Sunday, September 11, 2011

Abtiriska Beesha Suure Qubeys Iyo Inta Uu U,dhashay

Abtiriska Beesha Qubeys Iyo Inta Uu U,dhashay Aanu Baranno
February 22, 2011 | Filed under: Suugaanta,Wararka Somalia | Posted by: admin Aanu Ka baranno walaalkeen xasan Xuseen Abtirka beesha qubeys iyo inta ay ukala baxaan iyo cidda ay dad isku xigaan

1)qubeysWuxuu U Dhashay Tolweyne iyo yebadhaal
(A) yibidhaal waa madkase qubeys iyo wayaagle qubeys
wayaagle waa 1.reer baani
2.in badan oo kamid ah Qubeys dhaah
midkase wuxuu udhashay 1. idiris, 2. cisman afey 3.iyo cufaa

(B) Tolwayne wuxuu U Dhashay
Axadoowe iyo Reertoonle (A)Axadoowe wuxuu U dhashay 1.cabdale diidshe
Iyo cisman diidshe
cabdale diidshe wuxuu Udhashay Sedex Jufo

1.sharmaake mohamed Waa (reer khayre Afrax)
2.sabriye mohomed Waa[reer waanbe ,reer Qoobweyne iyo Reer Shirwac Gabeyre]
3.faarax mohamed Waa {reer weheliye iyo Reer Mohamed Ahmed reer lugay}

Osman diidshe wuxuu U dhashay
1.mataandheere{rer gadiid nuur}
2.yaraandhere(xassan dheere)
3. aadem mahad_alle(rer geedi guuraaye)
4.Ebiikar mahad_alle
5.ali mahad_alle
ok ali mahad_alle waa
!.jibriil ali {reer fiqi}
2.xuseen ali [reer barkhadle iyo reer muumin ali]

Intaas Waa Axadoowe Haddana Aanu Baranno Reertoole

(B) Reertoonle Wuxuu U dhashay
1.mohamed abtiudug(ajalaay) 2.waqantiile abtiudug.
waqantiile waa
1.khalaf xuseen(fiqi yaxye) 2.fiqicumar xuseen
fiqi cumar waa 1.xasan fiqi cumar(reer aw macalin)
2.yabarcade fiqi cumar 3.reer aw heeraar.yabarcade waa
1.caalin yabarcade(reer aw aamin) 2.mahad_alle yabarcade.mahad_alle waa
1.waaqow adeer mahad_alle(reer aw osman)
2.fiqi walaal adeer.ilma fiqi walal waa (abiikar,samafale,muxumudyare,cabdi,cumar,aw caalin,muxumudwayne,xaaji cabdale).wixii aan khaldo ama aan ka tago halaga raali ahaado.

2.yabarcade fiqicumar

By Xasan Xuseen Gallayr (mahadi ha ka gaarto)

8 Responses to Abtiriska Beesha Qubeys Iyo Inta Uu U,dhashay Aanu Baranno
fadlan soo saxa aftiriska saas uma qurno waana qalad

12 comments:

Anonymous said...

Qubeys waa laangab lagu so daray beesha cabdalle

Anonymous said...

Wax baro , intaad iska hadlin

Anonymous said...

Wacal, hadalkisa Cid ma rbto.

Anonymous said...

Madigan

Anonymous said...

Waxad tahey Lee shegtey langabow

Anonymous said...

soope

Anonymous said...

Intaan taqan Lee sheegtay maba wada taqaanid ee soo baro

Anonymous said...

Yaa ka midgaansan

Anonymous said...

Adigoo ah markaaa

Anonymous said...

Wayaagle sixid bu rabaa

Anonymous said...

Aaad iyo aad Wayaaagle waaa baani iyo ganduuble



Anonymous said...

Fiwi walaal sharaxa

Blog Archive