninkaasi waxa lala xiriiray dad ehelkiis in uu sheegay oo Dagan magalada. waxaa la ii sheegay ninkaas dhawaaca ah in ay qaadeen niman Akisho ah oo mid ka mida yiraahdo Hassan Faahiye oo Ciidamada Somali da ee kiilaka shanaad iyo sedex nin oo kale oo Akisho ah. 

Muda 10 cisho ka dib Ayaan waxaan ku arkey Hassan Cali Heeban (Akisho) iyo nin la socday ninkii dhulbante. Waxaan weydiiyay labadii nin ee Akisho maxaa idiin galay ninkii Dhulbahante ee Hinjile Cabdalle Adan. Waxaa ay ii sheegeen in u ninkaasi yahay nin Akisho ah in kastoo anigu aan u hayto Dhulbante. Hassan Cali Heeban waxa uu I tusay buugan uu qoray I M lewis ee sheegaya in Cabdalle Adan yihiin Akisho ee Nomadic Democracy iyo Warqado qadiim ah oo ay ku xusan yihiin boqolalka juffo ee British Somaliland 1940 oo Cabdalle Adan Hinjile ay u qoron tahay in ay Akisho ahaayeen ilaa 1950's. Beelo ay Odale ka mid yihiin iyo jilibah la dhashay Hinjile oo dhan hadii ay zone Jigjiga iyo Waqooyi galbeed in ay ehelsadaan Akishada Cabdalle Adanka.

Beelah Madaxeyn Dir Reer Aw Siciid iyo Mandalluga Dagan Bay iyo Bakool iyo Quranyow Maxamed ba waxa ay ii sheegeen in ay Aw Hinjillah Raxanweynta dhexdagan ay ku heyb yihiin Akishe dhinicana ay dhawaan cidamadii Siyad Barre xiligiisi xisabo kale ay galeen






Beesha Hinjinle Cabdalle Aadan oo Ka Soo jeeda Beelweynta Akisho oo Buhoodle iyo Bay iyo Bakool

Buuga I.M Lewis iyo Dowlada Ingiriiska waxa ay Hinjile Waqooyi iyo Waqooyi galbeed u diinwaan gashaneed in ay yihiin Dad Akhisho Ah oo buuga I.M Lewis Nomadic Democracy iyo qoraaladii dowlada Britishka oo dhan lagu wada qorey aya sheegayeen in ay yihiin niman Akisho ah ayaa waxa uu qorey I.M lewis 1950kii in ay Cabdalle Adan Hinjile Akisho ah ay ku dhiig darsadeen beesha Dhulbahante. Caaqilkii Akisho ee xiligaa Ingriisku u aqoonsanaa ayaa xitaa arintaa ka hadlay oo aagas Buhoodle iyo Burco u soo diray wafdi. Ilaa hada buugagtii Ingriiska waxaa ugu diinwaan jira Cabdalle Aden Hinjile waa Akisho.

BUUGA NOMADIC DEMOCRACY EE UU QORAY WAXA UU SHEEGAYAA IN CABDALLE AADEN DHULBAHANTE IYO OODLE AY AKISHO KA LUMEEN QORAAGA WAXAA UU LA SHIRAY ODEYAASH CABDALLE AADEN WAXA AYNA U SHEEGEEN IN AY AKISHO YIHIIN IYAGA IYO 7 AW HINJILE EE RAXANWEYNTA DHEX DAGA GOBALKA BAAY.


DHANKA KALE QORAAGA TALYAANIGA EE CERRUELIC WUXUU KU TILMAAMAY DIGILKA IN AY 4 DIREED IYO ADEERKOOD DIGAALE IN LA ISKU DHIHI JIRAY 800 OO SANO KA HOR OO LA DHIH KARO DIGIL WAA AFARTA DIREED IYO ADEERKA OO DIGAALE LA DHAHO. ARINTAAN WAXAA KU QORAY BUUGISA GEN. CEYDIID WAA BUUG UU HINDIYA KU QORAY HADA KA HORE.

