Monday, September 10, 2018

Xildhiban Jawaahir Cadaawe Cabdi (Abuurkar Cabdi Cismaan) ( Quraanyow Maxamed Xiniftrie mahe Dir )ayaa Si Weyn muqdisho ugu Soo Dhaweysay Xubin ugu Mid noqotay Aqalka Hoose Ee Koonfur G




Xildhiban Jawaahir Cadaawe Cabdi  (Abuurka Cabdi Cismaan) Waa gabar Quranyow Maxamed Xiniftire Dir (Garre) ka soo jeeda oo abaheedna wuxuu ahaa Wasiir.





Mansha Allah Farax ayay dhamaan Dir iyo Garre u tahay gabdhan Alle ha ka dhigo mid dadkeed anfacda


The Quranyo section of the Garre claim descent from Dirr, who are born of the Irrir Samal. UNDP Paper in Keyna http://www.undp.org/content/dam/kenya/docs/Amani%20Papers/AP_Volume1_n2_May2010.pdf

5 comments:

Anonymous said...

Abuukar cabdi cismaan Mardaadi oo hadda ah Safiir Garre Quranyow Killiye. ee gobalka Bay. waxa la tartamay Faxdi Maxamed C/llahi oo heshay 12 cod iy Sacdiyo Maxamed Cabdi

Anonymous said...

Xamar Ayaan joogaa Bay markaan tago gaberta waan xiriirin

Anonymous said...

Xildhibaan Jawahir Abukar Abdi Osman Adawe oo ku guulaysatay doorashadii kursiga Xildhibaanimada Barlamaanka oo lagu qabtay Baidoa. Gabadheyda Jawahir oo qaadatay magaca Awowgeeda, waa gabar aqoonyahan oo ka qalin jabisay Jaamacadda dalka Ingriiska. Jawahir waa gabar karti badan, wadani ah oo jacel dalkeeda iyo dadkeeda Soomaaliyeed. Jawahir dhowr jeer baa dalka dibeddiisa ugu timid Somaliya si ay u caawiso dad badan dhibaatadii cooladihii dalka ka jiri jiray tabaalaysay. Gabadheyda Xildhibaan Jawahir Abukar Abdi Osman Adawe waxaa ku doortay shacabkaaga Somaliyeed ku jacel, waxayna kugu doorteen cod aqlibiyad ah, shacabkaaga xilweyn baay kugu aamineen, haddaba waxaan kula dardaarmeyaa dadkaada iyo dalkaaga daacad ugu shaqey. Waxaa kale kula dardaarmeyaa inaad dhagta u dhigin dad yar oo wax magaratayaal ah oo jaahlnimo dulaysatay oo cadow ku ah guusha shacabkaaga oo kuu doortay xilkaas culusna kuguna aamineen. Aniga wax badan baan si siyaasadda Somaliya ku soo jiray waan ku faraxsanahay inaan arko jiil cusub aqoonyahano ah in ay ku Soo biiraan qaybna ka qaataan siyaasadda iyo horumarinta dalkooda iyo dadkooda.
Wa bilaahi towfiiq

https://en-gb.facebook.com/radiokulmiye.knn/posts/xildhibaan-jawahir-abukar-abdi-osman-adawe-oo-ku-guulaysatay-doorashadii-kursiga/1145166518924605/

Anonymous said...

Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda Wajagii 2aadEe doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow,Jawaahir Cadaawe Cabdi Oo Ku Guuleysatay Kursiga Aqalka hoose 1aad Beesha Garre.
Waxay Kala Heleen:
1. Jawaahir Cadaawe Cabdi 37 cod
2. Fahdi Maxamed C/lahi 12 cod
3. Sacdiyo Maxamed Cabdi 2 cod

Anonymous said...

Quranyow Maxammed Xiniftire Dir iyo Tuuf Garre

QURANYOW MAXAMED XINIFTIRE (GARRE)


Bari hore ayaa waxa Quranyow oo ka timid " naaneys" kii Quranka wax ku daweeyay ama " Quraamiyow" waxa uu la kulmay nin odey ah oo la oran jiray Tuuf oo ahaa ina Gardheere Samaale iyo Gabar uu dhalay oo xanuunsaneysa, waxaa la yiri Quranyow oo ahaa nin sheekha ayaa Tuuf wuxuu u daweeyay gabadhisi Makko ee xanuunsaneysay. Halkaan xiriir ayaa ka abuurmay oo Quranyow oo Gadhleh iyo nanaysta Quranyow u baxday iyo Tuuf Gardheere Samaale iyo walalkii Umaacia ayaa wada xididay kadibna sameystay xiriir xididnimo iyo walaal nimo ka dib markii ay galeen xilli ay Booranta Oromo iyo Arsi ay hoos galeen.

Gadhle ( Quranyow) Maxammed Xiniftire waxa uu guursaday Mako oo u dhashay Laba wiil oo ah Ilma Quranyow:

Furkesho ( Furkisho) oo dhalay 7 wiil Hoodkooy, Huredeeq, Daarawa, Birkaya, Hooytare, Kalweesh, Suubukitre.

Iyo Asaare oo Furkisho walaalkiis ah oo dhalay Baana iyo Kiliye. Waana ilma Xiniftire Maahe Dir. Quranyowga wexey sheegan Tuuf oo Sodog u ahaa Quranyow islamarkaan dhihi jiray Adeer baan kuu ahay iyo Quranyow in ay dhaxalka isku darsadeen oo uu Tuuf xoolihiis u dhiibay Quranyow Gaare kuna yidhi wilashiisi sidii Suul Goroyo Gaabta hadii aad ka hadhaan wiilkan adeerka u ahay qabana qabadheyda.

Blog Archive