Monday, September 10, 2018

Beesha Hinjinle Cabdalle Aadan oo Ka Soo jeeda Beelweynta Akisho oo Buhoodle iyo Bay iyo Bakool- Dhulbahante maaha .




1999 baabuur qaadka qaada ayaa ku rogmaday magaalada Qabri Bayax agteed waxaana saarnaa in Cabdalle Adan Hinjile ah oo ku dhawacmay. Mudo sacado ka dib ah ninkaasi waxa lala xiriiray dad ehelkiis in uu sheegay oo Dagan magalada. waxaa la ii sheegay ninkaas dhawaaca ah in ay qaadeen niman Akisho ah oo mid ka mida yiraahdo Hassan Faahiye oo Ciidamada Somali da ee kiilaka shanaad iyo sedex nin oo kale oo Akisho ah. 

Muda 10 cisho ka dib Ayaan waxaan ku arkey Hassan Cali Heeban (Akisho) iyo nin la socday ninkii dhulbante. Waxaan weydiiyay labadii nin ee Akisho maxaa idiin galay ninkii Dhulbahante ee Hinjile Cabdalle Adan. Waxaa ay ii sheegeen in u ninkaasi yahay nin Akisho ah in kastoo anigu aan u hayto Dhulbante. Hassan Cali Heeban waxa uu I tusay buugan uu qoray I M lewis ee sheegaya in Cabdalle Adan yihiin Akisho ee Nomadic Democracy iyo Warqado qadiim ah oo ay ku xusan yihiin boqolalka juffo ee British Somaliland 1940 oo Cabdalle Adan Hinjile ay u qoron tahay in ay Akisho ahaayeen ilaa 1950's. Beelo ay Odale ka mid yihiin iyo jilibah la dhashay Hinjile oo dhan hadii ay zone Jigjiga iyo Waqooyi galbeed in ay ehelsadaan Akishada Cabdalle Adanka.

Beelah Madaxeyn Dir Reer Aw Siciid iyo Mandalluga Dagan Bay iyo Bakool iyo Quranyow Maxamed ba waxa ay ii sheegeen in ay Aw Hinjillah Raxanweynta dhexdagan ay ku heyb yihiin Akishe dhinicana ay dhawaan cidamadii Siyad Barre xiligiisi xisabo kale ay galeen






Beesha Hinjinle Cabdalle Aadan oo Ka Soo jeeda Beelweynta Akisho oo Buhoodle iyo Bay iyo Bakool

Buuga I.M Lewis iyo Dowlada Ingiriiska waxa ay Hinjile Waqooyi iyo Waqooyi galbeed u diinwaan gashaneed in ay yihiin Dad Akhisho Ah oo buuga I.M Lewis Nomadic Democracy iyo qoraaladii dowlada Britishka oo dhan lagu wada qorey aya sheegayeen in ay yihiin niman Akisho ah ayaa waxa uu qorey I.M lewis 1950kii in ay Cabdalle Adan Hinjile Akisho ah ay ku dhiig darsadeen beesha Dhulbahante. Caaqilkii Akisho ee xiligaa Ingriisku u aqoonsanaa ayaa xitaa arintaa ka hadlay oo aagas Buhoodle iyo Burco u soo diray wafdi. Ilaa hada buugagtii Ingriiska waxaa ugu diinwaan jira Cabdalle Aden Hinjile waa Akisho.

BUUGA NOMADIC DEMOCRACY EE UU QORAY WAXA UU SHEEGAYAA IN CABDALLE AADEN DHULBAHANTE IYO OODLE AY AKISHO KA LUMEEN QORAAGA WAXAA UU LA SHIRAY ODEYAASH CABDALLE AADEN WAXA AYNA U SHEEGEEN IN AY AKISHO YIHIIN IYAGA IYO 7 AW HINJILE EE RAXANWEYNTA DHEX DAGA GOBALKA BAAY.


DHANKA KALE QORAAGA TALYAANIGA EE CERRUELIC WUXUU KU TILMAAMAY DIGILKA IN AY 4 DIREED IYO ADEERKOOD DIGAALE IN LA ISKU DHIHI JIRAY 800 OO SANO KA HOR OO LA DHIH KARO DIGIL WAA AFARTA DIREED IYO ADEERKA OO DIGAALE LA DHAHO. ARINTAAN WAXAA KU QORAY BUUGISA GEN. CEYDIID WAA BUUG UU HINDIYA KU QORAY HADA KA HORE.