TAASNA WAXAA UU KU SHEEGAYAA BEESHA KUMURTE EE TUNNIDA DHEX DAGTA KANA SOO JEEDA BIMAALKA IYO QURANYOW MAXAMEDKA TUNNIDA DHEX DAGAN IYO JIIDADA QORYOOLEY IYO DABARAH IYO BEESHA CIROOLE EE LADHASHAY IN DIGAALE LA ISKU DHAHO AYANA SHEEGAN TARIKHAHOODA HORE IN AY DIR LA HEYBYIHIIN /.??? WAA ARIN AAN BUUGA CEYDIID KALIYA KU ARKAY EE MAXAA KA JIRA?? TANKALE WAXAA BEESHA DABARE U KALA BAXDAA DIRMADOW IIYO YEERAN HORE IYO YEERAN DANBE ??????

BUUGA LA YIRAAHDO INVENTION OF SOMALIA AYAA WAXAA KU QORAN BEELO BADAN OO SOMALI AH OO ISKU HEYB SHEEGTA MARKEY ISLA KALIYOOBAN MAGACNA WADAAG HADAN BEELO KALA DUWAN KA TIRSAN TUSAALE AHAAN:

HABAR AWAL REER LIBAAN-OGAADEEN TAGALWAAQ
SACAD H.GIDIR IYO SACAD OGAADEEN
MACALIN DHIBLAAWE ABGAAL-MACALIN DHIBLAAWE SIWAAQROON
KUMURTE BIMAAL IYO KUMURTE TUNNI
HINJILE CABDALLE ADEN DHULBAHANTE IYO AKISHO CABDALLE ADEN IYO BAYDHABO 7 AW HINJILLE

HINJLE DHULBAHANTE RAHANWEYN CABALLE ADEN THESE GROUP OF DHULBAHANTE AND AKISHO AND DESCRIBED IN NOMADIC DEMOCRACY BY IM LEWIS. SIDED AW HINJILE ARE AMOUNG RAHANWEYN AND ARE AKISHO.



SARUUR IYO DHULBAHANTE BAH GERI

CUMAR DHEERE MAREEXAN IYO CUMAR DHEER HABAR  GIDIR

MAKAAHIL-OGAADEEN MADALUUG MAKAAHIL IYO SAMAROON MAKAHIIL

BAH DIR-- IYO DIR

XAWAADLE IYO LEYLKASE

JAMBEELE HAWIYE IYO JAMBEELE DAROOD

XEEBJIR SHEIKHAL IYO XEEBJIR GADABURSI

REER AHMED IYO LAHMAAR


BARSUUG MADAXEYN DIR-BEESHA ARAP ISAAAQ

LAYIILE MADAXEYNE DIR-REER GADIID HABAR AWAL

REER SHIRDOON HABAR AWAL-MAXBUUB GALJECEL

QUBEYS DHAY0-QUBEYS GALJECEL

AWARAMALE SAMAALE-WARSANGALI HARTI

WARSANGALI HARTI -WARSANGALI HARTI ABGAAL

CALI GANUUN GADABUURSI-CALI GANUUN BARTIRE



WAA WAXYAABO LAGA FAJACO.


DHULBAHANTE

o Muuse Saciid



 Cisman Muse ( abirar)



 Maxamed Muse



 Barre Muse



 Abokar Muse



 Abdale Muse



 Yaxye Abdale



 Habar-Waa Abdale



 AAdan Abdalle ( hinjiinle) ***



 muumin abdalle



 saleebaan abdalle



 ahmed abdalle



 Odola Ahmed




Contraversies of Fission and fusion of Somali clans by the Invention of Somalia BOOK




Cali Geri(Dhulbhante)<-------------------------->Duduble(Hawiye)




Reer Isaaq Ogaanden--------------------- Isaaq Habar Awal / Arap/ Cidagalle iyo Habar Yoonis




Macalin Dhiblaawe(Abgaal) --------------------->Baaba Xasan (Shiiqal, Gendershe)









Macalin Dhiblaawe(Abgaal)<---------------------->Macalin Dhiblawe(Siwaqron)









Cawrmale(Warsangeli)<---------------------------cawrmale amale="" ardhere="" br="">








Wagardhac(Mareexan)--------------------------->Qayad(Dhulbahante)









TagalaWaq(Ogaden)<------------------------------>Habarawal(Isaaq)









Leelkase(Xawaadle)<------------------------------leelkase aarood="" br="">








Warsangeli (Harti Darod)<-------------------------warsangeli abgal="" arti="" br="">








Sacad(Habargidir)---------------------------------Amuudaan(Ogaaden)









Cumar Dher(Habar Gidir)<------------------------>Mareexaan





Gurgure (Baciido/ Nabidoor) --------------------Habar Jeclo Baciido/Nabidoor iyo Siwaaqroon Nabidoor



the two Warsangelis. One is a subclan of Abgal and the other is a tribe. I was told that Garad hassan(Xamar Gale) fathered them.

Waa Toloobeen. Waa tolobeen.

WHAT WESTERN WRITER SAY ABOUT SOMALIS IN GENERAL (NOTE THIS IS NOT MY OPINION OR SOMALIS IN GENERAL WOULD BELIEVE. NO OFFENSE!!!!!



Adoption between descent groups named “haliif” (in Arabic) or “arifa”


Adoption between descent groups named “haliif” (in Arabic) or “arifa” (ibid.: 68), in a mangled Italianised way, was especially widespread among the Somalis Hawiye. This was an agreement through which the adopter (a clan, a lineage or one of the family of the lineage), under request, took complete responsibility for the protection of the adopted; the adopted (person or group), on the other hand, was to refrain from jeopardising the peace of the adopter group (ibid.: 67). Among the Hareyn—as possibly, in most cases of adoption—the adopted formally renounced to their birth place in terms of clan/lineage and promised to accompany the adopter’s clan/lineage in peace and war for ever (Lewis 1969: 66). This also entailed a partial or total transferral of blood compensation rights and duties from one’s original group to the adopter’s clan/lineage (ibid.: 67). The reciprocal obligations entailed by the agreement of adoption could cease for two reasons: when an adopted group migrated from the territory and when an adopted group became strong enough to constitute an autonomous ethnic unity, as recognised by the adopter. Of course, power conflicts would also determine the cessation of an adoption (Cerulli 1964: 73). The end of an adoption involved the clearing out of the territory previously granted for agriculture or other purposes by the adopter (ibid.: 67-68). From the adoption system arose several complicated issues in the consuetudinary law and examples of such are reported for the twenties (ibid.: 68, 70-75) and the sixties (Lewis 1969: 72-74). The institution could be used by a group for establishing itself in an area and, thereafter, claiming such territory permanently by force. Moreover, allegiance of an adopted lineage or family with its original clan could continue after many years of permanence in far away areas. When adopted people kept old allegiances with lineages/clans of enemies they became unpleasant and dangerous guests in case of conflicts. Finally, when governments banned the use of tribal criteria from the national legal system, adopted people could try to use their old relations of adoption in order to claim permanent rights over other clans’ cultivable lands 5again fostering conflicts. Yet, relations of adoption protected some agriculturalists before other regimes of land property were set up in Somalia. For instance, during the Siyaad Barre government, disregarding relations of adoption, tracts of land were expropriated for national purposes (i.e. setting up of state farms, etc.), taken from people who had less links with the lineages/clans of the governments’ members, mainly agriculturalist riverine peoples.





Arooski Labad eeh Ugaaska Beesha MADOOBE DIR Ciise Ugaas Mustafe Mohamed Ibrahim iyo Marwo Amina Abdillahi Muuse









Wareysi: Dhul Riixa Lagu Hayo Beesha Biyamaal "Suldaan Bashiir Sh. Maxamed Geelle"




DAGAAL LOO KALA HARIN OO BIMAAL LAGU RABO IN LAGU XANIIYO SIIBO OO LAGULA WAREEGO DHULKOODA IYO BEELAH DIR OO HIIL IYO HOOBO LAGA LA YAHAY, BIMAALNA DHAQAALE LAAN DARTEED IL DARAN.

MAXAA DIR AY UGA HADLI WAAYEEN IYAAGOO TIRADOODA LA OG YAHAY MA BIIMAAL AYAA LA RABAA MANTA CIDLO INTA LAGA RAADSADO OO GULUF ADAAD IYO GAAS IYO BEELO MIDEYSAN IN LA TIRTIRO

BARBAARTII IYO GABDHIHII AKISHO MADAXEYN DIR OO DHANTEEYNAAY CIYAARAYAN DHANTO-


The Gurgure Dir Beelweynta Gurgure Dir. --Magaalada Dira Dhabe waxaa loogu bixiyay " Waa meeshii Dir waranka ku dhuftay " ama ka taagay. Waxaan hormuud u ahaa dadka Gurgure Ali Madaxeyn boqortooyodii Diraa dhabe iyo Ciise Madoobe Dir