TAASNA WAXAA UU KU SHEEGAYAA BEESHA KUMURTE EE TUNNIDA DHEX DAGTA KANA SOO JEEDA BIMAALKA IYO QURANYOW MAXAMEDKA TUNNIDA DHEX DAGAN IYO JIIDADA QORYOOLEY IYO DABARAH IYO BEESHA CIROOLE EE LADHASHAY IN DIGAALE LA ISKU DHAHO AYANA SHEEGAN TARIKHAHOODA HORE IN AY DIR LA HEYBYIHIIN /.??? WAA ARIN AAN BUUGA CEYDIID KALIYA KU ARKAY EE MAXAA KA JIRA?? TANKALE WAXAA BEESHA DABARE U KALA BAXDAA DIRMADOW IIYO YEERAN HORE IYO YEERAN DANBE ??????

BUUGA LA YIRAAHDO INVENTION OF SOMALIA AYAA WAXAA KU QORAN BEELO BADAN OO SOMALI AH OO ISKU HEYB SHEEGTA MARKEY ISLA KALIYOOBAN MAGACNA WADAAG HADAN BEELO KALA DUWAN KA TIRSAN TUSAALE AHAAN:

HABAR AWAL REER LIBAAN-OGAADEEN TAGALWAAQ
SACAD H.GIDIR IYO SACAD OGAADEEN
MACALIN DHIBLAAWE ABGAAL-MACALIN DHIBLAAWE SIWAAQROON
KUMURTE BIMAAL IYO KUMURTE TUNNI
HINJILE CABDALLE ADEN DHULBAHANTE IYO AKISHO CABDALLE ADEN IYO BAYDHABO 7 AW HINJILLE

HINJLE DHULBAHANTE RAHANWEYN CABALLE ADEN THESE GROUP OF DHULBAHANTE AND AKISHO AND DESCRIBED IN NOMADIC DEMOCRACY BY IM LEWIS. SIDED AW HINJILE ARE AMOUNG RAHANWEYN AND ARE AKISHO.



SARUUR IYO DHULBAHANTE BAH GERI

CUMAR DHEERE MAREEXAN IYO CUMAR DHEER HABAR  GIDIR

MAKAAHIL-OGAADEEN MADALUUG MAKAAHIL IYO SAMAROON MAKAHIIL

BAH DIR-- IYO DIR

XAWAADLE IYO LEYLKASE

JAMBEELE HAWIYE IYO JAMBEELE DAROOD

XEEBJIR SHEIKHAL IYO XEEBJIR GADABURSI

REER AHMED IYO LAHMAAR


BARSUUG MADAXEYN DIR-BEESHA ARAP ISAAAQ

LAYIILE MADAXEYNE DIR-REER GADIID HABAR AWAL

REER SHIRDOON HABAR AWAL-MAXBUUB GALJECEL

QUBEYS DHAY0-QUBEYS GALJECEL

AWARAMALE SAMAALE-WARSANGALI HARTI

WARSANGALI HARTI -WARSANGALI HARTI ABGAAL

CALI GANUUN GADABUURSI-CALI GANUUN BARTIRE



WAA WAXYAABO LAGA FAJACO.


DHULBAHANTE

o Muuse Saciid



 Cisman Muse ( abirar)



 Maxamed Muse



 Barre Muse



 Abokar Muse



 Abdale Muse



 Yaxye Abdale



 Habar-Waa Abdale



 AAdan Abdalle ( hinjiinle) ***



 muumin abdalle



 saleebaan abdalle



 ahmed abdalle



 Odola Ahmed




Contraversies of Fission and fusion of Somali clans by the Invention of Somalia BOOK




Cali Geri(Dhulbhante)<-------------------------->Duduble(Hawiye)




Reer Isaaq Ogaanden--------------------- Isaaq Habar Awal / Arap/ Cidagalle iyo Habar Yoonis




Macalin Dhiblaawe(Abgaal) --------------------->Baaba Xasan (Shiiqal, Gendershe)









Macalin Dhiblaawe(Abgaal)<---------------------->Macalin Dhiblawe(Siwaqron)









Cawrmale(Warsangeli)<---------------------------cawrmale amale="" ardhere="" br="">








Wagardhac(Mareexan)--------------------------->Qayad(Dhulbahante)