Image result for gurgure


Image result for gurgure




Gurgura, Gorgorah ama Gurgure (Af-Ingiriis: Gurgura, Af-Carabi: غرغرة) waa qabiil ka tirsan Beelaha Dir, ee Dadka Soomaalida. Qabiilka Gurgure waxaa intooda ugu badan degaan ku yihiin deegaanka Oromada (Kilidhka 4aad) wadanka Itoobiya. Sidoo kale waxaa laga helaa deegaanada Soomaali Galbeed, deegaanka Canfarta iyo meelo ka mid wadanka Soomaaliya.
Beesha Gurgure waxay ka mid tahay Madaxweyne Dir, taasi oo iskuxidha Gurguraha, Gurreha iyo Gariireha iyo beelo kale oo Madaxweyne Dir ka tirsan.[1]

Dir, magaca saxda ah: Abukar waa beelweyn ka tirsan qabiilada Soomaalida taasi oo juquraafi ahaan degta afar wadan oo ku yaala Geeska Afrika. Beesha Dir waxaa laga helaa dhamaan deegaanada Shanta Soomaaliyeed kuwaasi oo kala ah: Djibouti(ahaan jirtey: French Somaliland(1)), Soomaaliya(ahaan jirtey: British Somaliland(2) iyo Italian Somaliland(3)), wadanka Kenya, Gobolka Waqooyi Bari(4) iyo dalka Itoobiya, deegaanka Soomaali Galbeed, iyo sidoo kale Deegaanada Oromia iyo deegaanka Canfarta(5).[2][3][4][5]

Jump up
↑ Lewis, I. M. (1998) (in en). Peoples of the Horn of Africa: Somali, Afar and Saho. Red Sea Press. ISBN 9781569021057. "At the end of the book "Tribal Distribution of Somali Afar and Saho""
Jump up
↑ http://dspace-roma3.caspur.it/bitstream/2307/4150/1/Clanship,%20conflict%20and%20refugees_An%20introduction%20to%20Somalis%20in%20the%20Horn%20of%20Africa.pdf CLANSHIP, CONFLICT AND REFUGEES: AN INTRODUCTION TO SOMALIS IN THE HORN OF AFRICA Guido Ambroso Page 6
Jump up
↑ Garre live in Southern Somalia, North Eastern Kenya and Southern Ethiopia. In Southern Somalia, they live in Kofur near Mogadishu and El Wak District in Gedo Province. In Ethiopia, they live in Moyale, Hudet and Woreda of Liban zone. In Kenya, the Garre inhabit Wajir North and Moyale. UNDP paper http://www.undp.org/content/dam/kenya/docs/Amani%20Papers/AP_Volume1_n2_May2010.pdf
Jump up
↑ Hayward, R. J.; Lewis, I. M. (2005-08-17) (in en). Voice and Power. Routledge. p. 242. ISBN 9781135751753.
Jump up
↑ The Quranyo section of the Garre claim descent from Dirr, who are born of the Irrir Samal. UNDP Paper in Keyna http://www.undp.org/content/dam/kenya/docs/Amani%20Papers/AP_Volume1_n2_May2010.pdf


BOQORTOOYADA GURGURE ALI MADAXWEYNE DIR
Waa boqortooyo hore oo xoogaha aad moodo baryahan danbe in xoogeedi wiiqmay qaar badana ay konfurta, galbeedka, iyo waqooyiga Itoobiya ku kala firdhatay. Qaar kalen galbeedka Somaliya iyo waqooyiga ay u kala kaceen. Beelo fara badan ayaa Akisho ku abtirsada qaar badan xitaa aan Akisho la moodin sida Obo, Guure, iyo beelo kale.
Magaca Akisho waxaa lagu macneeyaa kii cayilnaa oo afka oromada lagu dhaho (Ayisho) waa naaneys, Sida Gurgurahaba uu magaciisu naaneys macnaheedu tahay (Ganacsade) oo af Somaligii hore la dhihi jiray Gurgure sida kalmada (Gorgortanba) ay halkaas ka soo jeedo. Itoobiyana Gurgure waxaa loo yaqaan ganacsatada afafka Harariga/Oromada.
...
Boqortooyoyinkii hore ee Gurgure-Layiile-Akisho waxaa ay u bax sheen magalada Diraa Dhabe (ama meeshii uu Dir Waranka ku dhuftay(Dhabey) qarnigii 1400. Akishada iyo Gurgurah iyo beelah Madaxweyne Direed waxaa ka dhashay boqortooyoyinkii Ifat--Adulis iyo waliba halyeeygii weynaa ee Axmed Gurey.
Tarikho hore oo tilmamaya ayaa jira in Boqoradii Caraweelo ay aheyd naag Akhisho. Labadii boqol ee sano ee la soo dhafay hase ahaatee boqortoyadii akisho waxaa ku dhacay dib u dhac iyo burbur.

====================================

Habar Daar - Quwaah - Liiban

These three groups are made of many sub-clans:
Habar Daar consists of: Kunduuble, Cali, Cabdille
Quwaah consists of: Nabidoor, Gacal Waaq, Baiido
Liibaan consists of: Gufaatiile, Sanjeele, Saneye
other subclans some of which are;

Layiile, Guure and Jeerse ...

=====================================


he Gurgure Dir inhabit the ancient city of Dira Dhawe, which is also inhabited by the Madoobe Dir Issas.[citation needed] The first to arrive were the Gurguras who named the city Dira Dhawe, or "the place that Dir conquered or hit with his spear". Finally, the Issas and other Somali groups followed into the region and the Christian Amharas referred the region to as "Oow-raajaa na Issa na Gurgura" or the region of the Gurguras and the Issas.

Gadsan (or Gaadsan) is one of the largest tribes in Dir, especially the western Dir. They reside mainly in three districts: Liban (Jarrati, Waladaya, Doolow and Guuredhamole), Godey (Iimey and Marole), and Gashamo (Nusdariiq, Marsin, Kabtinuur and Qabridhare). There is also other large population of gaadsan, known as Gaadsan-Qalaawileey in the Shabelle and Jubba regions. In Kenya there is a third division of Gaadsan, known as Gaadsan-Kenya, found in many cities such as Bangal, Garseeni, and Holla.
Political groups associated with the Dir clans include the following groups in Somalia and Ethiopia:
Issas and Gurgure Liberation Front (IGF) of Ethiopia.
Somali Democratic Alliance (SDA) of the Gadabursi Dir clan.
Somali National Movement (SNM) of the Northern Isaaq.
Southern Somali National Movement (SSNM) of the mostly Mohamed Xiniftire Dir Clans (Bimaal, Mandaluug, and Gadsan) of Jubba, Gedo, Bardheere, and Shabeellaha Hoose region.
Democratic Liberation Front (DLF) supported Central Somalia Dir groups.

Dir subclans
Madaxweyn Dir
Gurgure: The Gurgure are divided into three major groups, Habar Daar, Quwaax and Liiban, who are made of many sub-clans:
Habar Daar
Kunduuble
Cali
Cabdille
Quwaah
Nabidoor
Gacal Waaq
Baiido
Liibaan
Gufaatiile
Sanceele
Sanaye
======================================

The Dir in Ethiopia are represented by the Issas, Gurgure, Guure, Quranyo Maxamed, Akisho, Gadabuursi, Gadsan, Gariir, Fiqi Muhumand, Qubeys, Layiile, Mandaluulg, Baajimaal, and Wardaai. The majority live in the Dira Dhabe area, Jijiga region, and by the Awash River. The rest of the Ethiopian Dir clans live in southern parts near the Somali border near Dollo Ado and as far as Guure Dhamoole and Negele Boran.



---------------------------------------------------------------------------------

Gurgure: The Gurgure are divided into three major groups, Habar Daar, Quwaah and Liiban.

These three groups are made of many sub-clans:

  • Habar Daar consists of Kunduuble, Cali, Cabdille
  • Quwaah consists of Nabidoor, Gacal Waaq, Baiido
  • Liibaan consists of Gufaatiile, Sanceele, Sanaye

The Layiile are very close to the Gurgure and the closest kinship group to this great clan of Madaxweyn Dir
========================================





BEESHA NABIDOOR GURGURE WAA JILIB KA MIDA  IYO DOORASHADII SULDAANKOODA CUSUB ( DAAWO)


In the 1300 the Gurgura as the eldest Dir clan were not only the Leaders of the Dir but all somali clans in the north.

It only after the ethiopian amde seyons victories destroyed them and the ancestors of the Gadabursi and the Mahe dir that
all the clans splintered..

today they have been partially oromosized…




LIBAAX KA SOO JEEDA BEESHA ISAAQ OO BOQORAYA SULDAAN MADAXEYN DIR AH WAA MALIN WEYN IN MAGACAAN DIREED IN DADKIISI ISKU SOO BAXAYAAN OO AY MIDOOBAAN.