TagalaWaq(Ogaden)<------------------------------>Habarawal(Isaaq)









Leelkase(Xawaadle)<------------------------------leelkase aarood="" br="">








Warsangeli (Harti Darod)<-------------------------warsangeli abgal="" arti="" br="">








Sacad(Habargidir)---------------------------------Amuudaan(Ogaaden)









Cumar Dher(Habar Gidir)<------------------------>Mareexaan





Gurgure (Baciido/ Nabidoor) --------------------Habar Jeclo Baciido/Nabidoor iyo Siwaaqroon Nabidoor



the two Warsangelis. One is a subclan of Abgal and the other is a tribe. I was told that Garad hassan(Xamar Gale) fathered them.

Waa Toloobeen. Waa tolobeen.

WHAT WESTERN WRITER SAY ABOUT SOMALIS IN GENERAL (NOTE THIS IS NOT MY OPINION OR SOMALIS IN GENERAL WOULD BELIEVE. NO OFFENSE!!!!!



Adoption between descent groups named “haliif” (in Arabic) or “arifa”


Adoption between descent groups named “haliif” (in Arabic) or “arifa” (ibid.: 68), in a mangled Italianised way, was especially widespread among the Somalis Hawiye. This was an agreement through which the adopter (a clan, a lineage or one of the family of the lineage), under request, took complete responsibility for the protection of the adopted; the adopted (person or group), on the other hand, was to refrain from jeopardising the peace of the adopter group (ibid.: 67). Among the Hareyn—as possibly, in most cases of adoption—the adopted formally renounced to their birth place in terms of clan/lineage and promised to accompany the adopter’s clan/lineage in peace and war for ever (Lewis 1969: 66). This also entailed a partial or total transferral of blood compensation rights and duties from one’s original group to the adopter’s clan/lineage (ibid.: 67). The reciprocal obligations entailed by the agreement of adoption could cease for two reasons: when an adopted group migrated from the territory and when an adopted group became strong enough to constitute an autonomous ethnic unity, as recognised by the adopter. Of course, power conflicts would also determine the cessation of an adoption (Cerulli 1964: 73). The end of an adoption involved the clearing out of the territory previously granted for agriculture or other purposes by the adopter (ibid.: 67-68). From the adoption system arose several complicated issues in the consuetudinary law and examples of such are reported for the twenties (ibid.: 68, 70-75) and the sixties (Lewis 1969: 72-74). The institution could be used by a group for establishing itself in an area and, thereafter, claiming such territory permanently by force. Moreover, allegiance of an adopted lineage or family with its original clan could continue after many years of permanence in far away areas. When adopted people kept old allegiances with lineages/clans of enemies they became unpleasant and dangerous guests in case of conflicts. Finally, when governments banned the use of tribal criteria from the national legal system, adopted people could try to use their old relations of adoption in order to claim permanent rights over other clans’ cultivable lands 5again fostering conflicts. Yet, relations of adoption protected some agriculturalists before other regimes of land property were set up in Somalia. For instance, during the Siyaad Barre government, disregarding relations of adoption, tracts of land were expropriated for national purposes (i.e. setting up of state farms, etc.), taken from people who had less links with the lineages/clans of the governments’ members, mainly agriculturalist riverine peoples.





7 comments:

Anonymous said...

Mahadsanid waa jeclahay sida fiican aad noo tustay sida Beelweyta Akisho Dir ay qeyb ka dhuntay ugu jirto Dhulbahante aniga Harti baa I dhalay xaaskeeygana waa Harti inkastoo ka soo jeed Dir Mudug.

Hartiga reer ayeydeey iyo reer xididkeyga waa niman xariifiin ah oo dad aruuris badan oo dhawaan Galagale ayaa ku biiray Nuux Maxamuuda ayay u bixiyeen Kursina Puntland ayay ka siiyeen nimankii jajida ahaa oo Abgaalkii wey ka dhexbaxsheen. Beesha Weyn ee Abgaal ayay ka dhaadiciyaan niman Harti ayaad tihiin oo intaa ay Habar Gidir ku jabinaayaan. Beel ween ood xustay Macalin Dhiblaawe waliigeey ma rumeysteen in ay badh oo babadh ka Mid yihiin Siwaaqroon Majeerteen. Warsangali baa xitaa sheegta Abgaal Cismaan Hawiye. Hartiga waxaa dhawaan ay Bariga ku holeeyeen niman la yiraahdao Jembelle waa Curad labaadkii Hawiye hadana Bari ayay daganaayeen oo dhawaan ayaa la yiri Harti Darood ayaad tihiin. Jambeele waa lixda Hawiye ee Asalka ahaa: Gorgaarte, Karanle, Haskuul, iyo Raranle. Jambeele (Jambiile) waa Harti.