GUUL DIR.

::: GURGURE, GUURE, QURANYOW MAXAMED GARRE; GARIIRE, GADSAN;BARSUUG,SURRE, CIISE, ISAAQ, GADABURSI, QUBEYS, LAYIILE, REER DAYO, JIIDO, IYO QAAR KALE OO BADAN.

1) GURGURE DALKIIS WAA LOO SOO QAXAY WAANA LA LA WAREEGI DOONAA HADII AYSAN DHALINTA KICIN OO GURGURE AAN BOORKA LAGA HURGUFIN OO HURDADA LAGA KICIN.
2) SHISHEEYE FIRFIRCOON OO DHAQAALE CULUS WATA AYAA KUGU DUL WAREEGAYA, HADII DHALITA AAN LA KICIN OO GURGURE UUSAN SIYSAD IYO DHAQAAL SAMEYSAN WAA NILA WAREEGAYAA. GURGURE HA MIDOOBAN HANA SOO KACSHAAN MADAXWEYN DIRKA DAGAN SIYAD TOLNIMO KU DHISAN HA SAMEYSTAAN, GURGURE WAXAA DAD UGU DHAW LAYIILE XITAA UMA WAR HAYAAN
3) DHAQAALE SIDEE LOO DHISTAA, SIDEE SIYAASADA LAGAA GAADAY AAD U SOO CESHANKARTAA. 

The Dir clan is one of the oldest clans in the Horn of Africa and the oldest clan among the Somalis.[6][7][8][9] They are also a clan who have retained their ancient Cushitic culture.[10] The history of Islam being practiced by the Dir clan goes back 1400 years. In Zeila, a Dir city, a mosque called Masjid al-Qiblatayn (Somalia) is known as the site of where early companions of the Prophet established a mosque shortly after the first Migration to Abyssinia[11] By 1400AD, a large-scale conversion to Islam was taking place in Somalia, first spread by the Dir clan family, to the rest of the nation.[12]
The early Adal Kingdom (9th century to 13th century) was an exclusive Dir Kingdom with its capital being Zeila.[13] In the 10th century, the Jarso clan a sub-division of Dir established the Dawaro Sultanate centred in Hararghe Highlands.
The Dir-Madaxweyne Akisho, along with the Gurgura, Issa and Gadabuursi subclans of the Dir represent the most native and indigenous Somali tribes in Harar.[14][15][16]
The city Dire Dawa was originally called Dir Dhabe and used to be part of Adal Sultanate during the medieval times and was exclusively settled by Dir which is a major Somali tribe and after the weakening of Adal Sultanate, the Oromos took advantage and were able to penetrate through the city and settle into these areas and also assimilate some of the local Gurgura clan.[17]
The Dir clan used to be the predominant inhabitants of Hararghe Highlands in the medieval times until the weakening of Adal Sultanate the opportunist Oromos took advantage of the crippling state and decided to invade and occupy the Haraghe Highlands and assimilate the local native Somali population which were Jarso, Akisho, Gurgura, Nole, Metta, Oborra and Bursuk who were all sub-clans of Dir a major Somali tribe and were later confederated into Oromo tribe, the Afran Qallo clan.
The Somalis, principally the Dir clan used to inhabit the Awash River. The Afars were mostly concentrated in the Red Sea and the Lake Abbe while Somalis during the medieval times inhabited Awash river which was back then called "Webiga Dir" named after its tribe. After the weakening of Adal Sultanate, the Somalis left Awash river and allowed Afars to settle in Awash river to serve as a buffer zone between the Somalis and Abyssinians.[18]
The Dir were supporters of Imam Ahmad ibn Ibrahim al-Ghazi during his 16th century conquest of Abyssinia; especially the Gurgura, Issa, Bursuk and Gadabuursi.[19] In his medieval Futuh Al-Habash documenting this campaign, the chronicler Shihāb al-Dīn indicates that thousands of Dir soldiers took part in Imam Ahmad's Adal Sultanate army.[20]
The Dir clan also led a revolt against the Italians during the colonial period. This revolt was mainly led by the Biimaal section of the Dir. The Biimaal clan is widely known for leading a resistance against the colonials in southern Somalia.The Biimaal violently resisted the imposition of colonialism and fought against the Italian colonialists of Italian Somaliland in a twenty-year war known as the Biimaal revolt in which many of their warriors assassinated several Italian governors. This revolt can be compared to the war of the Mad Mullah in northern Somalia.[21][22][23] The Biimaal mainly lives in Southern Somalia, the Somali region of Ethiopia, which their Gaadsen sub-clan mainly inhabits and in the NEP region of Kenya.[24][25] The Biimaal are pastoralists. They were also successful merchants and traders in the 19th century.[26] In the 19th century they have engaged in multiple wars with the Geledi clan, which they were victorious in.[26][23]



Garre Quranyow Maxamed and Tuuf Celebrating Dawa Zone




Dawa Zone  Film Festival Video  March 22, 2016
Jubilant Gharri people come to celebrate in Dawa Zone by the thousands.   Jubilant Gharri people come to celebrate in Dawa Zone by the thousands.   This is first Dhedhertu film, and it was created on March 18, 2016
Dhedhertu is located in Hudet district, Dawa ZONE, Southern Ethiopia. 



Dhedhertu is located in Hudet district, Dawa ZONE, Southern Ethiopia.  The Quranyo section of the Garre claim descent from Dirr, who are born of the Irrir Samal. UNDP Paper in Keyna http://www.undp.org/content/dam/kenya/docs/Amani%20Papers/AP_Volume1_n2_May2010.pdf
Quranyow Maxammed Xiniftire Dir iyo Tuuf Garre
QURANYOW MAXAMED XINIFTIRE (GARRE)

Bari hore ayaa waxa Quranyow oo ka timid " naaneys" kii Quranka wax ku daweeyay ama " Quraamiyow" waxa uu la kulmay nin odey ah oo la oran jiray Tuuf oo ahaa ina Gardheere Samaale iyo Gabar uu dhalay oo xanuunsaneysa, waxaa la yiri Quranyow oo ahaa nin sheekha ayaa Tuuf wuxuu u daweeyay gabadhisi Makko ee xanuunsaneysay. Halkaan xiriir ayaa ka abuurmay oo Quranyow oo Gadhleh iyo nanaysta Quranyow u baxday iyo Tuuf Gardheere Samaale iyo walalkii Umaacia ayaa wada xididay kadibna sameystay xiriir xididnimo iyo walaal nimo ka dib markii ay galeen xilli ay Booranta Oromo iyo Arsi ay hoos galeen.
Gadhle ( Quranyow) Maxammed Xiniftire waxa uu guursaday Mako oo u dhashay Laba wiil oo ah Ilma Quranyow:
Furkesho ( Furkisho) oo dhalay 7 wiil Hoodkooy, Huredeeq, Daarawa, Birkaya, Hooytare, Kalweesh, Suubukitre.
Iyo Asaare oo Furkisho walaalkiis ah oo dhalay Baana iyo Kiliye. Waana ilma Xiniftire Maahe Dir. Quranyowga wexey sheegan Tuuf oo Sodog u ahaa Quranyow islamarkaan dhihi jiray Adeer baan kuu ahay iyo Quranyow in ay dhaxalka isku darsadeen oo uu Tuuf xoolihiis u dhiibay Quranyow Gaare kuna yidhi wilashiisi sidii Suul Goroyo Gaabta hadii aad ka hadhaan wiilkan adeerka u ahay qabana qabadheyda.

Xildhiban Jawaahir Cadaawe Cabdi (Abuurkar Cabdi Cismaan) ( Quraanyow Maxamed Xiniftrie mahe Dir )ayaa Si Weyn muqdisho ugu Soo Dhaweysay Xubin ugu Mid noqotay Aqalka Hoose Ee Koonfur G




Xildhiban Jawaahir Cadaawe Cabdi  (Abuurka Cabdi Cismaan) Waa gabar Quranyow Maxamed Xiniftire Dir (Garre) ka soo jeeda oo abaheedna wuxuu ahaa Wasiir.





Mansha Allah Farax ayay dhamaan Dir iyo Garre u tahay gabdhan Alle ha ka dhigo mid dadkeed anfacda


The Quranyo section of the Garre claim descent from Dirr, who are born of the Irrir Samal. UNDP Paper in Keyna http://www.undp.org/content/dam/kenya/docs/Amani%20Papers/AP_Volume1_n2_May2010.pdf

Blog Archive