Sidoo kale YouTube waxaa ka soo baxay shir weyn oo lagu sheegayo Daarood oo dhana joogaan oo la leeyahay Dhawaan waxa soo shaac baxday in Beesha Gabooyo ee Hawle in ay Tahay Majeerteen Reer Maxamuud. Jidwaaq iyo Hartina in ay u banaantahay in ay Guursadan

Hadalka aan Soo gunaanado: Ceeb maaha Qeyb hadii Akisho Luntay. Waanan ka daba tageynaa Hinjile-Cabdalle Adan.

Anonymous said...

Nuux Maxamud Iyo Gaalgalo Waxba Iskuma Ahan!
Waxaa wax iga yaabiyay in maanta dad maanqaab ahi ay la soo taaganyihiin beesha faca weyn ee somaliya caanka ah ee la yiraa "Gaal-Galo" oo ah micnaheedu yahay "Geel-Gale" ayaa ah laf ka tirsan Beesha Maxamud saleebaan lana yiraahdo "Nuux Maxamuud" isla markaana ah Majerten Daarood ismail!! Waa ceeb in maanta nasab been abuur loo sameeeyo beel dhan oo somalidu taqaan lagu sheego iney daarood yihiin anagoo og inaan isir noo galin daarood.haka waantoobeen dadka maanta dahaya gaalgalo waa daarood waayo anagu waan naqaan meesha aan ka soo jeedo mana nihin mana ahaan doono majerten ama daarood.

Hadii laga Fogaan waayo sheegashadaas foosha xun oo nasab dhan la inkirayo,waxaa soo bixi doonta shakigii awal ee ahaa in majertenku yahay dad laysku keenkeenay.

ABGAAL MA DAD ISLADHASHAYAA MASE DAN ISUKEENTAY ???

Sida lawada ogsoon yahay Abgaal waa dan isukeentay lkn maaha dad isladhashay sababtuna waxey tahay waxaa jira qabiila badan oo Abgaal ku abtirsada asalkoodane lagaranayo meeshey kasoo jeedaan degaan ahaan iyo qabiilkee udhasheeyn intaba
Qabiiladaa waxaa kamida.....

(1)indhayar
(2)maxamed raaf
(3)gadiid dudub
(4)kabaale
(5)habar nugaale
(6)macalin dhiblaawe
(7)qajaf weyn
intaan waa inta lagaranayo asal ahaan iney Darood kasoo jeedaan inta kale oo soo harane waa intii ajuuraanka uga tagay meesha waayoo waxaa lawada garanayaa dhulka Abgaal daganyahay in ujuuraan deganaan jiray balse Hawiye isbiirsaday kakiciyay taasne waxaa tusaale kuugu filan magaca Abgaal
waa afka maay-ga looyaqaan (INA GEEL LAJIR) taasi waxey kutusee in odagii Abgaal oo ahaa nin qowsaar nima kusoo galay gobolka shabeele
balse dadka qaar ayaa aaminsan in gaalkii gumeestaha oo keenay kadibne mag

DIRSAME said...

Beesha Dhulbahante waxaa ku badan sheegadka:


Fiqi Yaxye ayaa ku Jira

Anonymous said...

Tuuryare ku dar iyagana waa Yibro ayaa la ogyahay. Dhulbante waxaa ka lumay iyagana ( Daar Jire Hayaag oo H.A ka mid ah

Unknown said...

Fiqi yaxye wax la dhoho kuma jiro dhulbahante yaxye cabdalle jira kaasna dhalashiida ayaa la qayaanaa ku aasanyahay cakaara sanaag waxa lagu naanaysi yaxye gees nin suldaan ah buu ahaa

Unknown said...

War maxbuubtu gaal jecel maaha ee waa jidle doqonyahay mansabka ha lumin hadanad garaneyn

Unknown said...

Reer shirdoonkuna waa dad ay isdhaleen ee ma sheegtaan oo ay dhiig iyo dhalasho ka dhaxeyso yaa jaahil

Blog Archive